    mujaahid | Friday, February 23, 2001 - 02:05 pm digniin;;;;;;;;; walaalkayga reer somali galbeedoow dhiibo fikrad caafimaadqabta oo aadan cidna ku caayin waxaad ka qabto suaashan aflagaadaduna way reebantahy salaamu calaykum waxaan rabaa inaan afkaarihiina waxka ogaado |
    Koshin | Friday, February 23, 2001 - 04:08 pm MR. MuJaahid. Marka hore Jidwaaq iyo Ogaden waa laba dad oo walaalah ah meelna ka soo jeeda. Waa dad is dhaley islana dhashay deegankuna uu weheliyo, hanoqoto Somali ama dhulka uu cadowgu gacanta kuhayo Aniga oo su'aashaada u soo noqonayoo Labaduba waa gumeysi diid waana xoriya doon. Lakiin, walaal halgankasta wuxuu wataa halgankale oo ku siihoos jira taas oo micnaheedu tahay dadku durba islama helaan jidkii halganka loo mari lahaa. Waxaa jiri karta in ayku kala gesisan yihiin sidii loowajihii lahaa xoriya. Dad waxaa jira u dhashay jidwaaq oo raacsan fikrada Ogadeenka ay qabaan sidoo kale waxaa jira dad Ogadeen ah oo raacsan fikrada Jidwaaq. Sidaa owgeed adigu maxaad ku keentay su'aashaas? Fadlan soo koob jawaabtaada. |
    shuuro | Friday, February 23, 2001 - 04:59 pm anigoon cidna caayin , ma aaminsani in jidwaaqu majooritigiisa qabo fikrada ogadenia, balse uu qabo fikrada somali galbeed. run ahaantii waa loosoo jihaaday dhulkan oo rag badan oo somali ah daarood hawiye ciise gadabuursi ayaa ku dhintay dagaalkii 77 so anigoo ah jidwaaq dhulkan waa dhul somali. siday hada ogadeenku u wadaana oo onlf ugu xamaasadaysanyihiin wallaahi baan wax lagu haleeyo mooyiye wax lagu xorayn doonin. towfiiqdu waxay ku jirtaa unityga ummada soomaaliyeed ee dhulka dagta , ka bixi isaaq iyagu waa qaran dumise, laakiin ciise gadabuursi hawiye dir absame . warkii yoo kooban cidna anoon durayn this is my stand , and it's the truth |
    M/X | Friday, February 23, 2001 - 05:16 pm To: shuuro how do u know it is truth or not what chu talking about?? another thing i thought u said i am not gonna insult any1, but u did already, so that means u don't u what u saying. "Isaaq waa qaran dumis" aflagaadada kaxun maxeey tahay. malaha afsoomaliga aad qoreeyso mataqaanid macnihiisa. i m not isaaq but i m telling jo, u r contradicting urself bro/sis. get a life and make some sense peace chu!!!! |
    Daf iyo Miriq | Friday, February 23, 2001 - 09:18 pm Ogaadeen iyo jitwaaq waa laba walaal ah waa ilma Absame isku meel ayna wax u wadaan markaan ka eegno maajooritga inkasta oo lagu dhex jiro oo dad isku deyaan in ay iska horkeenan iyaga oo isticmaalaaya magaca Somaligalbeed,Ogaaeen waxba kama qabo in uu walaalihiisa Somaliyeed ee la degan dhulka in uu wax la qaybsado mana inkirsana in ay ladegan yihiin Dir siga Ciise Gudabiirsay,Hawiye sida Obo,iyo walaalahayga Absame,waxuu Ogaadeenku ka soo horjeedaa oo kaliya gumaysi kalkaal waloow uu ahaado Ogaadeen ama cid kalaba. Ma jiro nin xornimo free ah ku siinaayo,waxaanna filayaa in ay ONlf ay wado hagan hubaysan oo ay soo waday ilaa intay jirtay,qabiilkii ama guuruubkii la imaanaya Urur u dhima oo ka garab dagaalamana way u furan tahay Ogaadeenna ma hortaagna arintaas. |
    shuuro | Saturday, February 24, 2001 - 10:15 am hey , you m/x, as you are aware of , isaaqs are opting for independence, therefore working on breaking up the somali nation. iam , like any true somali against any individual, or tribe trying to divide the country.my question to you is though , why don't you focus on the topic and answer the question,instead directing your criticism on me.saying isaaq is qaran dumis is not an insult, it's a fact. why are you hiding if you are n't a wusse anyways . say who you are and what you are. cut out the slang, if you are a grown man,and get a life man. peace illiterate |
    A/LAAH | Monday, February 26, 2001 - 07:50 am TO:RAGA HADALADA ISWAYDAARSADAY, Saaxiibayaan, ABSAME waa hal qoys umana baahna in lakala qaad-qaado, aniga waxaa ilaquaman inlagu dadaalo sidii fikirka qaybsan ee ABSAME loomidayn lahaa, kadibna DHAMAAMN S/G.BEED. lagana daayo sheekooyinka noocan ookale ah NETka, ee lagubaadho meelo logutalo galay. illaahow tolkay fahansii dantooda. |
    digaale | Monday, February 26, 2001 - 09:47 am ALLAH YACISSAKUM WAXAASAA AQOON ISWAYDAARSI LAGAA DHAHAA FADLAN DOODU HA'AHAATO SIDAN OOKALE SOOMAALIDA DAGTA OGADEN/SOOMAALIGALBEED CIDAYDOONTABA HA'AHAATEE GUMEYSIGU DAN UMA'AHA KII DAGAALAMAYA HADAGAALAMO NIYADANA YAAN LAGA JABIN.QOfKII XOOGAA DIB ISUYARA DHIGAYA OO HADHOOW KUWAN DAGAALAMAYA MARKAY DAALAAN DOONAYA INUU BILAABO under any name is good too. yaana la'iscaayin dadku waa walaalo .ama ha'ahaado isaaq daarood hawiye iyo dirba ilaahayna hafahansiiyo inay halcadaw leeyihiin. wassalaamu caleykum//.... |
    araarsoman | Wednesday, March 14, 2001 - 01:02 pm waxaan hubaa in uusn jirin hal nin oo raba in la ina gumaysto ee waxaynu isku haynaa way loomari lahaa ee dhamaan absame waa xornimo doon |