    caydiid | Saturday, February 24, 2001 - 11:09 pm Guys i feel sorry for ogaden people. They are trying so hard to proof that they exist. That they have cities!!! But the question is whetre are those cities located? As i am from Western Somalia and non-ogaden, the only ogadeen place that could be called magaalo is dhagaxbuur. Qabridahare, goday, wardheer are degmooyin. jigjiga is magaalo but belongs not to ogaden so is harar and Dirdawe. feel sorry for the brothers. |
    Wayteen | Sunday, February 25, 2001 - 01:00 pm TO:CAYDID Dhagaxbuur magaalo ogaden ma aha wallow ay xoog ku leeyihiin.Magaalada markii hore Carab iyo reer konfureed talyaaniga la socday ayaa ceelka magaaleyey kadib waxaa la wareegtay sheekhash iyo abaskul.Marka waxaan ku sheegi haddii uu ogaden leeyahay xadaarad uu degaan ku magaaleeyo waxa laga arki lahaa Qabridahare ama Godey.Hadal wuxu ku dhan yahay Ogaden ma gaadhin heer magaalo wali waa iska NUS CAWAN(half wild). |
    Daf iyo Miriq | Sunday, February 25, 2001 - 10:08 pm To Wayteen Waxaad tahay qof xaqaa,iga aad uga fog,runtana fog ,mise waxaad tahay nin aan wadanka aqoon oo wax loo sheegay iska qaatay,mise waxaad tahay nin ay hayso Ogaadeen nacayb,saaxiib adiga oo kale Ogaadeen waxba ka qaadi maayo,Somaliduna waxay tiraahdaa Gafuur caro qofkiisuu dhibaa,waxaad tiri Dhagaxbuur waxaa leh sheekhaas,what are you talking about,waxaad u baahan tahay in aad soo baratid Ogadeia. Haddaad rabtid iska jiranoow waa in aad sheegtaa wax runta u eg |
    Anonymous | Monday, February 26, 2001 - 12:30 am TO:KA ISKU MAHGACAABAY, WAYTEEN&CAYDIID Saaxiibayaal anugu waxaan idiin arkaa dad sixun ufikiraya, ooqabyaalad iyo dadnecbaysi caloosha ufadhiyo, sidookale dad jaahiliin ah ayaad tihiin kuwaasoo aan kalasooci karin waxyaabaha kuhaboon inNETka lagaliyo & inkale, sidaana waxba kuyeelikarimaysaan cida aad necebtihiin. waxaan odhan lahaa[inkasta oyna haboonayn idinka ookale in la'idiin jawaabo] soomaalinimo ufikira, ilaawana QABIIL,waxaanse idiin malayn in aadtihiin kuwa QARANIMADA cuqdada kaqaba ee DANBIYADA UMADA KAGALAY. idinka oolakalena waakuwa JEEL MAJ NUUNKA lodiro. hadaad ubaahan tihiin rerbaadiye idinka ookale ah ooidila qastana, taga meelaha aad waxka sheegaysaan lana sheekaysta reermiyiga,soomaalidana fadlan cudurkiina kala dhexbaxa,ya'alaahu ayaaba laysagu ururina yaaye. |
    Anonymous | Monday, February 26, 2001 - 07:48 am to,caydiid war ninyahaw yaakugu yiri wardheer ogaadeebaaleh warninyahaw soobaro wadanka soomaaligalbeed mawaxaad maqashay wararka natka lagu sooqorayo. |
    caydiid | Monday, February 26, 2001 - 10:19 pm waxa u egtahay inaan dad badan ka xanaajiyay kolkaan iri wardheer iyo dhagaxbuur ogaadeenbaa leh.anigu gobolka shanaad aamaba soomaali galbeed ayaan u dhashay. inkastonnan ku dhalan dhagaxbuur iyo wardheer toona waan la socdaa in ogaadeenka labada degmaba lala degan yahay hadana in ay iyagu u badan yihiin ayaan war ku hayaa. saaxiibayshayda ogaadeen ee ii soo jawaabay ee midkood igu tilmaamay inaan jawaab u qalmin way qaldan yihiin.anigu dood caafimaad lahaan furay. bal dood walboo soomaali galbeed ku qoran aqriso. qof walboo ogaadeen ahi wuxuu xoog saarayaa dhowr arimood oo raqiis ah oon u qalnminba in waqti lagu qasaariyo. 1- in ay hirgaliyaan magaca gaadeeniya oon ahayn magac wadan balse ah magac qabiil. 2- in ay mar walbooy carabka ku dhuftaan tuulo ama degmo ogaadeen degan yahay ay ku sheegaan magaalo. taasi waa marin habaabin la marin habaabinayo ninkii aan aqoon dhulka ogaadeenku degan yahay ee itoobiya ku yaala. dhanaan ayaa miod ku yeeshay magaalo. anigu shaqsi ahaan goday iyo qabridahare waxaan ahayn degmooyin uma arko. magaalo waxaa ah jigjiga,diridawe,harar,xamar,hargaysa iyo waxa soo raaca. magaalo waxaa jira astaamo ay magaalo ku noqoto, laakiin tuulo weli geelu dhex yaaco yaan magaalo lagu sheegin. tan kale nin waliba wixii aqoon, maal, dhaqan ee ilaahay siiyay ayuu leeyahay ee nin waliba wuxuu u baahan yahay inuu naftiisa jeclaado oo uusan cuqdad iska qabin.anigu waxaan qabaa waa hadii ogaadeenka ay matalayaan dadka ogaadeenka ah ee netka soo gala inuu ogaadeenku aad u dib dhyacsan yahay oo uu soomaalida kale sida isaaqa, ciisaha, majeerteenka, jidwaaqa, hartiga kale iyo badi hawiyahaba uu siyaabo badan uga danbeeyo sida dhaqaalaha, siyaasada, aqooonta iyo qaybo fara badan oo nolosha kamid ah. tan maaha mid shacabka ogaadeenku ay qaladkooda tahay oo waxaa keentay iyagoo gumaysi ku hoos jiray mudo badan. balse suaashu waxay tahay maxay u diidan yihiin waxay yihiin. ninka reer aanu ka dhalan sheegtaa soomaalidu waxay yidhaahdaan aji maaha, ka waran qofka waxaanu lahayn sheegta? shacabka ogaadeenku wuxuu u baahan yahay is badalo waawayn oo dhinacyo badan ah. waana idina dhalinyaradiina kuwo la sugayo. waligiina waxba tari maysaan dadkiina haadaad qiyaaligaa ku dhex jirtaan. 2waxaan aad ugu qoslay jumlada<magaalada dhanaan> magaalo jacayl inuu ogaadeen dhib badan u gaystay weli miyaysan ogaan? 77kii kolkay qaxeen ee siyaad bare daba carareen waxay u qaxeen wuxuu ahaa uun magaalo jacayl. 24 sano kadib halkii kamaysan dhaqaaqin.runtii waxa ilaahy igu ogayahy inaana necbayn. laakiin waxaan ahay critic.doodaydana inaanay bias ahayn nin walboo wax garanayaai wuu arki karaa. salaamu calaykum |
    Anonymous | Tuesday, February 27, 2001 - 12:56 pm CAYDI AMABA QAYLKA. NIN YAHOW WAXA ANIGA IGA YAABIYAY DACIIFNIMADAADA IYO SIDAAD DOON U TAHAY. MA INTA ILAAHAY BADIYAY WAX LAGA HADLO AYAAD REER HEBEL BAA MEEL HEBLA MAGAALO UGU YEEDHAYA DOONAYSAA INAAD DAD DOOD UGA DHIGTO. WAAR HEEDHE INTAANAN HADALKA BADININ AAN WAX YAR KU WAYDIIYO. DHIBAATADA AY KUGU HAYSO HADDAY DADKAASI MEEL HAWD AH UGU YEEDHAAN MAGAALO MAXAY TAHAY?. MIDDA KALE MA OGTAHAY IN CADDADKA TIRO EE KU NOOL WADDAN IYO INTA QOF EE HAL MEEL KU WADA NOOL AY SABABTO IN MEEL LAGU MAGACAABO MAGAALO?. MA OGTAHAY IN WADAMADA QAARKOOD HADDAY TIRADA DAD EE HAL MEEL ISUGU YIMAADA GAADHAAN 2500 AY MEESHAASI MAGAALO LAGU TILMAAMO. MEELANA HADDAYBA TIRADU KA YAR TAHAY 25000 AYSANBA TUULO SOO GALAYNIN?. WAXAAD TIDHI OGAADEEN WUU KA DAMBEEYAA QABIILOOYINKA SOMALIYED EE KALE . AQOONTA : OGADEN WAXA LAGA HELI 2000 UNIVERSITY GRADUATE SANNADKIIBA ,WAXAAD II SHEEGTAA QABIILKA SOMALIYEED EE INTAAS OO KALE LAGA HELI?. TA KALE HALKAAS AYAAN KA GARTAY QABIILKAAD TAHAY WAXAANAD TAHAY JIDWAAQ. MAGAALADA JIDWAAQDU ISA SIISO EE JIGJIGA ILAAH BAA IGA SARREEYA E 65% OGADEN AYAA DEGA UGUNA HANTI BADAN WAXAANA SOO RAACA QABIILOOYINKA KALE EE ISAAQA,GURGURE, IWM. TUULADA QABRIBAYAXNA ISAAAQ AYAABA GOOR HORE QAATAY. MARKA HADDUU OGADEN NACAYB KAA KEENAY WAXAAS ILAAH HA KUU NAXARIISTO. MAANTANA SOMALI QOLADA UGU LIIDATA INAY JIDWAAQ YIHIIN DOODI KAMA TAAGNA. WAAGII HORE IASAGOO GUMAYSI KU CIILAY AYAA HAMBADAADIINA DAD KALE SIDA ISAAQAA KU KALAX TAGEEN. "OGADEN 1977KII MAGAALO JACAYL AYUU U SOO QAXAY" MA ILAAH AYAAN KUGU DHAARSHAY ARAGTIDAADA IYO CAQLIGAAGU MA INTAAS AYAA. SOMALIDAAN U DAYN INAY KUU SHRRAXAAN ARRINTAAS. OGADEEN WALIGII JIDWAAQ WUU KA MIISAAN WAYNAA DOONAANA. SALAAMA |
    OG_CHICK | Tuesday, February 27, 2001 - 06:16 pm YO CAYDIID IF YOU AINT GOT NO POSSATIVE SHYT TO SAY THEN NIGGA, YOUR ASS DOESN'T BELONG IN THIS FORUM SO BE GONE HATER... PEACE TO ALL MY OGADEN PEOPLE. WE REALY ARE THE TRUE "GEESI" ! PEACE AND LOVE. AND I WILL DIE FOR MY OGADEN PPL. WORD... |
    GACANJALAB | Friday, March 02, 2001 - 02:20 pm TO NINKA ISKU MAGACAABAY ANONYMOUS WAXAAD TAHAY NIN AAD U GAFSAN OO UU INDHA TIRAY QABIIL JIDWAAQNA WAAD U GAFTAY JIDWAAQ WAA QARAN OGADEN BAA JAAMACADA GALAYNA WAA WAXAAN JIRIN TA KALE JIJIGA WAA MAGAALO SIDA MAGAALA LAGU YAQAANA CIDWALBA WAA INLAGA HELLO SIDA XAMAR IYO HARGAYSA LAAKIIN WAXAA MAGAALADA JIJIGA MAAMULA MAAJOORATINA AH WAA JIDWAAQ QABRIBAYAXNA TUULLO MA AHA EE DAGMADA LABAAD EE S/GALBEED UGU DADKA BADAN HADABA HADAAD JECASHAHAY IN LA QAATO MA DHACAYCO MANA JIRO NIN ISAAQA OO KU DOODI KARA JIJIGA AMA Q/BAYAX ANAGA AYAA LEH EE HADAAD SAAD ADIGU SHEEGATAY TAHAY AQOONYAHAN MIISAAN LEH KA QAADO M/TEEN KISMAAYO AMA WARDHEER AMA AWAARE ISAAQ AMA BAARDHEERE MAREEXAAN ADUUNKA OO DHAN WAXAA LA ISKU HAYSTAA WAXAA OO HADA RAXANWAYN BAA KISMAAYO RABTA INAY MAREEXAAN KA ERYATO EE KUMEE MEE MIISAANKAAGU MAAD TAGTID DHABAROOBLE QALAAFO SAW REER BAARE MAQAADAN WARYAA DHUUMO YAAN SHAATIGAAGA LAGUGU QABSANINEOO DAD KAAS DAGAAL WAXKU KEENI NABADNA YAQAANA AFKA HA LAGAADHIN UMA MALAYNAYN INUU NIN OGAADEEN AHI SAA UFAANI KARO MAANTA LAAKIIN WALAAHI CAQLI LA AAN BAA KU HAYSA EE GAAGAABSO OO AAMUS YAAN GAADH LAGAA QABANE TA KALE WAXAAN KU DHAAREN INUUNA OGADEN JIJIGA XATAA 5% KA AHAYN IAM FEEL SORRY FOR YOU ISKANA IMAW JIJIGA ILAYN MEEL MA HAYSATID EH |
    burjabis | Sunday, March 04, 2001 - 01:16 pm to absame walaalayaal waxaa wax laganaxo ah in maanta absame dhax diisa laga shaqestey oo waliba aad silafo taabasho leh aad is ceyden wana cebbaan filayaa war ogaadeen iyo jidwaaq maxeykala yihiin miyeysan ahey laba wiil oo walaalo ah yaan leydinku wiirsanin e cebtiina kala baxa meesha labadiinba ma mtali kartaan qabiilooyinkan hal cadow ayeeynu leenahey qalaafe hadey cidkale heysato labadiinaba wey idinkamaqantahey balse waa been oo absame ayaa heysta walaalyaalceyda hala daayo fadlanoo kaadla wax da inoo wada ah salaan |
    awaare | Wednesday, March 21, 2001 - 03:31 am TO caydiid waar wax aan ku waydiiay miyaad waalan tahay mise waad soo wadtaa maxaa ku gaadh siiyay qoomiyad dhan hore ayaa loo yidhi ogaadeen wax jecel ilaahay markaa waan ku garanayaa wax aad tahay kuwa ay gumaysataan isasoo cadee sxb |
    Saxnuun | Sunday, April 15, 2001 - 07:31 am To:Weyteen Hooyadaadii cuqdadu dishay was weyteen gaalaadkiiyoow. Waad kibirtaye hadaan Ree Ugaasnuur lagugu dirin sidaadoo kalaan Laangaab cuqdadi dishay ahay. Bal meeshaad ucarari doontaan idinkaa yaqaana markii Ugaasnuur idin caydhiyo. |
    Saxnuun | Sunday, April 15, 2001 - 07:46 am To:caydiid Hooyadaadii laangaabka ahayd ee cuqdadu dishay was Jidwaaq awalhoraba anagaa somalida kusoo darnaye haday Oromo kudhamayn weydo ama aad iidoor sheegad unoqon weydo sidaadoo kalaan meel la,aan ahay Jig-jigana Ogaadeen ayaa iskaleh Qabri-bayaxna Iidoor ayaa kasoo baxay doorashadii. Xayawaan cuqdadi dishay. Ogaadeen ayaad kusheegtay inuu qabiilada ka danbeeyo hadaad run kahadlayso eeg waxyaabanah aan soo qorayo. 1-Geesinimo:Somali ninkii ugu geesisanaa wuxuu kadhashay Ogaden(Sayyid Mohamed Abdille Hasan)somali oo aan aduunkana lasocon ayuu aduunka kusoo daray. 2-xiligan lajoogo somaliya ninka ugu aftahansan waa ogaden(Dhoodaan) 3-xaga fanka iyo suugaanta ninka ugu haysta waa ogadeen(Sangub) 4-Qoraaga ugu caansan Aduunka waa Ogadeen(Nuuradiin Faarax) 5-maanso ningii ugu horeeyay ee alifa waa Ogaadeen(Raage-Ugaas) 6-Ninkii somali ugu horeeyay ee PHD diyaariyana waa ogaadeen(Husein AbdiQadir) 7-Ninka maanta somalida ugu cilmiga badan ama ugu darajada sareeyana waa Ogaden(Prof.Gandi)waana ninka ka danbeeyay qalqaalada shirkii Djabouti markii somalidii kale caqligaa keeni weyday. 8-Bayloodkii ugu horeeyay ee rag iyo dumarba waxay ahaayeen Ogaadeen Ninku wuxuu ahaa(Abdi hassan Diiriye)waxayna ahayd xiligii gumaysiga ,gabadhuna waa Asli cabaade waadna kadaawatay shirkii carta. 9-Somaliya nin wax kanoqda oo aan kudhalanin Ogadenia ama Nfd ama aysan dhalin gabadh Ogaden ah majiro. 10-Dowladaha dariska ahna qof jago fiican kahaya oon ogaden ahayna majiro sida Kenya,itoobiya. 11-hadaad wadanka Ogadenia itaal kuleedahay car hal bil halaguu dhiibo madaxweynenimada ismaamulka gobolkaas,xaaraan bay katahay nin aan ogaden ahayn,cuqdadi kudishay. |