Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): SOOMAALI GALBEED MAXAY U XOROOBI-WADAY OO ERITREA U XOROWDAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDI BALAL

Sunday, February 25, 2001 - 12:52 pm
TAARIIKHDU WAXAY XAQIIJINAYSAA IN HALGANKA SOOMALI
GALBEED KA HOREEYEY HALGANKA ERITREA BALSE NASSIB DARO MAANTA ERITREA TAHAY DAL XOR AH SOOMALII-GALBEEDNA AY KU HOOS JIRTO CIDIDA GUMAYSIGA ABYSSINIA(ISBAHAYSIGA AMXAARDA IYO tIGREEGA).
SABABAHA KEENAY IN MAANTA AAN GUMAYSIGA ITOOBIYA KU SILICNO ERITRENA KA XOROWDO WAXAY YIHIIN:
1.DADKA SOOMALI GALBEED WALIGOOD ISKUMA TASHAN IN MASUULIYDA
XORAYNA DALKOODU IYAGA SAARANTAHAY EE MAR WALBA WAXAY ISKU HALAYNAYEEN IN SOOMAALIYA U XORAYSAO DALKOODA LAKIIN ERITRIYIINTU IYAGA AYAA ISASAARAY MASUULIYADA KOBAAD EE XORAYNTA DALKOODA CIDKALAN KUMA HALYAN IN AY U XORAYSO,
2.INDHEERGARATADII SOOMALI GALBEED WAXAY DHAMAANTOOD KU BIIREEN MAAMUL DOWLADEEDKII SOOMAALIYA TAASOO KEENTAY IN AY ILOOBAAN DALKOODII.INDHEERGARATADA ERITREA WAXAY XOOGA SAREEN IN AY HAD IYO JEER JINSIYAD KASTOO AY QATAAN IN AY DALKOODA HOO IYO HIILABA LA GARAB-TAAGNADAAN,
3. SHACBIGA SOOMALI GALBEED WAXAA KHALDAY DASTUURKII SOOMAALIYEED EE LA SAMEEYEY 1961 II QEEXAYEY IN NIN KASTOO DHALSHO DHIIG SOOMAALIYEED LIHI UU MUWAADIN SOOMAALIYA KA YAHAY. TAASI WAXAY DHALISAY IN SOOMALIGALBEED AY ILOOBAAN SOOMLI GALBOODNIMADOODI TAASOO AY GARTEEN 1991 MARKUU QARANKUU SOOMAALIYEED BURBURAY IN MARNABA AYSAN KU SUULAYN SOOMALI GALBEEDNIMADOODU,
4.ARRINTA KALE IYADA CARQALAD KU AH XORNIMADA SOOMALI GALBEED WAA MAGACA OGAADEENIYA II XAILE SELAASE
U BIXIYEY SOOMAALI GALBEED SI UU ULA DAGAALAMO SOOMALINIMADA GAYIGA SOOMALGALBEED. WAXAA TAAS KA SII XUN NIMAN U DHASHAY SOOMALI GALBEED OO RABA IN AY U BIXIYAAN CARIGA SOMALI GALBEED WAXA DHAHO OGADE AMA OGAADENIA EE KU SALAYSAN QABIILKA.
SABABAHA SOOMALI GALBEED WALI UGU JIRTO GUMAYSIGA ITOOBIYA WAY BADAB YIHIIN QAYBTA KALE DOORKA DANBAY AYAANFALANQAYNDOONA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 07:52 am
war maxay xorawdaa niban baa wadanka qaribaya xornimana wali aanfahamin oolawareegaya magac qoys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NOGOBEEDI

Monday, February 26, 2001 - 08:39 am
WAXAANAY SOOMAALI GALBEED U'XOROOBEYN MAGACA QOYSKA IN LAGU DHEGENAADANA KEENAY DADKII KALE AYAA LAGALA'YAHAY WAX IS XILQAAMA OO HABA YARAATEE ISKU DAYA INAY DAGAALAMAAN MARKA NIMANKIINAN RA'YIGAN KEENAYOOW MAAD DADKIINA ISKA KAYDSATAAN YAANAY AXMAARADU WAXBA IDINKA LAYNINE ANAGA AAD NAGA WARSUGTAAN INTA'AAN KABAABA'AYNO KADIBNA IDIKU WADANKA KUXOREYSAAN MAGACA AAD DOONTAAN MURANKA IYO KHAAKHUULKANA NAGA DAYSAAN FARXADIINANA ISKASII WADATAAN ILEEN MARKAAD MAQASHAAN DHAWR OGAADEEN AH AYAA AXMAARADU DISHAYBA WAAD FARAXDAANE HADAL IYO DHAANTIIS MARKII AAD DADKA WAX TUSAALAYNAYSID WAXAA FIICAN INAAD CAQLI IYO XIKMAD KUDARTID HABAYARAATEE .
WAKHTIGAN WAXAAN HABA YARAATEE XIKMAD KUU SAMEYNAYN ADIGOO MEEL ISKA FADHIYA DADKAAGUUNA FADHIGA KUGU RAACSANYIHIIN INAAD QOF ORDAYA OODAGAAL KU JIRA AAD DHALEE CAYSID BALHORTA FADHIGA KAKAC RAGANIMO ISKA BAADH DADKAAGA WAX U'SHEEG AAN DAGAALANO KUDHEH MARKAAS KADIB OGAADEENKA WAX'USHEEG OO KUDHEH WAR AMA'AAN HALGANKA IDINKAGA BAXNO AMA MAGACAN AAN QAATIGA KATAAGANAHAY NAGADAAYA MARKAAS OGAADEEN WUU KUQASBANYAHAY IN SI'UU GARAB IDIINKA HELO MAGACAN DHIBAATADA IDINKU HAYA UU WAX KALE KUBEDELO.
LAAKIIN HORAA LOO'OGAADOO MAGACA OGAADENIA MA'AHA WAXA DADKA DHIBKA KU'HAYA EE WAA DHIMASHADA OOYDAAN RABIN MARKA HALDIIDAN GEED AY KUXOQATO MAWEYDEE MAGACAAS IYO WAXBAA NAFTA NOOKEENAYDAASAAD KUHAYNAYSAANOOD MARBA MEELAHA KUSOO QORAYSAAN SI'AY UGU BEER LAXAWSADAAN .
DADKA WADANKA INAY KUXOREEYAAN DOONAYA FADHI KUDIRIRNIMO IYO MAGACBAA NADHIBAY IYOWAX'AAN SOCONAYN ..UGUDAMBEYN WADAN BALAAYO OO'IDIL U'HESHIIISAY FADHI IN LAGUXOREEYAA WAA WAX'AAN SOCONAYAYN EE INTA HADALKA BADAN ISKA DAYSAAN DAGAALAMA IDINKOO SOOMAALI GALBEED AH OO NAFTA HURA KOLEY WAALA DHIMANE ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Tuesday, February 27, 2001 - 01:48 pm
Jag heter Maxamed Jag är bäst i skolan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 04:45 pm
simple: Eritreans are better fighters and better organizers than somali-galbeds.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedNur abdi Hared

Wednesday, February 28, 2001 - 01:13 am
waa suaal aad iyo aad muhiim uah...in laiswaydiiyo[111]sanadood oo halgana kadib maxaa sikah halgankeena..
jawaabta suaashaas iyo siday aniga ilatahayna waasidan:
-waa dhab in waxsi inagayihiin ,anigase waxayilatahay ..inuusan cadeyn ujeedad iyocida dani ugujirto dagaalkani..tusaale..dadka deegaankaasi iyoagaa keenay oo kacodsaday inay amxaaro timaado dalkaasi..waxaa jiray in laxoreeyay dalkaasi 1977 oo hadan laga soobaxay...waxaa jirta in dawlada soomalia aysan marna ogolaanin inay dadkaasi iyagu danahooda katashadaan oo iyagu ismataan...waxaakaloo jirta inay somalibadan aaminsanyihiin inaan itoobia kagardarahay
dhamaan arimahaasi waxay tusayaan..inaynaan heshiiskuahayn xoroowga s/galbeed..tusaale:dawladaii soomaalia ee dagaalka kuqaaday itoobia qadiyadaa daraadeed[1977]ayaa[1986]ogolaatay inaykhaldanayd ooyna shaqo kulahayn dalkaasi mustaqalka.ilaamantana taasi waadood taagan oo qofwalba ucad.
murankaas iyo hanbalaaqaas siyaasadeed ee hogaankasiyaasadeed ee soomaalida wuxuu keenay arimahan.
-in laysku khaldo lamahuraanka qarinimo iyo danaha gaarahaaneed..lagunasleeyo arima qotada dheed,sida wadaninimada,dhulka,midnimada,iyo laablakaca iyo carada hel uu ucarooday hebel..
- dadkii soomaaliyeed oo uqaybsamay kooxo iskasoohorjeeda kooxahaasoo kusalaysan qabiil ama deegaan iyodanogaara ..arimahaasii way keeneen ...inuumuran galiyo arimo badan oo murankujirin waagiihore...sida inay itoobia cadawtahay iyo inkale..in midnimada iyo walaaltinimada shacabka soomaalia loobaahanyaha iyo inkale...indhulkaas leeyahay qabiil qabaailka soomaaliya kamida iyo inlawadaleeyayh..
sidaas darteed waxaan fili inaan su aasha kadhigno...warmarabtaa soomaalidu inay xorowdo s/gabeed..maxaase micnah ooy samayn xornimadu hadii timirtii horaba dabloowaayay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/G.BEEDMAN

Saturday, March 03, 2001 - 09:40 am
TO:axmednur.
Saaxiib marka aanka doodayno arin muhiim ah sda QARAN, DUL &wixii lamid ah waxaa loobaahanyahay in aan iska hufno aragtidagaaban ama waxyaabaha aan la hubin,
una fiirsano waxa aan sheegayno:
hadaba adiga oo u eg in aad tahay NIN mutacalim ah ayaaa waxaa kaamuuqda inaadan taariikhda aad ka'hadlayso lasoconin ama aad iska indha tirayso, tusaale:
Marka aad leedahay dadka udhashay GOBLKA S/G.BEED iyaga ayaa codsaday in ay xabashiyi utimaado, ma'taariikhda ayaadan lasoconin mise waad isdiid siinaysaa?'''''''''''
Saaxiib waxaa la ogyahay in dadka gobolkan udhashay ay DHAMAAN SOOMAALI BAREEN WAXA LAYIDHAAHDO XORIYAD.
waxaan jeclaan lahaa hadaba meesha aad kakeentay waxa aad sheegayso in aad sookoobto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daf iyo Miriq

Saturday, March 03, 2001 - 10:04 am
TO; ninka magaciisa qariyay ee yiri magac qoys ayay la xoroobi wayday Ogadenia.

horta waxaad aad uga fog tahay xaqiiqada waxaana ku haysa cudur qabiil iyo caadifad,waxaadna ku warwareegaysaa wax aad u sahlan oo laga gudbi karo adigase buur kugu noqday waa Ogadenia,saaxiib haddaad wax qabanaysid la imoow magaca aad rabtid X Libaration front kana soo qayb gal halganka markii aan xoroowna ha inoo ahaato,haddii aad hadal wadidna iska hadal,jiradaaduna ha kugu jirto. dadka Ogaadeenya waxay go,aan ku gaareen in ay dalkooda ka xoreeyaan gumeysiga intay rabto hu qaadato haddii alle idmo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/G.BEEDMAN

Sunday, March 04, 2001 - 07:30 am
TO:DHAMAAN, anugu waxaan odhanlahaa aan iskaaro caadifada aan qiimaha lahayn.
kana doodno waxyaabo cilmi kusalaysan iyo siyaasada caalamka, eekuwajahan gobolkeena.
oohalaga tooso hurdada, umadnimona haloodhaqaaqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/G.BEEDMAN

Sunday, March 04, 2001 - 08:34 am
TO:DHAMAAN, walaalayaal page kan ookale waxaa kufiican in ay isku arkaan dad mutacalimiin ah
sidaa awgeed waxaan odhan laha dadka halganka kusoojiray waxhakusooqoraan hana kadhaadhiciyaadhalinyarta sababaha ayuxoroobila'dahay S/gl.beed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARDER

Sunday, March 04, 2001 - 09:44 am
TO:DHAMAAN
Maxay xorowda inta aan halganba la bilabin ayey magac ku kala tagtay.Arrimuhu waxay ku fiican yihiin in asaaska laga soo bilaabo sida dadka oo marka hore maskaxiyan la xoreeyo.,gaar ahaan ogadeenka oo wali aad moodo in uu ka soo gudbi waayey qarnigii 13aad.Runta marka aynu ka hadlayno ogaden hal ujeedo ayaa iska muhiim u ah si kasta oo suragal ka dhigi kartana waa wax la hubo in uusamayn,taas oo ah in dhulka loogu yeedho ogadeniya.Taariikhda ayey ku qoran tahay Xayla selase heshiiski ay la galeen iyo hankoodu halku gadhsiisna marka loo eego somalida kale .Mida kale ONLF iyo Tigrega waa la ogyahay waxa ay isku qabteen.Marka Ogaden ceebtooda ma qufqufi karo oo waa tol,laakiin waxaan Ilaahay ugu mahad naqaa marki aanu cad ii galin ogaden.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANONYMOUS

Monday, March 05, 2001 - 08:08 am
TO:Jaahil Wardheere
Saaxiib, kolay waxaad umuuqataa Qof jaahil ah oo ogaadeen kiihore eedadka laynjiray ay AWGII DILEEN wayna jirtaa mana inkirsanin in aanu barigii hore ee soomaalidu Qabiilka isulayn jirtay aanu dadbadan cuni jiray.
Tankale taariikhda garanmayside hakubeen abuuranin'''''''''
hadaad wax akhrido waxaad la'sotaa inay OGAADEENKU soomaali bareen Waxa'layidhaahdo xornimada iyo umadnimada oo waliba aykuladagaalameen warxorooba [DALKABA IDINKAA LEHE DAWLAD MAWNOQOTAAN].
Isticmaarka nahaysta anga[ogaaden]&walaalahayaga S/G.BEEDna waakiihaystan JARMANY & kanhaysta jabaanka ama CIRAAQ.
hadaba ha'umalaynin in aad adugu fahmikarto
meesha rag waawayn ayaa isku haha e kaleeco BADAWYOHAW yaan taariikhdu kuqorine.
Xashi meeshiiloogu wareejiyay wadankaS/G.BEED ingiriiska &ilaahay unbaa isla ogaa saaxiib OGAADEN waad ogtahy in ayna isticmaar dooranin, waahadaad nin wax akhriya oo aduunka lasoda tahay, marka cdaawada yaa hadlinaysaa ceelkeedu hakudilo. S/GBEEDNA WAYXOROOBI waawaxlahubo weeye adiga ookalena waxaadkamidtahay kowaan kareebi karila'ayn istimaarka een ladagaalami jiray,
waanan hubaa.
NETKA hasoogalin mardanbe ayaa kuodhanlahaa
hadaad wax iskufalayso.
OGAADEEN sababta loodhibayo magaranaysid RAG ayay ishayaan {REER YURUB}aritoodu waamu'min waaladhibaa.
HADII NABI DADBE LASOODIRI LAHAANA ABSAME AYAALAGASOODIRI LAHAA.
nabadeey.[wardheere]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 06, 2001 - 09:11 am
TO:... SORRY,IUSED SOME NAME...ERRNEOUSLY,
ISAY THANKS TOANYPERSON OR CLAN...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 02:47 am
waryaadhaheen wax ma idiin sheegaa hadaad rabtaan wax dhulkiina idiin xoreeya, maad snm u tagtaan ood lacan siisaan? iyagaa yaqaan sida wax loo karbaasho, sanad gudihii ayay dhulkiina idiin soo celin lahaayen. think about it!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 11:03 am
soomaali galbeeday ogaadeen qabiilka ah inta uu dago xabad baa ka socotee maxaa helay inta wadaniyiinta soomaali galbeedda kale degto. ayaga lama gumaysto miyaa. mase xorriyadba ma rabaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colonell

Saturday, March 10, 2001 - 05:04 am
Colonel

W/calaykum walaalaha, aad buu mowduucani ii soo jiitey wuxuna muteystey inaan wax ka irado. Hadaan u soo noqdo arinra ah Ereteria waa xorowdey!!! ma'aaminsani anigu taas ee meel taana waxa daliil u ah dadkii qaxootiga ahaa ee u dhashey ayaa suudan tuban oon ku noqon karin!! waxana u diidan kooyar oo masiixa ah ooy Gaaladu taageerto illaa hadana dagaalku wuu socda Xorowgeeduna kow iyo laba ma joogo.

Midda kale somaligalbeed waa Dad muslima 100%insha allaah ilaahay mahadii waxay rabaana Dowlad Kitaabka iyo sunada isku hogaamisa marka caowga allena raali kama aha taas oo Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheegi mayo waqtiga oo igu yar awgii waxan ku soo koobayaa meel dhow yaan laga fekerin Amxaaro iyo Tigree oo keliya inalama dagaalamayaane Gaalo oo dhan baa inala dagaalameysa Taariikhdana ka faaiideysta shaley bey ahayd markaan amxaaro ka adkaaney oo Rashia u soo Gurmatey mar dhow bey ahayd markii mareykanku Diyaaradaha iyo ciidamada ku taageerayey Tigreega...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 03:35 am
TO: NINKAN UDANBEEYA
Saaxiib waxaadtahay nin waxfahansan indheergaradna ah runta marka loo hadlo xaalku waasaas uuninkaasi sheegay,
waxaana kuucadaynaya hadaad sidhab ah uakhrido taariikhda gobolka.
waxaana la'ogyahay in S/GALBEED ayyihiin kuwii geeska afrika oodhan baraarujiyay, waxnakadhigay, barauyna waxa ayxoriyadi tahay.
sidookale iyaga ayaa xornimada ulahaa SOOMAALIWAYN midnincaqlileh ka'qarsoona ma'aha nacasna yeelkiisa.
waxa isticmaar fara la'inoogu galiyayna waadiinjacaylka iyo islaanomada laynagu arkay, sidookale iyo dagaalkii naxariisdarada ahaa ee aynukuqaadnay istimaarkii reer yurub.
waxaan odhanlaha waxha'la fahmo hana la'iska dhaafo isjiijiidasha iyo qabiil u ololaynta inagaga timid gamhuuridadii SOOMAALIYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xog-ogaal

Saturday, March 17, 2001 - 03:29 pm
Marka hore dhamaan waad salaamantihiin, run ahaantii waxay u muuqataa arint halkan looga hadlayo in badi aysan si fiican u fahmin ama ay ka tahay iska dheh!,..sida dhalinyarada qaar ay afka ku dhufteen waxaa marka hore muhiim ah in dadka deegaanka ku wada nool ay is fahmaan ka dibna ay ajande qura wada gaaraan,...

Markaa waxay u muuqataa in aan taa weli loo bislaan, maxaa yeelay dad ku heshiin la'a magac ma waxay ku heshiin karaan qaranimo! hadaba hal qabiil oo ka mid ah qabiilada kale ee geyiga ku nool haddii uu soomaali wayntii kale wax la qaybsan kari waayay ha ka tashadaan oo iyagu heshiis ha gaaraan, maxaa yeelay Ogaadeen waa qabiil qura oo hadana ku nool meesha ugu gaajada badan wax looga baahan yahay ayaana iska yar,...

Hadaba soomaali-galbeedeey tashada markaad dawlad noqotaana ogaadeenka jaahilnimada ka baxsha oo iskuulaad ha loo furo sida ay ula qabsanaa qarniga 21aad! waxaan filaayaa in ay weli ku jiraan 1700! hana loo dulqaado jaahilnimadu way dhib badan tahay! marka la ilbaxshana iyagaa iska hilmaami doona magacan ku daxalaystay maskaxdooda aadka u yar!!!!

Nabadeey dhamaan!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Monday, April 02, 2001 - 10:45 pm
colenel

To anon sxb aad baad u mahadsantey Allow adoo kale dadkayaga nooga dhig. waa sidaa sxb marka dadkeenu wax inala fahmaan wey iska fududaaneysaa,lakin su'aasha loo baahanyahay waxay tahay see dadkeena dibada iyo Gudaha ku nool wax u fahansiinna waayo Cadowgu wuu badanyey kan gudaheena iyo kan shisheba.

To Xog sxb waa runta in is afgaranwaa jiro,lakin miyey xal noqoneysaa in walaalaheen aynu u baahanay aflagaadeyno?!maya aniga sidey ila tahay maxa ina kala ceyrinaya iyagoo Gaalo oo dhan inoo mideysantey dhiigeenana lagu heshiiyey magac dhib ma leh sxb waxana dadka ku mashquulinaya dadka cadowgu soo dirsadey oo inagu dhexjira marka walaalayaal waxaynu u baahanay waa wada tashi iyo talo gorfeyn ee maaha is qabsi ma xaalad leys qabsadeynu joogna!

Cadowgan inala dagaalamaya keligii maha ee Tol buu leeyahay talo iyo maalba siiya oo aduunka uu kala xiriiro(raashinkey cunaan in isagoo qasacadeysan laga keeno u.s.a)marka istiraatiijiyadeena aan ballaarino oo caalamka la qabsanno dadkeenana waaqica aan ka dhaadhicino oon dadaal sameyno Qabyaaladna aan meel iska dhigno hadeynu rabno inaan guuleysanno waayo inteynu qabyaalad ku mashquulsannahay Liibaanimeyno ogaada taariikhda dib u raaca qolo walba oo isticmaar ladagaalameysey markey midowdey lib heleen marka taa waxa ugu horeeya oo aynu meel iska dhigno ha ahaato. Wabillaahi towfiiq.