    DHOORE | Monday, February 26, 2001 - 08:42 pm SALAAN DHAMAANTIIN>>><<<< MARLABAAD KU SOO DHOWAADA AYAAN IDIN LEEYAHAY REER SHILLAABOOY XARUNTIINII IDINKA OO WATO UDBIHIINII IYO DHUBIHIINA YAANA LAYS MARTIYEEN EE WAA GURIGIINA SOO DHAAFA FREE AYAADNA U TIHIIN EE FIKRADIINA HALA ARKO??? |
    reer shilaabo | Tuesday, February 27, 2001 - 12:23 am waa shilaabo waa shanxadhigloo ninwalbaba shubay! |
    qamuuda | Thursday, March 01, 2001 - 04:39 am dhoorka salaan waa maxay ujeedada aad halkan u furtay diirka kacadee laguma garane ma isbarashaa makawada hadalka wax kaqabadka wadankaa ma gabdhahaad ku gaadi!!!!!!? siin iyo saaad waa lakala saaraa |
    MISS-SHILABO | Thursday, March 01, 2001 - 08:14 am Salaam Dhamaan, Dhoore ina adeer maxaa akhbaar nooga keeni wayday wadankii? runtii waxaa loo bahan yahay warbixin haba yaratee, marka lo'da aa raacaysid intaa iska dayso warbixin ha lagaa helo. qamuuda wlc walaal ogowna reer-shilaboodka maba isgayaan, marka meeshaan ma jiraan wax (((((HOOS ISUGU DHIGOO---AH))) Mac-salaama.........ooopppsss i mean NABADEE |
    1283 | Thursday, March 01, 2001 - 11:27 am Miss Shilabo adigu mac mac maad joojisid.. bye all( oops! i mean mac mac) |
    QAMUUDA | Tuesday, March 06, 2001 - 08:48 am miss shilaabo lol waa sheeko ugub ah reer shilaabo isma gayaan !!!!!!! reer qamuuda maad taa ku dayi in adeerey dad yawga kale ku aqri like sun dhurwaa anda midha gurato<see wardheer> ta kale ilaa intee ahaan doontaa miss kabax baan kuleeyahay waa geeri guur la aantuye!!!!lol inaan kula qabaa laga yaabaa laakiin nin waaya jiraan ahay ee iga MAQAL |
    Anonymous | Monday, March 12, 2001 - 07:25 am VIVO SHILAABO. Ayeeydee iyo awoowayaashay ayaa shilaabo ka yimid. Dhoore gacalka good joob. SISTER |
    DHOORE | Tuesday, March 13, 2001 - 01:56 am BISMILAAHI!! SALAAN DHAMAANTIIN TOLKAYOOW!! WALAALAYAAL WAAD SALAAMANTIHIIN MARKAHORE SALAAN KADIB WAXAAN IDIINKU HAMBALYAYNAYAA SIDA WACAN EE AAD AQALKA REER SHILLAABOOD UU LEEYAHAY AAD SIDA IXTIRAAMKA LEH EE AAD ISAGA WAR HAYSAAN OO AAD ISAGU BARANAYSAAN AYADA OO AAN WAX AFLAGAADO AH DHACAYNIN AAD IYO AAD AYAAN IDIINKU MAHAD CELINAYAA ANIGA OO AH DHOORE 100%. SPECIALY SISTER MISS SHILLAABO IYO ANONYMOUS OO IIGU YEERAY GACALKA WAAD MAHADSANTAHAY SBX IYO DHAMAANTIINBO WAXAASE JECLAAN LAHAA IN AAD SIGAAR AH U WADA XIRIIRNO EE BAL ILA SOO SOCODSIIYA SIDA AAD U ARAGATAAN ARINTAAS WALAAL RAG IYO DUMARBA. TO MISS SHILLAABO? TANKALE ARIMO BADAN AYAA DHAMAANTIIN ISOO WAYDIISEEN SIDA MISS SHILLAABO OO ITIRIH WAR WADANKIII KA KEEN MARKA AAD RAACAYSID LO'DA OGOW CEEB MALEH LO'DA RAACISTEEDA WAA QOF XOOLO LEH OO DHAAMO QOFKA SABOOLKA AH OO AAN LAHEEN WAX XOOLAHA LA HEEN LIKE MISS SHILLAABO. ARINTA WADANKUSE WUU BARWAAQAYSAN YAHAY WAX DHIB AH SE MAJIRO. TO ANONYMOUS GACALKA SOO DHOWOOW ADIGA KOWDHEH CARIGA WAA LAGU BARWAAQAYSANYAHAY LABADHEH HADABA NAGA DAA INADEER ANONYMOUSKA EE BAL UUN WAX KALE SOO QOR GO'A AAN AHEEN YAAH SBX, HADIISE AAD MAGAC LA DAHAYSE ANIGA AAN KUU BIXINDOONA YAAH EE BAL SOO KALA CADEEY. DHOOOREEEEEEEEEEEE |
    Gacale | Tuesday, March 13, 2001 - 05:51 pm Dhamaan waad salaamantihiin Dhoore , Reer shilaabo ,Miss Shilaabo,Qamuda runtii waan u xiisay dadkii reer shilaabo iyo magaaladii shilaabo\ kadis ayaaney igu noqotay in aan usoo galo reer shilaabo oo gambaro ku fadh-fadhiya oo sheeko qacda ku haya waa sidii lagu yaqaaney cidii wax akhbaara ka haysa xaalada magaalada iyo dad ka fadlan halkan ku soo gudbi waad mahad santihiin dhamaan Reer shilaabo sifiican haloo qaxweeyo |
    DHOORE | Sunday, March 18, 2001 - 08:10 pm SALAAN TO DHAMAANTIIN TO GACALE SAAXIIB MARKA HORE SOO DHOWOOW SINCE AAD TAHAY QOF MARKII UGU HOREEYAY NA SOO BOOQDO AQALKA REER SHILLAABO HANA IS MARTIYAYNA GURIGA WAA GURIGAAGII SBX. TANKALE DHULKII IYO CARADIIBA WAX WALBA WAA BARWAAQO IYO BASH BASH ILAA INTII AAN KA OGAA OO DHAN WAANA ILAAHAY MAHADIIS SBX. WAR HADEE GAMBARKA DHINACA KA QAADO. DHOOOOOOOOREEEEEEEEEEEE |