We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 27, 2001 - 04:22 am SALAAM ALL ![]() IF YOU ARE FROM DHAGAXBUUR PLEASE RAISE YOUR HAND? PLZ GUYS DON'T START INSULTING ME CUZ I HATE BEEN INSULTING AND I DON'T LIKE TALKING TRASH. 1LUV TO ALL MY SOMALI PPL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 27, 2001 - 12:07 pm TO:ANONYMOUS Haddi aad tahay nin ku dhashay dhagaxbur cami ii sheeg nanaystaada ama si kale isu kay fahansi.Anigu dhagaxbur waa meshi aan ku dhashay marka haddii aad adiguna ku dhalatay dhagaxbur war isu kay jilici,waxaana joogga Canada. Higaagan yaburada manenaynaya ha laga wajeyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 28, 2001 - 06:06 pm uur dhagaxbuur gabadh aan ahay ee wiil ma'ihi.dhagaxbuurna kuma dhalen laakiin waan u dhashay.Naanaysna malihi laakiin waxaanka imaday reer ladhaho reer (Ugaas) hada taqanid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 01:01 am to uur dhagax adigu maad is jilcisid.Anigu waxaan joogaa Yurup waxaana ahay reer dhagax buur asal ah. Ma sheegi kartaa hoteelada ugu waaweyn ee dhagaxbuur ku yaal hadii aad tahay nin reer dhagaxbuur ah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 09:18 am TO:Ghagaxbur Marki igu dambaysay waxa u weyna hotelki ZAWDU WARQU.bal adigu waxaad ii shegta geedki garaska ahaa maalitii la jaray wuxu kaahin muran sameeyey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 09:23 am TO:ANONYMOUS Ma fahmin waxa aad ula jeedo dhagaxbur kuma dhalan ee waan u dhashay,sababta oo ah Qabiil ya loo dhasha magaalana waa ciddi ku dhalata.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 04:52 pm Ok, uur dhagaxbuur i mean i wasn't born in dhagaxbuur but my parents were.So i guess that's where i belong to.I hope u 'll understand me @ this time. 1luv2 all of ya ![]() ![]() ![]() ![]() ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 09:50 am wad salaman tihiin dhamaan walaalahayga reer dhaxbuur salaan bacdigeed waa walaalkiin oo isna idin leh barasho wanaagsan ahna nin reer dhagax buur ah joogana mn u.s a ee welcome all my homeeee ppl reer dhagax buur ka waan iswada jugaynaa ee nin walawba isa soo sheeg kii aan ahaynowna iska waajeeee see you next time br & sisters
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 11:43 am waaryada reer dhagaxbuur amaba reer jarareed sidee xaal yahay. jarar dhibaatadeedu way badantahaye maxaynu tarraa?. from england
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 02:46 pm TO BULXAN BOY War ka wajeedada ma'ahe,higaagan yabuurada maneneya waa kuma.mn reer dhagaxbuur Singub ayaa ka joogga,adeer haddi aad rrer dhagaxbuur tahay sheg magaca iskuulkii h/dhexe.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 02:53 pm TO: ANONYMOUS I get your point and of course you belong to thier as long as you see dhagaxbur as your home town.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 06:47 pm Agah Agah waanku dhataaye.Warkabtii kabtan taaley yaa kabtan ka qaado kabtaa geeyay.Su'all to all of you.Goorma dhagaxbuur idinku dambeysay?Ani hade waxaa dhulkii igu dambaysay goor aan dhawayne oo mudo 4sano ha hor ahe.Barasho wacano wanagsan Bulxanboy.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 10:40 am waad salaamantihiin my all homee ppl salaan bacdigeed xaawo dhidho saaxiib hadii aan kaaga jawaabo su aashaada dh/bour waxaa ku yaala laba school hoosa dhexe magacoodana waxaa lakala yiraahdaa dugsiga hoose dhexe ee sheekh muuminiyo kii horee dhagaxbuur taas markaan ka gudubno waxaan u malaynayaa hiigaagan iska koondhaynaya inaadan dh/bour waxba ka garanaynin sababtoo ah waxaad kuleedahay mn wax reer dhagaxbuur ah waxaa dagan san gub raga kaliya ee meeshan joogana waxay dhanyihiin 50 ama kabadanba ee saaxiib ya buurada ka aayar dadka mida kale goormaa dhagax buur kuugu danbaysay yaadse isku d'a ahaydeen.saxiib sidaas iyo jawaab wacan oo dag dag ah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 10:55 am barasho wacan oo wanaagsan my homee sis [anonymous]walaal hadii aan kaaga jawaaba su aa shaada dh/bour waxaa iigu danbaysay 2 sano kohorbalse waxaa laga yaabaa in aan isgaranayno hadii ay 4 sano ka hor kuugu danbaysaye dh/bour xageed ka daganaydeen maxaadsa qaban jirtay markii aad joogtay.xageedsa hada joogtaa.by sidaas iyo jawaab wacan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 05, 2001 - 01:44 am To uurdhagax Maadan garanin eh Hoteelka u weyn ee sida habaysan u dhisan waxaa u weyn Hoteelka Ibraahim Ciise oo layidhaahdo (FAAFAN_HOTEL). Hadii aadan garaneyn hoteelka waxaan ku leeyahay reer dhagaxbuur ma tihid ama waa hore ayaa kuugu dembeysay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 05, 2001 - 01:10 pm Bulxanboy, You are right I know more than 50 reer dhagaxbuur oo dagan mn,inaan ku garanayo ayey u badan tahay. Walaalaha reer dhagax buur Ceyd wacan oo wanaagsan ayaan rabi idinkaga baryayaa. aniga Dhagax Buur 1993 ayaa iigu danbeysay wali reerkayaga ayaa ku nool.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 02:44 am waar dhagaxbuur meesha lagama yaqaanee naga dhaafa dhagaxbuur waxaa iska leh ciidagale hiigagan doonaya in laga waajeeyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 07:35 am TO:BULXANBOY and dhegaxbuur Waxaan u malaynaya markii dhagaxbur igu dambaysay in aadan dhalan ama aad ilmo yar ahayd.76kii waa 25 sano ka hor sidaan uga tagay mar dambe kuma laaban.marka aan ku leeyahay reer dhagaxbuur tobaneeyo ayaa usa ka joogga waxaan ka hadlayaa Ilkacasti hore sida Cagole fatule iwm.Jiilkanin dambe anigu qofna kama aqaano walina lama kulmin,laakin lafahi hore way iswada ogyihiin midba mesha uu jooggo ilaa kuwa yurub joogga,so khalad ha iga fahmin marka aan ku leeyahay singub oo kaliya ka joogga mn.waan jeclaan lahaa in aan la kulmo jiilkiinan dambe ee wali ma dhacin. sida iyo barasho wanaagsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 09:14 am Eid mubarak to all of ya To:bulxanboy ani dhagaxbuur waxa igu dambeysay 4sanoka hor.Waxaan dagananjiray wadada cad.Bus stationka agtiisa.Suuq xabashiga agtiisa hadad garanayso meelahas oo dhan amba Abaydarulooooooooooooool. To: XAWO DHIDO meesha adi joogtid ma iisheegikartoo adoo raali iga ah? barasho wacano wanagsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 10:13 am TO:ANONYMOUS Waxaan joogga Toronto,canada.ma jiraan wax reer dhagaxbuur ah oo aad ka taqaano toronto.mida kale imissa jir ayaad tahay,anigu afartankii ayaan madaxa la sii galayaye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 10:30 am To: XAWO DHIDO hmmmmmmm afartankii aa madaxala sii galesaa.Ani labatankii aa madaxa lasii gali raba.Well perhaps we can have some priv chat if that's ok with u this is my email fazka002@hotmail.com.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 03:23 am A: abuuxaliib kumaad tahay anigu dhagagaxbuur baanahaye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 09:21 am WARAA JAAHUURADA BAXARWAAYE WALLAHI AF'EEY KALIGOOD ISLAKASAAYAANAA JIRO LIKE [HIGGAAGAN - ISKA KOONDHEYNAYA]WALIGEEY MAMAQLIN JAAHUURADA KALE'AAN SAAXIIBAHA NAHAY AAN SOO WEY- DIINAA WAXA LAGAWADO HADEEY WAX ISKU DHACAAYA NOQOTO SUUQA DHAN'ANAA GELINAAYO KABACDI DADKA DHANAA KUWADA HADLAAYO I REALY LIKE THAT. AND I REALY LIKE JAAHUUR COMPANY SABABTOO AH WAA DAD DHIIGBADAN OO WAX SUUBIN KARAAN. LAAKIIN WAXAAN IDI WARSANAA DHAGAXBUUR MIRQAANKI WALI MA'ISKU DHOCOOYAA..HAAAAH LOL...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 10:14 am Ina'aabo wazup Am jaahurad too and i can't understand some of these words but i can give a try. I think hiigan=xarfankan ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 12:54 pm AHAAAAAAA AHAAAAAAAAA OGAADEEN AF INGIRIISI KU HADLAYA ALLA QOSOL MAXAA KOBTAA YAALA.AHAAAAAAAAAAAA AAAAAAAAHHHHHHHHAAAAAAAAAAAA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 10:30 am Wazup Dhagaxbuur pple? How are ya all doing? well i just stop by to say hi to my fellow brothers and sisters.1luv to all of ya from ur sister. Take care all of ya till next time tata
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 11:39 am People from Dagaxbuur, Jaahuur are they from dhagaxbuur? just a question. Mr, Afeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 12:27 am TO mr. dhagaxbuur. hottelka ooguh ween dhaxabuur waxaa la dhaa sowdho warqo ee ma aha karmarda hottel.hadii aan uu soo noqon hottel aad halku sheegeyte oo ahaa faafan hottel ma ah wayo faaan hootell markii sii hore waxaa la orani jiirey karmardha hottel nin aad jeedinah waa mid joogo waden ka DK.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 11:31 pm TO HUUWAN Huuwan waan ku salaamay saaxiib. War ninyahaw nin wadani ah ayaad tahay, marka aan sidaa leeyahay waxaan ula jeedaa sida aad iiga badiso magaalada Dhagaxbuur.Oo waliba aad ugu abtirinayso guryaha Magaaladeena.Huuwan waxaan ku waydiiyay saxiib goorta kuugu dambaysay wadankeenii.Midakale xageed baadadigu kunooshahay?.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 11:34 pm TO HUUWAN Huuwan waan ku salaamay saaxiib. War ninyahaw nin wadani ah ayaad tahay, marka aan sidaa leeyahay waxaan ula jeedaa sida aad iiga badiso magaalada Dhagaxbuur.Oo waliba aad ugu abtirinayso guryaha Magaaladeena.Huuwan waxaan ku waydiiyay saxiib goorta kuugu dambaysay wadankeenii.Midakale xageed baad adigu kunooshahay?.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 09:33 am Wuz up Yall? I glad to join my pple, I am not from Dhagaxbuur but I am not far from you guyz either. How yall doing? I love when I see my ppl representing the Nation of Ogaden. This is what hate when I see us curzing one another putting each other down. Let us wake up and help one another till we get our freedom I am sure later or soon we will get our country free of xabadh free of Tigree of the Garbage around us. Remember this Quotes "united we stand divided we fall"The potential of Ogaden people if they unite will be limitless. Why not unite for all the things that unite us all, instead of dividing us for the one or two things that divide us. Think about it. Anyway I am out====> Guul
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 02:06 am TO dhaman dadka aan ku qorin af soomaliga wax aad soo qoreyesaan. walalyaal sida aad wada ogtihin halkan waa waxaa logu tagaley dadk af soomaliga aqriiyo iyo dadka qora.sidaa awgeed waxaa quman oo macaan in aad ku wada kaftano afkii hooyo ee ma aha in aan mujino in aan qori karno ama aqriinin karno luqad rag cad leyahey oo in aad manta adigoo luqad leeh waa ceeb waa unn hadii aad wax damir leedahey in aad la soo tagnato HEY.GUYS etc. fadlan qadal haa ka fahmin arinkani ee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 02:13 am TO DHAGAXBUUR. waad ku salamey salnkadib waa ku mahad santahey jawabtaa or you feed back. waxaa aan jogaa wadenka aan kaa foogen marka horee hadii aad joogtid USA kama foogi. sidaa iyo wada shaqen wacan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 16, 2001 - 08:24 am Salaam Y'll Walaahi maanta waa maalin wanaagsan Aad ayaan ugu faraxsanahey intan oo qof Oo Dhagahbuur ka yimid inaan arko. Aniga dhagahbuur ayaan ka imid. Ball Ka Warama hadii aan sameyno mailing list Oo reer dhagahbuur u gaar ah...? Sii aan Xiriirka u adkeyno fikradahana Isweydaarsano.......! Nice To See Y'll Bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 16, 2001 - 08:28 am Salaam Y'll Walaahi maanta waa maalin wanaagsan Aad ayaan ugu faraxsanahey intan oo qof Oo Dhagahbuur ka yimid inaan arko. Aniga dhagahbuur ayaan ka imid. Ball Ka Warama hadii aan sameyno mailing list Oo reer dhagahbuur u gaar ah...? Sii aan Xiriirka u adkeyno fikradahana Isweydaarsano.......! Nice To See Y'll Bye
|