Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Awaare
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Thursday, March 01, 2001 - 04:27 am
war yaa ka jooga wax reer awaare ah dibadaha waxaan ahay wiil reer awaare ah oo raadinaaya wax reer awaare ah walaalyaa ila soo xidhiidh waxaan ku noolahat wadanka norway

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huwaan

Wednesday, April 11, 2001 - 02:58 am
TO ABDI


Waad salaman tahey salan kadib waan ku salamey waxa aad aad raadineysid waa reer abaare ,waan ka xumahey wiil ka ay soo dhadhacin reerhii aa sidaa uu ogow .


anigu waxaa aan jogaa hada BUUGDHABO ee igala soo xirir hadii aad uu bahan tahey wax war ah