Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Aaway reer awaare
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Thursday, March 01, 2001 - 04:32 am
waxaan raadinayaa wax reer awaare ah meeshe ay kaga nool yihiin wadanka dibadiissa siiba eur and usa walaalayaal ila soo xidhiidha meesha aad joogtaanba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awaareboy

Friday, March 02, 2001 - 08:54 am
dhamaan walaalahayga reer awaare waad salaaman tihiin salaan kadib walaal kani waa awaare boy waan iska cadahay marka waxaan joogaa in u s a ee adana xageed joogtaa warka isii hee markale ayaan gaar ahaan kuu salaamayaa maadama aad raadi nayso walaaladeen waxaan kaasu gaaba waa jawab bye walaalkiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 01:19 pm
Wrayaadha AAway,isiihee iyo Awaare kala daaya waxaan ahay reer Awaare goormay luqadani tagatay,is qarin maayo ina Xaashi dheeraan ahay kuwamaad tihiin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi awaare

Wednesday, March 21, 2001 - 03:24 am
TO awaareboy

waad salaaman tahay wax aan joogaa wadanka norway wadankiina wax iigu danbaysay modo lagajoo lix sano markaa wax aan raadinayaa wax ka war haya xaalada awaare markaa hadaad war kahayso isoo gaadhsii inkastoon kaaragay oo arkay maanta jawaabtaada