Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Waano dadka u dhashay wadanka ogaadeenya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dh/bourboy

Friday, March 02, 2001 - 10:31 am
waad salaamantihiin mudane iyo marwooyinba dhamaan dadka u dhashay wadanka ogaadeenya salaan bacdigeed walaalayaal kuligeen waxaanu wada ognahay in uu wadankeena guumaste haysto balse ma iswaydiiseen seen uga bixi karnaa dhibkan nala soo factirsaday jawaabtu waa halgan markaa hadii aanu nahay dadka kunool dibadaha waxaa iga waana ah in aan lagarab taagnaano hiil iyo maalba j.w.x.o ama o.n.l.f ood nin walowba isku daydo sidii aad wadankaaga u xorayn lahayd taas markaan idin leeyahay ma aha dagaal gal balse ragbaa u dhimanayee isku day in aad hurto lacag ama caawimaad kale walaalyaal runtu waxaa weeyaan ragaa wadanka u dhimanaya cidna kamahooyo fiicna .kamana aabo fiicna ee waxay arkeen xaqiiqda ee walaalayaal anoon hadalka kusii dheeraanin nin walawba ku darso wixii baraarujin ah eed hayso ee kale and welcome waawalaalkiin oo idin leh wasalaamu caleeykum warax matulaahi wa barakaatuhu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koshin

Friday, March 02, 2001 - 03:09 pm
Walaal ilaahay qeyrkooda haku siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S-Galbeed

Saturday, March 03, 2001 - 11:20 am
Page-kaan wuxuu u furan yahay reer soomaali-galbeed ee Ogadenia halkan lagama yaqaan ee qurunka iyo qabyaalada kala baxa meesha, idinma caayi karnee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dh/bourboy

Sunday, March 04, 2001 - 11:26 am
to.s.galbeed
saaxiib inaba ha u arkin in qabyaalad lagu hayo meesha magacana yuusan ku gubin anigu ma bixininee ee qarniyo ka hor ayaa labixiyaye ee hadii aad hayso waxdhaama o.n.l.f oo wadanka u halgamaya ii sheeg ileen qofku wuxuu kula doodi karaa ama magackaala hadli kara markuu dhiniciisa ka dagaalamayee ee saaxiib hadii aad xornimo rabtid wax ila qabso markaas kadib ila hadal saaxiib waxaan kuleeyahay ilaahay jidkaroon ha ina waafajiyo and see you next time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DH/BOURBOY

Sunday, March 04, 2001 - 11:36 am
to.kooshin
walaal aadbaad u mahadsantahay sida naxariista leh eed iigu soo jawaabtay meel walba ood joogtana khayrbaan kuu rajaynayaa. and see you next time waa walaalkaa oo kule
OGADEENYA HAWAARTO INTII U DHIMATAYNA ILAAHAY HA U NAXARIISTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/GALBEED

Wednesday, March 14, 2001 - 10:11 pm
ADEER OGADEN MEESHA LOOGUMA TALAGALIN EE TAYTALKA
DIB UGU NOQO SOOMAALI GALBEED BAA KUTAALEE
OGADEN HADAAD RABTO QLOKOODA AAD
THNX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 12:09 pm
War lax yahay dhogorta badani magaca dhulkayga qabiilkaa faanka badan nooga du iiiiiiiiiff

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Tuesday, March 27, 2001 - 10:50 am
dh/bourboy massege recieved c ya to the
the front line in this summer!

I cant wait that day i and tigrey mercenaries meet one another in the battlefield i pray for allah to give me (cimri).

The tigreys cant resist oneday if all ogadenian ppl stand against fascist adis-ababa regime so lets brothers unite for that common now!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAFAXAYTE

Thursday, March 29, 2001 - 11:20 pm
KU:SOMAALIGALBEED AMA SIIGALBEED MIDKASTABA
MAGACBA MAALINBUU BAXAAYE NINKII DHINTAA KA TAGAY MAGACANE SAMAYSO MIDKALE.
MARKAA DHAHO ISKA YAREE HADALKA AYAAN ARKAA AYY SARAR SITA KADHAC SHADARAMADARA EE KA FAGOOW MAGACAA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Friday, March 30, 2001 - 12:10 am
to tafaxayte walaal waxaan ku dhihi lahaa waxaas iskaga tag rasuulku wuxuu ( dacuuhaa fa inahaa mumtinah)oo machnheedu iskaga taga qabiilku wuu urayaaye adna tunkaad wax uraya ku wadataa ee see dadku kuugu jogsan