Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Dagaal ayaa looga baahanyahay soomaali galbeed!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdalle

Saturday, March 03, 2001 - 03:44 am
soomaali galbeed waa ma yayaysan ahayn xabsi balaaran, oo dadka lagu xasuuqo!!? wah tahay runtii. way adagtahay in arey lagu qeexo waxa ay ka sameeyaan soomaaliyeed taliska maxaysada masiixigaa, oo argagisadaa, ee joogta addisaba.
xasuuqa, dilka, argaga, qaxinta, xariga, cirib tirka shaxabka miskiinkaa ee muslimkaa ee aan is difaaci karin ee soomaali galbeed iyo nooc kasta oo dambiya ee aadanaha ka dhan ah wuxuu ka dhacayaa soomaali galbeed. Ma jirto cid taas xataa suaal ka waydiisa taliska maxaysatada masiixiyadda ee ka helaya nooc kasta ee tageeraa masiixiyadda iyo sahyuuniyadda xooga leh, ee caalamka, ee maraykanku hor boodayo. duruufta ee sidan ah haddaba waxay ka jiratay dalka soomaali galbeed dhawrkii qarni ee la soo dhaafay, gaar ahaan qarnigii 20aad oo dhan oo hadda la soo dhaafay. In lagula dagaalamo nooc kasta ee suurta gal ah, ee taliskaas burcadaa maahan oo kaliya waajib diini ah ee wuuxuu kaloo yahay waajib bina aaddamnimo ah, oo dhammaan aadaha ilbaxaa oo dhana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hereri

Saturday, March 03, 2001 - 10:59 am
wakaa! wakaa!
Iyadaa dhiman doontee howsar aan ku dharbaaxno.
Allahayow la helo Herer iyo Hawaash
Allahow la helo. Herer iyo Hawaash.....