Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Waxaan rabaa in aan wax ka ogaado taariiqdii NUUR CUBURIYE!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Saturday, March 03, 2001 - 08:04 am
Walaalayaal waxaan rabaa inaan waxa ka ogaado
taariikhdii Nuur.Cuburiye oon maq lay in uu ahaa
halyay saldanad balaaran soo lahaan jiray
sidii Axmed gurey taas oo la`ii sheegay in ay soomalia iyo somalida ithopia isku xukumi jirtay bye waad wada salaaman tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duqa

Saturday, March 03, 2001 - 02:18 pm
to amiin nuur cubudhiye
wuxuu ahaa ugaska reer warfaa cidkalana uma ahayn soomaali kalana daa sa ula soco ha qaldamin
ha habaabin ee hilinka saa ku ugow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bakad

Sunday, March 04, 2001 - 08:00 am
ku duqa saaxiib waxaa hadalkaaga ka dhadhamaysa cuqdad taariikhiya ookuu gashay qabiilkaas aad kor kusoo magacawday oo aanan cida ay ogaadeen kayihiin ilaa hada qiyaasi karin balse aan filayo inay yihiin waaxdii uu kasoo jeeday boqor nuur markaan tixraaco erayadaada saaxiib adiga oo udaageen ah anaka oo somaalida kale ah ayaa ahayn umad idil oo hoos tagta maamulka boqortooyadaas inkastoo cuqaasha sheekadoodu ubadan tahay inuusan maamulkaasi cadli ahayn balse waxay taariikhdu qortay oodan qarin karin inay quwad lahaayeen salaama....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ss

Sunday, March 04, 2001 - 10:39 am
amiin saaxiib ninka duqaa laydhahaa yiri mayaqaano taariikhdii boqor nuur waana nin BUKA OO DHAKHTAR UBAAHAN waa sida hadalkiisa aan kasoo xigtaye ana saaxiib faahfaahin buuxda kaama siin karo taariikhdaas iyada ah
ee aynu sooyaalka iyo taariikhda wada sugnoby

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWLYAHANBOY

Monday, March 05, 2001 - 07:26 pm
ANA WAXAAN RABAA INLA IIGA WARAMO TAARIIKHKAY
OO GEELIISA KU DHAQAN JIRAY BAADIYAHA ITOOBIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWLYAHANBOY

Monday, March 05, 2001 - 07:28 pm
ANA WAXAAN RABAA INLA IIGA WARAMO TAARIIKH ADEERKAYKAY
OO GEELIISA KU DHAQAN JIRAY BAADIYAHA ITOOBIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalaafoboy

Tuesday, March 06, 2001 - 07:29 pm
c/boy looooooooooooooooooooooooooool
somalidu waxay ku maahmaahdaa ninba ceesaantii ceelgaysay
marka haduu nin yidhi adeerkay hala iiga waramo adna xaqbaad uleedahay in adeerkaa la gaaga waramo