Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Ogadeen waa Doqon ma waxbaa ka jira?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guerrilla

Saturday, March 03, 2001 - 11:29 am
Waxay dheheen si aan dhulkeena u xorayno waa inaanan soomaalida kale wax ku darsan oo magaceena ku halganaa...Waxay dheheen dagaalka xorayntu waa inuu qabiil ku salaysnaado...waxay dheheen dhulka soomaali-galbeed waa in magaca qabiilkeena la siiyo kiisii horena la xaqiro...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darod

Monday, March 05, 2001 - 05:50 am
Ogaden wuxuu yahay cidna lawaydiinmaayo ee wajigiisa ayey kutaallaa meelwalba oo uu joogo taa waa mid midda kale meesha ay Raxanwayn kanoqatay SUPER POWER aaway Ogaadeen waydii ayaga runtay kuusheegiye.

Cali dhuux wuxuu yidhi:
Wayshaan uxidhay reer subayr wiil ufure waaye
Waac markay tidhaahdaba baqay wagac kasiiyaane
..........................................

Ismaaciil Mir wuxuu yidhi:
Dalkaa nabad ahaa markuu daadahayn jireye.......
.................................................
Duqiisii horaa lagu yiqiin inuu danaystaayee
bye bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulbahante boy

Monday, March 05, 2001 - 08:05 am
hoyadaa iyo wixii ku dhalay wase ha isticmaali magaca Darood dadka aad caayayso soo ma ogid in ay yihiin rag Daarood ah.
uuuuuuuuf was hoyadaa hanaga dilin ,magaca.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 11:35 am
Hooyadaadii Dhulbahantee jibaysnayd iyo Daarood futo naagoodlahaad tahayba wsae kaaloo diid adigu taariikhda daarood WAA DOQON OGAADEEN.Adigana lawseen ayaad adi iyo awoowgaaba ahaydeen ee ha caayin ninka ee doodaada dhiibo,dhilo dhubahantoo faan lagu korshay wase,waa waxaan waxba ahaan jirin oo hada raba inay magacyadooda iyo libin aanay lahaan jirin interneetka ka fidiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulbahanta boy

Wednesday, March 14, 2001 - 02:05 am
to Anonymous
hoyadaa iyo midgaantii ku dhashay was iyo laangaabkii ku dhalay, waan ogahay waxii uu daroodku lahaa ee canaasiirta ahaa ayaad tahay
Darood adiga iyo hoyadaaba futada ayuu ka wasaa.
waxaad rabtay in aad Darood kala qaado lakiin hoyadaa baan wasayaa nacalaana wixii ku dhalay ku yaal.
Darood waa umada qaran ah adiguse soo matihid waxaan anagu lahayn, waxaadse mooday in aad halkan ku xorowday Internetkana lagaa baran, balse Laangab xun oo de laf Daarood leedahay in aad tahay ha ilaawin ina •••••,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darod

Wednesday, March 14, 2001 - 02:37 am
Waryaa dhulos istartiibi hacaytaminee.
eegna waxaad qortay sidii ninwayn uhadal ama beeni inayna arrintaa labadaa nin dhihin ama qiroo dheh way khaldanaayeen.
Xusuuso lakiin wuxu waa taariikh dhcady.
Hoyadaa caynmaayo adiga lftaada kucaynmaayo.
Ninbaan ujawaabay hadal qoray.
Marka gaagaabso oo aamus yaan ciyoon gaadh lagaaqabanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulbahante boy

Friday, March 16, 2001 - 10:57 am
to darod.

waryaah de labada dhagood iga maqal in adiga iyo wixii kudhalay ee sida xun kuu barbaariyay lacaayo de adaa keenay inantiina wase.
waayo de reerdhan ayaad cayday ood afkaaga xun ee wuxuu yahay aan la aqoonin aad la laacday markaas ayaad leedahay ma caaytamin in la caytamo oo adiga iyo wixii ku dhalay la higaadiyo waa waxaad pagekan u furtay, Laangaabow, hadii aad nin rag ah tahay maad adigu de isa sheegtid,.
waxaa aad soo qorayso rag Darood ah oo walaalo ah ayaa isku guubaabiyay waxna kama jiraan reer aan doqon lahayn majiro reerkiina koley de adaa doqon u ah waa sidaan filayaa.
sxb jini ninkii keena ayaa bixiya yay soomalidu tidhaahdaa, sidaad oogu lugbixi lahayd Darood ka shaqee, wax Ogaaden, Majeerteen, Dhulbahante , we are all Darood, adna waxaad tahay sida aan hada laguu garanaynin ayaad tahay.
haysku dirin rag iska kaaxiga jisaayahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 24, 2001 - 08:55 am
Daarod:
Hadaan kaaga jawaabo ogaadeen waa doqon?

Maxay kula tahay adigoo maskaxdaada la kaashanaya
dib ma u eegtay xoriyada dadkii du siiyay
iyo dadkii soo halgamay ee maanta ku keenay halka aad joogtid
jawaabtu way iska cadahay maxaa yeelay hadii layiraahdo Borqortooyooyinkii soo maray dadka soomalida ku abtirsada teebaa ugu da waynay
ma garanaysaa Nuur Cubudhiyo, Sayid mahamed, Cabdille,Raage Ugaas Mahamed Baaruud, IWM
taasi waxay kuu cadaynaysaa inay dadka soomalida ay yihiin dad jasaariin ah maxaa yeelay waxay fiiriyaan dagaalka sokeeye dadkii aqli la'aanta ahaa ee isku laayay ogaaden tiri iyo tayaba wuu leeyahay laakiin diyaar uma ahan inuu maanta uu dhiig islaam daadiyo kii isku dayana waa aqli gaab aanan garanan waxay tahay soomalinimo.

waxaan u malaynayaa waa kuu jawaabay saaxiib
think hard before you post your Adia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 01:38 am
and ofcourse Makhtal Dahir Alle ha u naxariistee iyo intii dhimatayba Ogaden weligii baa la caayi jiray laakiin ma ogtahay kaagan caytamayoow inuu somali ugu taariikh dheer yahay Ogaden caaqil iyo nin cilmi leh iyo nin xikmat leh iyo nin diin lehba ogaden baa ugu badan maanta iyo shalayba uguna badnaan doona beri.

qabiil dhana lama wada caayi karo waaba diin xumo.

Alle ka cabso kaagan caayaya qabiilka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Muna

Monday, March 26, 2001 - 01:44 am
war sow ma ogid ogadenya in weligii la odhan jiray magaca la xaqiri xageed adigu ku maqashay.

go back and see the history. reer baadiye qabiilka buuxo adigaa ahe xageedse ku aragtay somali hala diido ama hala yeelo'e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL KARANLE

Monday, March 26, 2001 - 05:36 pm
TO DHULBAHANTE BOY

SXB CARRUUR BAA TAHAY EE MEESHA ISAGA BAX, GABAYGAN KAA CADHEYSIIYEY NINKA TIRIYEY WAA DHULBAHANTE, AND IT'S OVER 70 YRS OLD SOOMAALI OO DHAN BAANA TAQAAN. MARKA NINKA ISKU MAGACAABEY DAAROOD GABAYGAN MA TIRIN, IS TARTIIBI SAAXIIB.
GABAYGA HADDAAD KA CADHOONEYSO ISMAACIIL MIRE AYAA TIRIYEY, HADAAD LEEDAHAY MAGACA DAAROOD MA ISTICMAALI KARTIDNA MA ADAA DAAROOD KA XIGA?

WK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL KARANLE

Monday, March 26, 2001 - 05:39 pm

Daf iyo Miriq

Thursday, March 29, 2001 - 10:13 am
To: all saaxiibada wanaagsan

Anigu uma jawaabaaya kuwa caytamaaya mana mudna in loo jawaabo,waxaanse jeclahay in aan u caqli celiyo waxaan leeyahay taariikhda barta oo dib ugu nqda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daf iyo Miriq

Thursday, March 29, 2001 - 10:14 am
To: all saaxiibada wanaagsan

Anigu uma jawaabaaya kuwa caytamaaya mana mudna in loo jawaabo,waxaanse jeclahay in aan u caqli celiyo waxaan leeyahay taariikhda barta oo dib ugu nqda