We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 07:50 am heloo dhamaan waad salaamentihiin, waryaa reer qabri dahow hada ka dib imaada qolkan aan halkan ku kale war qaadanee yaa haye wararkii ugu dambeeyey ee qabri daher
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 10:13 am To Sayid waad salaamantahay sayid, maxaadse qolka inooga xidhay ood oogu goobtay reer qabri daharre kaliya?? waxaan kaloo rabaa inadeer inaan kuwyadiiyo odayga xagee buu hada joogaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 07:31 pm q/dahare ma magaalaa mise waa baadiye waxaan magaalo nacay marka wax walba magaalo lagu magacaabo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 11:05 am salaamu calaykum. sayid cabdi dhuub, adeer laguu waran dhulkii guud ahaan waa barwaaqo waxyeelada gumaysiga mooye dhib kale majiro,anigu maalin dhawayd xagaaa.iyo jilbisyaale ayaan ka imid laan dheer baan soo maray,dhulkaa,naftood hure yaasha ayaa joogay aad ayaa u roobana jiirtii gumaray ayaan ka soo dhaadhacay,dhulkaas roobku wuu seereeyay,ceelxaar ayaan soo hadhsaday,beeshu waa nabad barina xagaa iyo dalaad ayaan hadii eebe idmo u amba bixi doona war horta sayid cabdiyow seeftii wali ma wadataa!? sayid cabdiyow,ha sahwiyin laba inoo hadhay!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 11:34 am salaamu calaku WAR SAYID WAR GO,AANAHAYN BAL ISKA WARAMA WAR NINYAHOW NIN REER QABRIDAHRE AYAAN AHAY REERKANA HAD SIDA II MUUQATA ADIGAA UMADAX AH EE HADEE AAN ISKA SOO BIYO DHACEE SAYIDOW GUURDOON BAAN AHAY GABADH AYAAN KAAGA FADHIYA WAR BAL NINYAHOW MEEL AAN KAALA SOO XIDHIIDHO OON MEESHAN AHAYN II SHEEG!!HADEE NIN WAYN OO GABADH LAWAYDIISTAYNA WAA LA SHARFAY,HADII AAN GABADHA HADA FARTA KUUGU FIIQI LAHAANA WAAN IS NAQAANA REERQARIDAHARE HADAY YARAD IYO GABAATI IWAYDIIN ANIGOON WALI WAXBA HAYNIN ANIGUNA BAKHAYL BAAN AHAY ILEEN FULE XANTII MAMOOGEE. WAR ARINTAAS MAXAAD KA LEEDAHAY OO BAL JAWAABTA LA SOO DHAKHSO AAD BAAN ARINTAAS U XIISAYNAHAYAA EEE,WAAN KABAXAY!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 05:23 pm TO ALCADAALA saaxiib waa lagu salaamey marka hore,salaan ka dib aniguba markii hore waxaan raadinaayey tol weyne, markaasaan waxaan arkey tolkeeygii oo ninba qol isku soo xirey ,wax albaabada iga furena waan waayey. markaas baan go aan sadey inaan inoo furo halkan si aynu shaaha cadeeyska ugu wada cabno galebkii saaxiib sayidkii awoowgey ahaa wuu dhintey alaha u naxariistee,aniguna waxaan ahey wiil uu awoow u yahey oo degen wadanka engriiska waxaana la i yiraahdaa abdullahi ismail sayid ee baresho wanaagsen dhamaantiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 05:27 pm TO INABIIN hi bro i just want tell you that you got the best nick name or user name. to be honest with you i didnot hear that name a long time saaxiib seefteydii waan sitaa oo weliba galka ka baxsen...lol
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 05:31 pm TO QOLQOLOW saaxiib waan ku salaamey marka hore salaan ka dib waan arkey messagekaaga markaa hadii aad rebtid inaad ila soo xiriirto igala soo xiriir emailkan abdullahi_sayid@hotmail.com byeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 04:19 pm to;kalika kalikoow maba karee magac xumaa waryaa yaa kusoo diray adigu maba kaafilininee nacas walba haduu iska hadlo dhibaatee ee nin yahow hadalkan aan ku jawaabayo waa igu qasaaree balse doqon mar wax loosheega haduu gabaabsi leeyahay ee qabri-dahare waa dhul qadiimi ah oo daaro dhaadher,iyo eerobootyo leh istareed jigjiga to qabri-dahare waryaa hadaad jawaab rabto anagu sida doqon haboobsan loogu jawaabo yaan kugu jawaabey ee mardambe ha isku soo ceebeenin halkan in aad su'aal waydiiso.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 11, 2001 - 03:20 am to ubax hi ubah abaayadiis waan ku salaamey salaan ka dib waxba waqti ha isaga luminen xayawaankaas barkee waxaa jira dad loo jawaabo iyo dadkale markii horeba khalad buu u soo galey meeshan muu aado dadkiisa , byeeeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 10:00 pm to ubax UBAXEE MAXAAD UMACAARADAYSAA KILIKA MEESHU WAA XARUN UU SOO BOOQDO NIN WALBAOO RABA INUU WAX KA OGAADO ARINTA SAYIDKA LAAKIIN HADII SU AAL LAIS WAYDIIYO QOFKA WAA INSI FIICAN LOOGU JAWAABO ISAGOON LACAAYIN LOO NASHARAXO WAXA UU UBAAN YAHAY WAX WALBA HA AHAADEE SI DAA AYAA FIICAN IN WAXLOO SHARAXO WALAL SIDAA IYO NABAD GALIYO BYYYYY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 09:20 am TO KILIKA MARKA HORE WAAD SALAANTAHAY SALAAN KADIB FADLAN WAXAAN KUDHIHILAHAA HAGU GAFIN MAGAALADA WAA CAASIMADA KILILKEE ISKUNA XISHOO QOF WAYNBAAD TEHEE DHIIBANA RAYI FAYOW KANASAAR QABYAALADA BY SHAMSA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 01:29 pm shamso gabar fiican baad tahay laakiin ubax waan garanayaa ala madoobaa oo gaabanaa oo foolxumaa maxay ceelxaar adhi ka waraabisay kolay shamis waa gabdhahii la arki jiray laakiin abaayo run markaan ka hadalo q/dahare waa iska buulooyin iyo xero geel ee dee magaalo miyaa waxaan ku talin lahaa in loogu yeedho toolada q/dahare ama xerada geela waad mahadsantahay shamis
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 02:21 pm to kililka walaal marlabaad waad mahadsantahay balse waxaan uhaystay in aad kacaqli roontahay intaas laakiin waa nasiibdaro hadii aad wali sii caayayso gabadh soomaaliyeed oo ah walaashaa midakale waad kumahadsantahay hadaad unisbaysay magaalada q/dahare geel waayo waxaan kuusheegayaa geelu waa xoolaha ugufiican ee soomali dhaqato walaal marabo in aan caayo magaalo soomali leedahay laakiin waxaad ogataa magaalada aad kudhalatay in laga dhaqan jiray dameeraha markaasaad caayaysaa geel waalayaab?????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 10:19 pm shamso waxaan bari baabuur kaamboyah ka soo raacay q/dahare waxaana gaadhiga nala saarayd gabadh reer q/dahare ah waan ag fadhiistay siaan safarka ugu gaabiyo oo la sheekaysto markaasaa gaadhigii ruxay oo inta ay hunqaaco ula kala wareegtay dusha igaga keentay marka hada waan ka baqaa gabdhaha reer qabridaharaha ah oo hunqaacadii baan soo xasuustaa ee iga daa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 10:52 am to kililka waan kufahmay hada waxaanadtahay dadkii ay yasijireen reer qabdahare i mean qabiil ahaan marka waxaa kugujirta cuqdad saldheer ee alaha kucaafiyo q/dahare waxay kamidtahay caasimadaha soomaliyeed inkasta oonan walitagin wali waxaad kuwaraygaalaysanaysaa caayitaanka walaashaa waa hadaad waxgaranayso hadiikale maya thanks brother see you next time?????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 12:29 am WAAD MAHADSANTAHAY SIS AAD BAAD UGU FARAXSANAHAY HADAADAN Q/DAHARE KU KORIN WAAYO IGUMA HUNQAACAYSID MARKA ISKA DHAAF CUQDADA IYO WAXAAD SHEEGAYSO HADA WAAN IS FAHMI KARAA GABDHAHA REER QABRI WAY QURUXBADNAAN JIREEN MARKA HADAAD QURUXDII HUNQAACA LA AAN KU DARSATAY SOO DURUG ABAAYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 02:41 am To Shamso Waankusalaamay shamso, salaan kadib waxaan rabaa in aan waxyar ka idhaaho dameerkan lagu raran jiray dhulka Ogaadeenka. Waxaan layaabay sida dibigan aad ugu caqli celisay balse waxaa nasiib daro ah in aynaan abuur badali karin waayo wali rarkii Ogaadeen baa dusha kasaaran, hadii uu kayimidna . Walaal waxaan ku weydiiyay Wadankeebaad joogtaa? sababtoo ah in aan ku garan baan u maleeyay. Waxaan kale oon darsanayaa wax walba looma jawaabo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 05:56 am To KILILKA horta waan ku salaamay salaan kadib. sxb ma gabadh reer Qabridahare ah ayaa bari ku diiday si un baad u ficilaysantahaye, cayda aad gabdha cayaysana ka daa, hadii aad taqaano reer qabridahare xaga Gabdhaha lagama maro waxaa lagaya baa wax aad kaftan ka dhigayso in aad u dhimato taas iyada waan kaaga digayaa. iyada oo ay aniga iga reebantahay in aan caayo magaalo ma qowmiyad, qabiil, shaqsiyaad iyo wixii lamid ah, hadana adigu magaleed ka timid ileen meel laguugu soo hagaago malahee, dhufayska ka soo bax oo isa sheeg waxaad tahay iyo mesha aad ka socoto. waxaan kaloon kuu sheegayaa in aan dadka la jamcinin , sida aad tidhi gabdhaha reer Qabridahare way matagaan madaa gabdhaha reer qabridahare oo dhan gaadhi la raacay ? sida aad u hadashay ayaa aad u foolxun sxb marka hadalkaaga u fiirso inta aadan afka ka fasixin:: sidaas iyo nabadgalyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 06:23 am to: Doqon Kililka warbal daya doqonkan dadka ku caayaya ruux ayaa igu hunqaanacay. dadku maxanuunsan karo miyaa. midakale mawaxa aad ku caayeeyasaa waa reer miyi maadama ay gaadhiga ku hunqaacday?? taasu waabilaa macno. miyaadan ogayn in dad badani ku xanuusado gaadhiyaasha, diyaaradaha, markabyada iyo etc. Miyaadan ogayn in xaataa dadaka oogu caqli iyo aqoon badan ay ku xanuunsadaan waxyaabaha lafuulo qaar kamid ah. malasocotaa dadka kashaqeeya space shetelleka oo ah waxa aduunka lasoosaaro midkii oogu horumarsanaa in ay kunuunsadaan dadkii sameeyay oo ku hunqaacaan,oo waliba si gaar ah loogu tababaro si ay iskaga xajiyaan madax wareerka. miyaadan maqal rag leh waxa aan qabaa sea_sick, airplain fear etc oo ah dadka oogu aqoon badan. waxa aan kala garan la'ahay in aad doqon tahay iyo in jaahilnimo kuugaynayso waxa aad ku hadleeyso. marka aad rabto in aad wax qorto wax macno kufadhiya ayaa laqoraa. otherwise keep it out yaw, chu little freak, morron. peace Yo! m out!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 09:45 am to kililka thanks brother again nasiibdaro ma adigii lahaa wayfoolxun yihiin gabdhaha reer q/dahare ayaa hadana yidhi wayqurux badanyihiin waa wax aankaasugaynay taasi dhanka kale waxyar aan kaadhaho hunqaacada aad kuwareegaalaysanayso walaal saan lasoconaba soomaali waa xoolo dhaqato marka xoolaha ladhaqdo waxaa larartaa geela iyo dameeraha marka qofka yaraantiisa lasaarijiray riti iyo kalasaarijiray dameer iskumid ma aha saaltadii iyo gariirkiiba horaad oogusoo dhamaysatay dameer guradii geeluse masaalteeyo halayaabin hadaad aragto qofmantagaya horaad usoo mantagtee i mean dameer guradii by shamsa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 10:52 am to wali waad salaamantahay wlaalkay aad iyo aad baanad umahadsantahay i a m in u s a thanks brother see next time if alaah say
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 11:47 am reer qabri dahar waasalaan dhamaan reer qabri oodhan waxaan soo salamaamay reer qabri dahare oo aan qaraabo nahay laakiin halkan oo qabri daharaysan baan imi oo waxay kadhextolotay idinka iyo mid isku tilmaamay kilkilo<kililka>. inkastoo aad dagaal iyo difaac kujirtaan hadana waxaan idinleeyahay waad salaamantihiin aamuskuna waa jawaabta uguwacan ee dadka sheekada xun lagu radiyo. nabadey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 02:04 pm waryaa dhaheen doqontii oo dhan baa baac igu soo tidhi waryaa dhaheen waxbaa larartaa unbaad leedihiin horta ma is rarataan waa yaab waryaa anigu aa gaas kama fogin shaygoosh maraa caato iyo ceelxaar halmar baad baac wada tidhaahdeene ha caytamina ta kale idinkaaba laydin rartaaye maxaydun raran yaa miskiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 04:23 pm to kilika warnin yohow xoolo madax bararsanbaad tehee baacda kalabax meesha by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 12:10 am WARYAA II SHEEGI KARA INTA GURI EE DHAGAXA EE KUTAAL MAGAALADA QABRIDAHARE HADII WAX REER QABRIDAHARA AHI IDINKU JIRO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 09:24 am to saida abaayo waa caasimad marka lamatirin karo guryaha dhagxanta ah sababtoo ah aad iyo aad ayay ubadan yihiin macasalaama walaashay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 05:28 am To kililka somalidu waxay dhahdaa doqan amaan ayna laheeyn ayeey ujixisaa waan kaxumahay inay, shamsa iyo ubax ayna ogeey xaaladaada balse hada ay fahmeen dad ayaad kucaayeysaa madoow adigu cadaan baatahay sooma,aha alla doqonsanidaa reer baadiyeeysanidaa waxaana makhraati ah hadal kaada waxaad tahay kuwa markay sanad joogeen isbadalay iloobay Dameero hoodii African baad tahay markii ladhaho ma,ihiyee somali baa ahay´, ugudan bantii isku soo uruuri waxaad sheegeysoo dhan wax ceeba kumajiraan waana wixii aad kula soo ekaatay intaaa foolish stupid bogus who you are and where you from don,t says like such wards yr sincerely
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 05:35 am wwwwwwww
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 05:47 am To sayid walaal waad kumahad santahay inaad sifiican isugu keey sheegtay baryahan waan mashquul sanaa oo maba furin computer keeyga maanta oon soo booqday bogan ayaan arkay message kaada walaal waxaan ahay nin ina deerkaa ah kudhashay magaalada Qabri Daharre lakiin mudo fog oogu danbeeysay email kaada ayaan kaqortay meesha marka faah faahin dheeraad ah asaga ayaan kuugu soo qori, waxaan salaamayaa dhamaan walaalahayga meesha isku soo booqda sidaas iyo nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 03:46 pm waaw hambalyo hambalyo waarma nimankii ree q/dahare ayaa netka soo galay waayaab waar arladii maxay isbadashay waxaan xasuustaa 1964 mar aan qoraxay baabuur kusoo maray dadka gu aan uhaadinaynay oo gaadhigay ka cararayeen diyaaradi haday soo dulmartana way ducaysan jireen hadayse maanta soo galeen waa ilaahay mahadii NIN WALBAW ALAHAA SUG
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 05:44 pm to warancade sxb soomaali baatiri beensheeg oo beenrun u agsheeg isu haboonidranaa 1964 iyo ???? sxb horaa looyiri [1]kis hawaan iyo kaba waalarogaa [2]hashu mankaygii gadee ma masaarbay liqday [3]wiilyohow saankuugu caanolisay iigumaadan hanbayn [4]hadaan hadlo iimaroona hadaan aamusana waa afsalax kudhag [5]kurtunow mawaxaan kumooday mise waxaad noqotay mise waxaan loobanoqondoonin [6]ma anaa waalan mise cadanbaa lagaheesi sxb hadaad fahmayso erayadaas hadalkuuma banaana hadiikale kuguma khasaarinkaro hadal by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 01:13 am WAAW aga war kuwa meesha dameeraha ka hadlayana yeey ahaayeen?walaalheeyga reer qabridahare dhamaan waan idin salaamay walaalyaal waxaan idiinka digayaa kuwa cay ma ahaanee wax kale meesha kuheeyn inaan loo jawaabin, waayo? qofka doqonka ah doodiisa waa lagu gaboobaa... wax faaiido ahna ma leh. Takale walaalayaal waa inaan sidaan dadkeenii iyo magaaladeeniiba wax ugu qaban lahayn ka hadalaa waayo markuu dhib weyn oo in laxaliyo u baahan inoo yaalo inaan meel gaaban waqtigeena kudhumino ma aha, waa inaan isweydiinaa war majiraan wax aan qabridahare u qabaney?hadeysan jirin hada sideen wax ugu qaban karaa? gumeysiga hada ma noo saamaxayaa in aan magaaladeena horumarino?haduuna noo saamaxeynin miyayna waajib nagu ahayn inaan (jwxo) garab istaagno oon nafteena iyo maalkeenaba u huro sidaan qabridaharahaan jecleeyn u xoreeyn laheeyn? Walaalayaaloow aan waaqiciyiin noqono dhibka na horyaalana aan indhaha ku furo,dhibka dilka iyo dhaca haysta umadeena waxaa masuuliyadeeda ugu weyn iska leh aniga iyo adiga raali miyaad ka tihiin in hooyadiin la kufsado, la dhaco,la dilo? bilaa sabab la aan oo wiil tigree ah oon xaarka iska soo dhaqin tolkaa dhexdii kugu bahdilo? waxaan idin dhihi lahaa aan isbedelno oo meesha aan ka hadleeyno ficil ku daro. mahadsanidiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 11:08 am To Warancade kuuma jawaabaayo balse hal su,aal ayaan kuweydii baabuurka xageed adigu kasoo raacday, xageedse usocotay??? hubaal waxaa ah meel aad joogtayba inuu yahay qofka baabuurka kacararay adiga, adaana isku makhraati furaaya sababtoo ah notebok maadan wadan lakiin waxaad xusuusataa nabaradii kusoo gaadhay wakhtigana waad iska qiyaasatay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 11:33 am To Shamso walaashay aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sidaad waranmadoobe aad mahmaahyada oogu halqabatay, labaad waxaan ikhyaarta marwo iyo mudanaba leh ee meesha odhaahdooda kadhiibta usoo jeedinayaa inaan samayno isbarasho walaalnimo muhiim ma,aha xageed ka,imaatay iyo yaatahay, balse qofku meeshuu kunool yahay iyo wuxuu ka,aaminsanyahay walaaqa kajira Horn of Africa, kadibna aan samaysano doood taas oy qofwalba fikradiise kadhiibato hadaba anigu waxaan daganahay wadanka Denmark waxaana taageero u,ahay ururka ONLF ee uhalgama umada Ogadenia sidaas iyo ismaqal wanaagsan waad mahadsantihiiiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 07:41 pm Hellooooooooooooooooooooooooooooooooooo reer Qabri Dahare,dhammaan waan idin salaamay,waa reer Shilaabo oo jaarkiin ah waxaan leenahay ka naxoow nafta waa halkaa ka siiwada halganka,waxaad tihiin dadka ugu wadanisan,iguna badan inta ku shihiiday dagaalka ogadeen,inkasta oo laydinka hello wax walba,hadana muran muxuu tari taariikhdu way hadhaysaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 10:31 pm waxaan wali layaabanahay gabdhaha q/dahare ka yimid ee leh waxaa la iyaahdaa ubax shamsa iwm warsootay gabdhaha q/dahar labixi jixijireen fijaan hudheel maqaaxi dukaan cariish falaas shaah iwm waa maa ubax iyoshamsa labartay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 06:01 am To kililka waxaa layidhi doqonta usha agteeda kudhufo hadeey garanweydana gogeeda kudhufo, lays kuma heeysto inaad kudhalatay wadanka reer ogadenia lakiin ma waxaad tahay kuway ogadenku gumaysan jireen mise waxaad tahay kuway qoladaa lagumaysto sii gumaysan jireen adeey kuu taalaa kaatahay lakiin ma.ogid miyaa meesha laga gadoodo quudhsigu qiil maleeyahay maad aadid intaad kucaayeeyso gabdhaha meeshan waxaa cadaatay mahmaahdii somali ee aheeyd midgaan intay guri reer leeyahay dhaqayso ayaa keedii qundhay!!!!!waxaan soo saaray inaan ilaa hada nin iyo naag waxaad tahay lakala garaneey waayo meesha rag ayaa ubadan waxaadse mar walba caayey saa gabdho, gabadh miyaad tahay aan kuudeeyno ayagee?? mise ninbaad tahay hadaad tahay sidii nin uhadal, oo iska daa cayda dumarka, wey kudhaleen wayna kuladhalatay isku xishoo shame on you hadii aad udhaxeeyso ood tahay nimoow naagood nasiib daro magaranaayo meel aan kuugu sheegu ee raadso ayadana Ass whole
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 09:31 am from kililka walaalayaal reer q/dahare raali ahaada hana ilayaabina hadaan idincaayo waayo waxaan ahay nin kudhashay q/dahare kana dhashay qabiil kaad yasi jirteen ee midgaha marka hada cidna kama baqaayo waanan idin caayi saadnoo caayijirteen ahaa ahaa hadinkutaagnaato
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 03:19 pm doqon walba ha iska hadlo waryaa adaa midgaan uraya ah e ha isticmaalin magacayga yibir yahaw hadaad waydo magac anaa kuu raadinaya magacidinka laftiinaa midga ah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 04:08 pm from kilalka walaalayaal reer q/dahare maxaad igasugayseen waxaa iska kaydhalay hooyaday oo ah tumaal iyo aabahay oo ah midgaan marka waxaan idinkaga duwanahay malaha waadse nayastaan taasina waakhalad wayn ama meelkadhac saadaraadeed aniga ayaa kufaanaya hooyaday iyo tumaashii idhashay ee kabadala gabdhihiina magacyada xunxunka ah aan idiin guursanee heerbaadiyayaal
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 04:20 pm from kilalka waxaanan marnaba ilaawayn dhibaatada aynoogaysteen reer q/dahare waa uuka jeclaaday walaalkay gabadh oo ay udiideen iyagoo leh midgaan maguursado gadhahayaga waa yaabe wali masidiibaad gabdhaha ugu adagtihii waxaa aniga iga go an in aan guursado gabadh reer q/dahare ah aniga oo iska dhal ah ee ii raadiya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 07:28 pm to doqonka magaca waayay haku gafin umad aan waxba kaa galabsan doqonyahow cagdheer ooraga kula hadlay iska cila madhibaan wuu ku dhaamaaye you are nothing sawnagii gabadhii u qurux badnayd q/dahare guursanay warmoog baad tahay ee waanu isguursanaa reer q/dahare
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 10:41 pm kilalka reer q/dahare ha ilayaabina hadii aan labaxo [madhibaanboy] ama [ kilalka ] waa midgaan iyo caadadii hadba magac in uulabaxo hana iga xanaaqina waankaftamaynaa ee inkastood noodaraan jirteen hada lagabax
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 01:52 am nin walboow isa sax ama lacag ama naf ama talo. Waxkale majiro (ONLF) ilaahoow nagaqaad gumaysiga. War aan dagaalano.Anigu sanadkan dodoba dagaal ayaan lagalay gumaystaha (2001)oo aan u horay naftayda in aan ka imid USA. Waana kaguulasanay todadii dagaal ba.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 09:15 am To kililka waxaan kuu soo helay qabtii quudhsigu qiil maleeyahay mida kale adigoo kale gabdhahaanagu waxay dhahaan kaas kabo aan xidho taana niyada gasho
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 02:00 pm to alcadala sxb maxaad iigudiidi gabdhaha waxaan kukala duwanahay majero oo ahayn bakhtiga aan cuno mooyee dqon heer q/dahare ah iskadhe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 02:41 pm doqon dacaydheer baad tahay oo maangaab ah dadkuna way ku garanayaan inaad adiga uuni isbadbadalayay doqonimadana meel fog kama aadan keenin shan iyo toban jeer kililka iska dhig laakiin sidaa kililku kutagi maayo ee waa inoo dagaal doqon la kordhabay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 10:32 pm waryaadhaheen warhaduu doqon walba ifahmay saaxiibayaal quudhsigii waala soodhaafay iyo xiligii aan kabaha idiintoli jiray labadaba marka hada gabadh ayaan idinkarabaa reer q/dahare doqomo wada cagdheer ah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 01:10 am To kililka somali oo dhan ayaa kugusamaysay isolation marka kasoo dhaadhici iyaga, mida kale ilaa hada maxaa kaahortaagan inaad kaqabgasho dooda quudhsigu qiil maleeyahay???????????????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 01:23 am To reer qabri daharre walaalyaal waxaa igudhacday mahmahdii somali ee aheeyd hasha labada geel jecel dhexdooda ayuu libaax kudilaa waayo waxaan ahaan jiray nin iskaga caafimaad qaba nolashii aan kuhoos noolaan jiray dadka lakiin markaa imaada hada wadamda reer galbeed ayaan maraarugey waana laqabsan la,ahay taan doonaayay hada icaawiye mataydii hore ayaan kunoqdaa mise wabigan iwata ayaan dhexboodaa intaan kadhimanaayo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 02:44 am ninyhaw badawbaad tahay ee dad aan waxba kuu dhimin ha caayin waxaan umalaynayaa somalida waxaad ka adagtahay iyaga unbaa jira waxaan kuleeyahay qabiil cayga iska daa ciyaal raad wayn baad tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 01:07 am KU. Dhammaan walaaladeey reer qabridahare iyo kuwa jecel inay na ammaanaan. Waad salaaman tihiin. Marka hore aan mid kula horeeyo walaaladeey, farxad wayn bay ii tahay inaynu helnay goob aynu kuwada sheekaysanno mahadaana waxay u sugnaatay ALLAHANAGII nabaray sida wax loo qoro iyo sida wax loo akhriyo. Yaanan illaawin ninkii kadambeeyay dhisitaanka goobtan oo ah bro Sayid cabdi dhuub mahadsanid bro. Waxaan kaloo idin lee yahay walaalayaal yaan loo jawaabin kuwa jecel ammaanteenna maxaa yeelay waxay uhaystaan doqon inay cay tahay laakiin ma ogsoona inay tahay ujeedada cadawgeenna uu kadamacsan yahay oo ay kawadaan, DAACADNIMADEENNA in loo badelo DOQOMO, si aynu u noqonno dad laqdabo badan iyo qiyaamo badan oo dadka xoolahooda dhaca iyo siyaasi xun. ALLIHII naga dhigay DAACAD ayaa ku mahadsan. Marka ay yiraahdaan doqonow waa daacadow macnaheeda ee hala yiraahdo hee walaal maxaan kaa caawiyaa?. Walaalayaal aniga iyo inta magaaladayda joogta ee reer qabridahare waynu caafimaad qabnaa intii ilaahay lagu mahadiyo. Walaalayaal waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dardaarmayaa ILAAHAY cabsidiisa iyo cibaadadiisa iyo inaad diintiisa aad barataan meelkasta oo aad joogtaanba. Walaalayaal waxaan kaloo intaa idiin raacinayaa inaad xoolihiina ku bixisaan jihaadka waddankeena kajira intaad awoodaan haddaynaan nafteenna u hurayn. Walaalayaal sidaa iyo nabad gelyo ammaana allaah iyo isku qoraal dambe oo xiiso leh. Waa anigoo ah RAAGE B. SH. Y. { Nasteeeeeeeeeeeeeeeeeex } Nabadeey.!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 06:57 am Salaan dhamaan reer qabridahar. ka dib waxaan jeclahay in aan ka hadlo magaalada qabri dahar(Qabridahar sidey ahaan jirtey iyo sida ay maanta tahay)60 kii hore waxay aheyd magaalo laga xukumo dhamaan soomaali weyn oo dhan waxayna aheyd magaalo ay kulmisey dhamaan dadyoow kala gadisan,taasina waxay keentey in dadkeedu dhismaan xagga aqoonta iyo ilmaxnimada. haddaan barbar dhigo jawiga ay maanta ku jirto wax isu dhaw ma aha,haddaba akhristoow maxay kula tahay rayigaaga.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 07:23 am Salaanta islaamka kadib. Muxuu yahay rayigaaga reer qabridaharoow. meel kastoo aad ka tagto aduunka waxaad arki nin reerqabri dahar oo madax ka ah,ha noqoto community ha noqoto hay,addo samafal ha noqoto dhexgalka iyo u adeega bulshada u la noolyahay iyo waxyaalo kale macnaheygu waa dad wax tar leh. dhinaca kale way ku badan yihiin qurbaha. su,aal maxaa dhexdooda isku direy,maxay u arkii la yihiin inay dadkooda caawiyaan,maalinkasta gaajo ayaa loogu dhintaa qabridahar,halyeeygooda hadda ayaa cunta wax ka danqan ma jiro,xaggee la yihiin,ma waxaa la wayeey dadyar oo dadkooda caawiyo,ninkasta wuxuu ku mashquulsan yahay reerkooda aawey dadkii kale ,waxa habeen iyo maalin la laayo waa reerqabri dahar dadkooduna dagaal iyo nabad midna madoonayaan wax dagaaladu ka socdaan dhowrka qari waa aaga qabridahar waa wey ogaadeenkii kale.AKHRISTOOW MAXAAY KULA TAHAY,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 01:27 am If they are active, have the guts leadershipskills and full of energy, so let it be , no hard feelings.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 01:58 am KU:Ducaysane Walaal waad salaaman tahay. Salaan kadib. Walaal haddii aan fikraddayda ka hadlo waxaan ku oran lahaa dadaal fiican baad waddaa ee halkaaga kasii wad,sababtoo ah waa dhif iyo naadir cid ka hadasho arintaas. Anigu markaan arintaa geestayda ka eegay waxay igula muuqataa inay u baahantahay alle bari, waxaan ula jeedaa inaynu ILAAHAY wada barinno si uu dhibkaas nooga saaro iyo colaadaas illayn isagaa ah AL CASIISUL RAXMAAN.AAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN. Walaal hamoodin arintani mid aynu ku xallin karno awoodeena ama hadal oo kaliya. Tan oo kale waa tii la oran jiray walaal { LAA XOWLA WALAA QUWA ILLAA BILLAAHIL CADIIIIIIM }.! Walaal igu kaalmee inaynu dhahno ILAAHAYOW dadkeenna kala badbaadi oo saxariirta kasaar adaa ah AL RAZAAQUL FATAAX,AAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIN, oo adiguna ka caawi ciddaad ka caawin karto wuxuu ilaahay ku siiyay. walaal laakiin yaynaan had iyo goorba ku dharag dhacsan walaaladeen oo sheeko uun yaysan naga noqon. Sidaa nabad gelyo ammaana ALLAAH iyo isku qoraal dambe oo xiiso leh.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 03:19 am Ogaden iyo barya wadaadnimo ayaa isla nacay. War ha baryootaminee rag iska celi, aamin waxba kaa celin maysee. Warfaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 08:46 pm To: kiliga Iga raali ahoow magacaaga ma kare,waxaan la yaabanahay adiga oo sheeganaaya Maleey sababta aad ku keentay in aad gabdhaha reer Qaridahare caydo oo aad ku sheegto Hunqaaco,Madoow,aduunyooy xaalkaa ba,horta nin nasab ah in aadan ahayn waan ku gartay markii aad gabdhaha cayday,waxaan kale oo aan u maleynayaa in aad tahay mid Midgaan iska dhigaayo oo leh Midgaha ha lacaayo islehna nasab baad tahay si kastaba arintu ahaatee haddaad kaas tahay Midgaan waad ka xun tahay war soo tii dumarka laga xishoon jiray. Ninka la yiraahdo Midgaan Midgaano kuma dhalan waa dad Maleey ka yimd oo wax aan Somalidu cuni jirn ayuu cunay sida Ugaarta saas ayaa Midgaan ku noqday,war ha la xishoodo illaahayna ha laga baqo. Anigu reer qaridahare ma ihi waxii xun baana Midgaan u aqaanaa,haddii ay runtaa tahay oo aad Qaridahare ku dhalatay oo aad Midgaan tahay cuqdada iyo caytanka iska daa oo ka mid noqo umadaada iskana iloow wixii hore u dhacay Somaali oo dhan baa rogmatay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 03:45 am War reer qabridahar hadaad maqasho siicarar oo xagaa iyo nogob soo aad hadii kale faancidla ah agfadhi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 04:45 am To.RAAGE NASTEEX Marka hore waxaan salaanta islaamka ku salaamayaa dhamaan walaaladey reer qabridahare. intaas ka dib.raage waadku mahadsantahay fikradii aad ii soo gubisey,laakiin waa ruun in ilaahey quluubtooda is tuso mooye cid kale awood uma leh, mida kale qoom walba sida ay iska dhigaan ayeey noqdaan ,markaa waxaan dhamaan reer qabridahare uu sheegayaa in ogaadeen tashadey inay danahooda racaan.tusaale yar qola kasta oo ogaadeen ah waxay sameysteen urur yar oo ay ugu magacdareen qaaraan bileed,ururkaas waxay ugu tala galeen in ay baahidooda gaarka ah ku fushadaan sida haddii qof ka dhinto,qof safar ah oo u baahan in la sii gudbiyo.intaa waxa dheer in ay ku fikirayaan in ay dadkooda gudaha ku jira ka caawiyaan dhinaca samafalka ,sida dhisida isbitaal,iskool,iyo xoojinta nabadgelyada oo haddii qolka ku soo xadgudubto ay iska celinayaan . haddaba intaas aan soo sheegay oo dhan reer qabridahre waa ka dhaga la yihiin,waxayna ku mashquulsan yihiin arimo guud oo ogaadeen oo dhan ka seexdeen .maxa kaligeen ina daba dhigay ma anagaa mataleyna dadkaas oo dhan. anigu ma garan wax dadkeena dhooha ka qaadey. ugu dabeyntii haddii ay reerqabridahare sidan ku sii socdaan mar waa la sheeg xageey ku noolaan jireen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 05:03 am Adeeroow, waa runtaa in reer Qabidahare ay dantooda gaarka ah ilaawsanyihiin oo ay ku mashquulasanyihiin dan Ogaden , lakin suaashu waxaa weeye Ogaden ma kuu ogyahay, Waa maya. Sidaas darteed waxay danta Ogaden ku jirtaa in reeer Qabridahare ay dantooda u guntadaan. Waayo Ogaden reer Qabridahare laáantooda waxba noqonmayo, sidan hadday ku socotabna reer qabridahare waxba noqon maayaan. Dagaalka ugu badan waxaa loogu hayaa war maxaad u dadaalaysaan, iyo cuqdad baas oo meel ay ka timi aanan garanayn. Anigu waxaan joogaa Europe, waxaan socda dhadhaqaaq meel walba ka socda oo la doonayo in qooys walba uu is abaabulo. Marka maadaama Qabridahare ay tahay caloosha reer Cabdille, waxaa socda abaabul reer Cabdille ah, sidaa sameeya meel walba. Faysal
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 05:45 am Ducaysane iyo faysal midkiina caqli mahayo ee dadka kafadhiista. Ogaden oo gabiisuba hal qoys ah ayaad rabtaan in 100 meelood aad u kala qaadaan. adeer dhakhtarak kadhisan dhagaxbuur iyo kan dhisan wardheer ogaden waa isku mid. maxuma in wax lasamaysto laakiin sida aad idinku wax usheegteen mid meel lagu gaadhi ma'aha. maad dhahdaan ogaden aan dhisano wadankii. oo mar aan disno, qabridahare mar aan dhisno Dhagaxbuurm mar Goday, mar wardheer, mar fiiq etc. maxay tahay reer cabdile iyo sheekada raqiiska ah ee aad lakacdeen. war nimanayahaw hanoo jabinina cadawga. nabaday midnimo iyo iskaashi umbaa meel lagu gaadhaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 02:43 am To.MX2 Halkan dhagaxbuur ma laha ee orod jaahuryahow. mar danbane kuguma arki arko halkan .Only for Qabridahare people TO.Faysal Faysaloow fikradaas waa mid wanaagsan in ay reercabdile is abaabulaan .Anigu nafteydu waxan deganayhay (EU)waxaana jeclahay in aan tolkey tuso meeja ay taagan yihiin. Ee faysaloow halkaas ka sii wad.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 02:51 am To.MX2 Halkan dhagaxbuur ma laha ee orod jaahuryahow. mar danbane kuguma arki arko halkan .Only for Qabridahare people TO.Faysal Faysaloow fikradaas waa mid wanaagsan in ay reercabdile is abaabulaan .Anigu nafteydu waxan deganayhay (European countreis)waxaana jeclahay in aan tolkey tuso meeja ay taagan yihiin. Ee faysaloow halkaas ka sii wad.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 05:13 am To ducaysane waakaas tolkay caqligiisii. war adiga iyo reer dhagaxbuur maxaad kalatihiin. war ninayahaw xagee algaa hayaa oo baas. waryaa adiga oo kale reer qabridahare malahaan jirin ee xageed katimid. war ninyahaw waad bugutaa ee orad oo alah daawo waydiiso. mida kale walaal maxaad kutiri in aan reer Dhagaxbuur ahay. malaga yaabaa in aan reer Qabridahare ayahay. anigu maxaan sameeyay waxa aan uun kuusheegay waxii ay ila ahayd in umbaan sheegay. hadal iyo dhamaantii lasoco waxa aan ahay nin reer qabaridahare ah. laakiin dadka gobolkaas kunool oo dhan waa isku kaymid no matter qabiilka ay yihiin. anaadeerkay iyo kan shiikhaal waa isku keymid marka wadanka laga hadlayo. war nabaday. alaah ayaan kuu waydiin hayaa dawo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 06:17 pm miss dahere...... to Anony.......lemi ask you this question: you are everywhere in this somalinet thing. You click with any original.........all types. Am wondering if you know anything about GABDIDAHERE....i believe you do not know where it is......no hard feelings just mentioning.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 11:36 am To Duceysene walaal waan kusa laamay salaan kadib wax yaabo badan ood sheegtay waa runtaa, lakiin waxaad samaysay xad kabax. waxaan iskudayi inaan waraaqa haada kadhiibto fikradeyda, wixii Illah iga fahansiiyo, walaal waan kugu waafaqsanahay iney reer Qabri daharre aad iyo aad uhagradeen dad kooda waaya aad ayey oogu badan yihiin wadamada qurbaha, hadana majiro qof qoskiisa mooyee wax kusaabsan magaalada wada, hanaqoto ha,do samafal oo lalayeesho kacansaar, amaba NGO anyway wax hormar ah mayna sameen waana wax laga xumaado ragii kulamidka ahaa oo waliba kaayar iskadaa magaalee ineey dowlado ku maamulaan dhaqaalaha ay iska uruuriyaan meesha aan inagu magaalada Qabri daharre Dugsigii dhexe ee kuyaalay loo xidhaayo mushahaarkii ma,alinka oo lawaaay hospital keedana qalabka oogu way ee yaala yahay wiisito waa wax inaga ceeb inagu ah lagana xishoodo, intaas haku ekaato Qabri daharre 2 walaal kama waramo inaad tahay nin reer qabri daharre ah amaba reer ogadenia ah lakiin waad khaldanthay ee mardanba hakalaqybin dhagaxbuur iyo Qabri daharre waa isku midee, dhibaatada dhan ee wadanka kataagana waxa wada waa adoo kale, ma,aha wayaanka ka,imaaday goojan nabadeey dhalinyaro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 02:00 pm waan idin salaamay reer qabri taxigta waa iga suaale qabridaharaan tagoo dadkoo idili waa wada dakhranyahay ee bal iicadeeya arintaa iga yaabisay!!!!!!!!!! miyaad isu darantihiin oo budhkaad iska waraabisaan mise dadkaad kamaDAX JILICSANTIHIIN!!!!! HALAGA JAWAABO AFLAGAADANA HALADAAYO SALAAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 03:31 am Waxaan rabaa inaan halkan ka salaamo dhamaan dadka gobolka degan waxaan kaloo rabaa inaan ka hadlo biggan uu furay " SAYID ABDI DHUUB" Waxaan u arka bog ay ku kala warqaatan reer ceel xaar sida ay geela u dhaqdaa & meesha daaqisinta leh waxaan ahmay reer qorahay ama qabari dahare laakin markii aan u fiirsaday waxaa is dhaafsanaya fikradahooda inta reer ceel xaar ee iyagu ka xoroobay geelii ay dhaqan jireen waxaan taa u leeyahay kuma arkin qof kale oo reer ! """QORAXAY AH""""oo fikradiisa ku darsanay reer dhagaxbuur xitaa waa laga buriyay THAT MEANS ONLY FOR PEAOLE OF REER CEEL XAAR AND THEIR ANIMALS AFMADOW SOMALIA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 05:03 am To Mr Afmadaw Two words for u Get real!!!!!!!!!!!!!!!!! Urag
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 06:44 am Waan salaamey dhamaan reer-qabridahare. to.alcadaala Anigu waxaan ahay dhalad reerqabridahare,waxana aaminsan ahay cida aan ahay. intaas ka dib ma doonayo in aan wakhtigeyga ku sii lumiyo hadal aan naflaheyn. waxaana ficiin in aan ka doodno dhibaatooyinka farabadan ee dadkeena heysta. Inagu haddii ilaahey fursad noo siiyey inaan soo galno wadamada hor marey. maxaan tolkeen u qaban karnaa ha yaraato ama ha badnaate. haddaba sxb waxaad soo sheegtey dhibaatooyin dhowr ah oo heysata magaalada qabridahare, hadaba maxaa adiga kula quman. ileeyn qof kasta meel ayuu wax ka arkaaye.sidee u aragtaa in dhibaatadaa lagu xalin karo. XASUUSIN. AAN ISKU DEYNO IN AAN KALA FA,IIDEYSANO. KOLEY INAGA ISU XINIIYO WEYNE LIKE MX2.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 12, 2001 - 12:00 pm To Afmadow waan hubaa oo nin reer Afmadow ah maba yaqaano ceel xaar lakiin waxaan layaabanahay Aqli kugujira fara badnidiise Ass whole
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 12, 2001 - 01:13 pm To Duceysane walaal aad iyo aad ayaaad oo gu mahadsantahay su,aasha qiimaha leh eed iwaydiisay taas oo lagayaabo in meelo kalafog laga akhrisanaayo. sxb somalidu waxay dhahdaa "caano daatay dabadooda ayaa laqabtaa" waxaan hubaa reer qabri daharre wax kaga badan magaalo ahaan markii ladhaho dibad maanta majiro wax kudhawna majiro lakiin waxaa iswaydiin ubaahan maxay uqabtaan magaaladooda!! waxaan umaleey nin walba hoos ahaan ayuu isu qandhuftaa oo leeyahay Hoyaday iyo Aabahay ayaan biilaa taana waa doqonimo sidaan u,arko ani ahaan, war adoo hooyadaa iyo Aabahaa biilaaya ayaad hadana sadex dollar oon isku daray ayaa wax uqaban dadkii kale ee faraha badnaa cidna dibad usoo jirin, mana aha inaan ayaga biilo ee hadii aan udayac tiro hospitalka iyo iskuulka base ayaa wax wey u,ah ,walaalayaa sxbayaal jaanis ayaan heeysanaa, kaas oon ilaquman inaan kafaa,iideysano hala ogaada aduun baa wax laysu taraa ee aahkiro maya, thks marlabaad duceysane jawaabtuna waa sidan walaal aniga waxaa ila quman inaan ka,adkaano magaaladeena hospitalkeeda iyo school keeda, dhibaato xalintuna waa gumeeysiga wayeene injirleey oon isdhaafino,,, inataa waxaa kudari reer qabri daharow su,aasha duceysane way idiin wada taalaa ee iskudaya inaad dhiibataan firadiina,, duceysane adigu seed u,aragtaa maxaase kula quman? same question that u. ask me above Hugs from alcadaala bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 12, 2001 - 01:36 pm TO AFMADOW SAAXIIB WAA RUNTAA WAA ANIGA NINKA FUREY PAGEKAN WAXAANA U FUREY IN AY DHAMAAN REER QABRI DAHERE KU KAL WARQAATAAN OO LAGU KALA FAAIIDEYSTO UMA FURIN IN LA ISKU CAAYO MARKAAN ARKEY DAD BADAN OO DADKA KU CAAYAYANA WAAN ISKA DHAAFEY INAAN POST SOO DHAJIYO MARKAA WALAAL PAGEKAN DADKOO DHAN BUU U FUREN YAHEE KU SOO BIIR TOLKAA HADII AY REER CEELXAAR OO KALIYA WAX KU SOO QORAAN HA LA YAABIN WAA INTEEY DADKA KA HOREEYAANEE YAA U DIIDEY DADKA KALE INEEY FIGRADOODA DHIIBTAAN ADINKU WAXNA QORI MEYSAAN RUUXII WAX SOO QORENA WAAD QABSANEYSAAN WALAAHI WAA YAAB SIDAAS IYO NABEDGELYO WAA SAYIDKII OO LEH HA SAHWIYINA LABA RAGCO AYAA KA HADHEYEE/
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 12, 2001 - 04:14 pm walaalayaal waxaan ahay nin reer q/dahare ah siiba reer ceelxaar waxaan joogaa wadanka maraykanka mudo halsano ah waxaanan aad iyo aad ulayaabay markaan arkay aniga oo waxqori waxna akhrin sidaa daraadeed ayaa waxaan garanayaa in aad ilamidtihii ood garanaysaan sida geela loomaalo sidayda oo kale markahayga xanaaqina anaga ayaa iskahadalay ee sidaa iyo nabad galiyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 12:54 pm To Afmadow DOQONYAHOW FIKRAD HADAAD HEEYSID SOO DHIIBO HADII KALE SIDII DAMEERKII NAAQ LEE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 02:53 am ASALAAMU CALYKUM WARAXMATULAHI WABARAKAATUHU. WARYAA REER QABRI DAHARE SU AAL? WAYNU ISNAQAANAA DHAMAANTEEN MAGACAYGANA HALKAN AYAAN KU ARKAA ANIGUNA MA ISTICMAALAYO MARKA SIDEE AYEY WAX UJIRAAN HADA MAYNAGII AYAABA MAGACYADA ISKA XADAYNA WAAR MALAHA SIDAASU WAABA INAGU CEEB EE HALAGA FIIRSADO. HADAAN MAGACAYGA SHEEGANA WAA FAYSAL WARFA LABADUBANA HALKAN AYEY KU QORANYIHIIN HADII NIN ILA MAGAC AH JIRANA HALA II SOO SHEEGO WAY DHICI KARTAA EE. WAADMAHADSANTIHIIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 03:29 am Haye owowgiin la gub, taasi waa iga salaan raalina ahaada .eedooyin bal warama qolka waa horaa iigu danbaysay hasa yeeshee waan ku faraxsanahay in aad wali dabka qoryaha ku guraysaan oo reerkoo dhane meesha kulaalayo, keep it like that i liked realy.....and thank you all ........ lets agree that talking is good. Eedadiin kuligiin ama Ayaydiin Mrs Qabridahare
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 04:38 am To mrs you are a gay who is being fucked from behind by others. you have mistaken here and you should therefore go to your right place and talk there.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 16, 2001 - 05:06 am To: Alcadaala. u screwed up bro. what da hell r u talkin' about. don't be morron bro. take it easy, why r u so angary with nothing. u don't have to abuse others. if u cann't stad what they're writing, then don't come to this site. that girl didn't say anything to any1 so why insulting her. anyways be real bro. peace m out!
|