Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Ciid wanagsan beesha garxajis ee dagta dalka ethiobia waxaan leeyahay ciid wanagsan iyo wadan fiican oo nabad ah ku noolada waa garxajiska dago ethiopia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garxajis

Sunday, March 04, 2001 - 12:32 pm
ciid wanagsan waxaan doonyaa inaan is ku barano halkan guuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/galbeed

Monday, March 05, 2001 - 09:16 am
saaxiib dheh somali galbeed ama dhulka soomaaliyeed ee itoobiyaanku haysto waad salaamantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail

Tuesday, March 06, 2001 - 10:19 am
garxajis horta ciid wanaagsan marka hore waxaa haboonayd ina'ad dhamaan reer S/GALBEED uu dhan ina'ad is raaciso

oogaadeen iyo GARXAJIS waa walaalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 12:06 pm
CIID WANAAGSAN WALAAL RAG BAA LAGA KARI LA,YAHAY WAR DHULKA MAGACIISA SIIYA OO MEEL WALBA DOQONIMO LATAAGAN OGAADEENIYA GARXAJISAW IDINA MIYAAD BILAABAYSAAN GARXAJISIA.GUUL S/GALBEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalig

Wednesday, March 14, 2001 - 04:46 pm
ciid wanaagsan laakin waxaa haboonayd inaad iswarda raaciso garxajis iyo ogaadeenka waayo waa isku dagaan iyo isku cid

garxajis waa reer abtigey isaaqna iyagaa uugu gobsan