    MARAMAYDHMAN | Tuesday, March 06, 2001 - 09:43 am SIDA AAN OGNAHAY WAXAY AHAYD BEESHA sheekhaal DUCAADA GEESKA IYOBARIGA AFRIKA HADANA TAHAY HASA YEESHEE OGAADEEN OO AHAA CAWAAN AYAAN KUKARI WAYNAY DIINTII TAAS AYAANA KALIFTAY IN AAN DHEXDAGNO. WHITH MARAMAYDH & FARJANO'S REGARDS |
    Anonymous | Tuesday, March 13, 2001 - 12:33 am TO: SHEEKHAASH. Saxiib reerka aad sheegatay.ayaan wax yar usheegi; horta sida aan ognahay loogama aqoonbadna absama diinta taariikhna wayuleeyihiin, Midakale sheekhaash waxaaloodhaqaalayn jiray imikana loodhaqaaleeya si'xadakabaxsan cid aaddiin usheegteena majirto e idinka aaya diinta laydinku karila'yahay, waxaala'idiinla dhaqmojiray sidan; 1-waxaad iska dagi jirteen dagaanka seeraha ah,eeudhexeeya marreeraha daaroodku islaynayo /absamuhu. 2-xoolaha dadka idinka ayaaiska lahaa[siyaaro &karaamayn awgeed] 3-xoolaha markad ceelasha keentaan waala'idiin waraabinjiray xurmo awgeed. 4-gadhaha qurxan idinka ayaa iskalahaa xoolona waalaidiinku darijiray[xurmayn]. 5-ceelka ayaa laidiinqodijiray[ama kuwadadka ayaad iska cabijirten]. 6-nin aan sheeganin reerkaas ma'nabadgalijirin haduusocoto yahay. 7- guud ahaan ABSAMUHU way idin caabudi jireen,cid aanidinka ahayni illahay nooba baryijirin[ducadiina kaliya inla'aqbali ayaan aaminsanayn taasi waa ixtiraam &qiimayn ..]. maxaadse idinku noogu abaal gudeen sidan; 1-in aadisku kaaya dirtaan. 2-in aad nahabaartaan. 3-in aadsixir nagu laysaan,intaadtidhaahdaan awliyo ayaanunahay. 4-caruurta oodcudurada nagaga talaashaan ooninkii idinka ah eematalan T.B kudhacdo awliyo intuu isaga kaaya dhigo ayuu taxaliil nootufi jiray. 5- JAAJUUSNIMO,ilaa markuu istic maarkii reryurub soogalay wadanka aadnagu wadeen. WAXAASE LA'YAAB LEH; 1-maxaa idiinyeelay calaamada kiristaanka"+" ,ma'gaalaadtihiin. 2-maxaa ilaa isticmaarkii reeryurub idinka dhigay JAAJUUSIINTA? waxaa la'ogyahay inraga muuqda ee REERKAASI uwada shaqynjireen icticmaarka hadana usheqeeyaan. waxaad umuuqataan in aadtihiin cadaw ku dhexjiray soomaali ooillaahay kasooqabtay.lanafashiliyay inbadan ayaad qarsaten dagaalka aad kulajirteen umada soomaaliyeed. hadana waxaad kujirtaan tii ugudarayd;; 1-GO'aan waxaad kugaadheen in aad fashilisaan halgankii umada soomaaligalbeed kusoojirtay 120sano. 2-inaad xabashi si'aan islayaab &kala hadhmidna lahayn uraacdeen,waxaala yaableh inninkasta ooreerkaas ihi imika uuxiidhiidhlaleeyahay wadanka uujoogo safaarada ay itoobiya kuleedahay [cadawga taariikhiga ah ee soomaaliyeed]una jaajuuso halgamayaasha soomaaligalbeed. ugudanbaystii warma tawbadkeenaysaan walaalihiina makula noolaanaysaan walaaltinimo[sheekhaash waa ogaadeen juca dhashay]. waxaanan hubaa incid waxidinyeeshay midwax idiintartay mooyee ayna jirin hada hadaad tawbad keentaana sidii ayuunba la'idiinla dhaqmi,illahaw soohanuuni walaalahayo. |
    BIHINA MASARE | Sunday, March 25, 2001 - 09:55 am TO:MARAMYDHAN IYOANNONYMOUS Horta ogaden kama cawaansana somalida inteeda kale,iyaga iyo sheehkashna waa degaan wadaag ee wax kale oo mesha ku jira ma jirto waana arrin wakhti hore asaaskeeda dhidibada ay u aaseen awoowyashen,waxayna heshis ku ahaateen iyaga oo dhalasha ahaan kala duwan haddana in ay u wada nolaadaan walaalo ahaan.Nasiib daro waxay timid wakhtiyadii dambe oo xukumaddi siyaad barre bilowday in ay kala saarto aw iyo absame oo waligood mid ahaa nasib wanaagse dadka intiisa badan dar allah ay iskugu xidhnayeen,sababta oo ah waxay dadkani is dhex deganaayeen qarniyo iyaga oo ayna waxba u kala socnayn.Tusaale ahaan haddi nin absame ah u tago magaalo ku cusub ogow haddi uuna joogin tolkiis cidda ugu soo xigta waa shekhash ee lagama yaabo in uu darood raadsado,sida darteed ninki is yidhaada dab ka dhex shid isaga ayaa faraha kaga guban.Marabo in aan magacyo sheegsheego lakin dad magac iyo maamus ku leh ogaaden ayaa waxay damceen in ay abuuraan colaad guud oo dhexmarta absame iyo shekhaash balse nimankaasi lafahii ay ka dhasheen wax dhaafsisan oo haba yaraate ku raacay ma jirin,dabki ay shidayeena wuxu dhaafi waayey dagaal u dhexeeya laba raas oo daris ah.Midda kale maanta xataa fadhi ku dirirada ninka absame iyo ninka shekhaaleed ma joggan wali heer ayna waxba isula hadhin inkasta madmadow dad soo dhexgaliyeen sida darteed ama shekhash ahow ama absame waxaaba iska yar daldalool aad ka dhex hesho qoysas qarniyo soo wada dagana.Ma ogtahay in xamar dhexdeeda in 1991 qoryo la isugu qaatay dhowr qoys oo ka mid ahaa qoxtigii jalalaqsi oo xamar joogay markii ay dad damceen in ay darood ahaan u dilaan marki dambena moryaanti cali mahadi in ay xabaal mogi wada cad marsiisay,mase la socotaan tii ka dhex dhacday cumar jees iyo morgan markii niman shekhaash ah ay majeerten ku dileen jilib.Hadal iyo dhamaan Absame iyo shekhaal waa ul iyo dirkeed. Dhinaca kale haddan u soo noqdo ninka isku annonymous tariikhada cid been ka sheegi karta ayaa iska yar,shekhaash xayle silaase kumay odhan ushaada ninki aad ka qaadan karto ayaa loo dhibtaa ee dadki amxaarada dhulka ku wareejiyey waa la yaqaan waxxana ugu horeeyey Kaahin Muran,dhanaca jaajusnimaddana cariga somali galbeed waa la is wada yaqaan oo ogaden marka qabiil qabiil la isu kala qaado cid uga badan ma jirto wallow ay taasi ku imin karto badnaansha haddana kolay cid idiinka badnayd ma jirto.Dhinaca wax lahaanshaha waa wax cid kasta ogtahay in shekhaash miyi iyo magaalaba ay yihiin kuwa manaafacaadka ku haysta waana arrin ay kasbadeen ee ma'aha wax uu absame ku gacan qabtay,waxaad u fiirsata dhegaxbuur iyo jigjiga sheekhaash maqaamka ay ka taagan tahay degnaanshe ahaan.Taariikh ahaan dhegaxbuur ogaden wax ku yesha waa iska shalay jigjigana ninki magaalada oo kaliya ma'ahe dhulka ku wareegsan magaalada cid ku nool waa shekhaash.Caqli gal ma noqon karto in uu nin caydh ah kaalmeeyo mid taajir ah. Hadal waxaan ku soo xidha shekhaash waa dad isku imaan qaba waxay ay cid u raacanayaana ma jirto,ninki raba wax aan suuragal ahayn in uraadiyana waa hawl isaga u taala. |
    s/galbeedman | Tuesday, March 27, 2001 - 04:42 am TO: dhamaan, horta labadanin eehore way cadaysteen in ay yihiin niman qabiilk hadlaya oo aragti gaaban husocda waana dhibaatada soomaali haysata in ay dhalinyartii soomaalliyeed qabiil ufikiraan'''''''''' WAXAASE aad layaab uleh ninka isku dayay in uu xaqa qabilka sihufan uhadlo oo wax isusoodhawee kufikiro qarankii soomaaligalbeedna kiis aad uwayn kaglo waamidl yaableh ma'wuxuu aaminsanyahy ninkaasi in uu qabilku kamuhiimsanyahay qarnka waayaab?''''' REERsoomaaligalbeed wadad aad unsiibdran oo illaahay uqoray leel-leel iyo silic iyada oo la ogyahay in ay hlgan ugubadaiyeen dhmaan afrika ayaa hdna ayna waxraja ahkuhaynin, xaga uuninkani ka'hdlay ee ah cidbaa dhulxabashi kuwareejisay waxay tilmaamaysaa ninkaasi inuuna ahayn dadka taariikhda indha indheya ama daba galakusameeya. arintan waxaala ogyahay in uuna gumaysigii INGIRIISKU kalatashanin soomaalida sida uu ugalayo dholkoda aritaasna dhamaan aduuyadu wa wax ay kabaxantahay,taarikhda caalamkana inoogu jirata. waxaa cadaynaysa in ayna arinkaas waxaba kajirin, inuuna gumaysiga ingiriisku arinnocaas ah qorin ee uu sheegay ookaliya in uu tixraacyay sheegashada xabashida iyo heshiisya hore. dadka soomaaliyeed ee udhuun duleela taariikhda & siyaasda waxaycadeeyeen in aytahay arintaasi kutidi kuteen aan sal iyo raad midna lahayn. waxaakaliya ookuugu filan dhaliil in arintasi been abuurtaay XABASHIDU doodihii maxaafisha caalamka ay kuwada galayeen soomaalida ama jawaabaha ay kabixiso halgama yaasha rer soomaaligalbeed doodooda markaliya kuma ayna sheegin in dadka dhulka lihi in aydoorten oy kuwareejiyeen. hadaba walaal in aan inagu imika xabashi usamayno dooda ay wayday 100 sano oo kunidhaa "AGA AYAA IDIN DOORANAY" munaasab matahay mise waa khayaamo qaran??, qabilku ha is cayr cayrsade yaan qaranka lagu khaldamin isagu waalama kala anayste, oo dhamaan ayaa iskale'. |
    BIHINA MASARE | Saturday, March 31, 2001 - 12:56 pm TO:SOMALIGALBEEDMAN Cami aqoon daro taariikheed ima hayso oo waan la socda in uuna ingriis cidna kala tashan marku amxaaradda dhulka ku wareejinayey,haddii uu heli karana qaran soomaliyeed in uu dhismo ma ogolaadeen,laakin markii aan lahaa niman ayaa yidhi "ushaada ninki aad ka qaadan karto ayaa loo dhibta",waxay iga ahayd kaftan.laakiin ninkan Jidwaaq ee magaciisa qariyey ee marna iska dhigaya nin shekhaash ah marka kalana sheganaya absame ayaa karkaarka i dhafiyey. |
    S/G.BEEDMAN | Sunday, April 01, 2001 - 05:29 am TO:BIHINA MASARE, saaxiib waad kumahadsantahay hadaad kasoonoqotay in aad qaranka waxudhinto. ,taariikhdana dhalangadigeeduna waa khayaamoqaran e lasoco taas. Tankale walaal maxaad kugaratay in uu nindadkan qaba ilka dacaayadaynayaa yihiin Qabiilka aad sheegtay, walaalaow walali waad dhac dhacaysaa,soomaalinimadu hakudeeqdo ninyohow. |