Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): SOOMAALIYA OO (DOWLAD ISLAAM DHISATAY )WAY SOO SOCATAA OO DHULKEEDII (ITOOBIYA)KA RABTA (AMA JIHAAT AMA JIHAAT LA AAN)INTA XOOGAA GA YAR EE SOOMAALIDA( AMXAARO)DHAMAYN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALIYA

Thursday, March 08, 2001 - 10:37 am
HADA MA OGSOONTIHIIN IN SOOMAALIYA DOWLAD ISLAAM KA DHALATAY XOOGAA YAR LEE KA SOO HOR JEE DA KUWAASOO AMXAARO KULA HESHIISAY MADAX AAN KAA DHIGAA EE DHULKAAN BARWAAQADA II DAA ANAA NA DOWLADA KMG KU DUU LAA EE RIDAAYEE LAA KIIN HAL MID EY OGEEN SOOMAALI WALIGEED DAY MAYSO (WAA GEE SIYAAL)(OGAADEENOW)HANA SUGIWAYN WADA JIR AAN U JIHAADAY NAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colonell

Saturday, March 10, 2001 - 08:26 pm
colonel

W/calaykum bro soonaaliya walaal aad baan ugu farxi lahaa iney ka dhalato dowlad Islaama soomaliya ilaahayna waxba kuma aha,lakin armey......allow kheyr nooga dhig.

Walaalkey Dowlad islaama Taariikhda ama siirada Dib aynu u derisno fiirina sida lagu heley ma Gabdho iyo Guro cad cad oo la seexdo yaa lagu helay mise webiyaal dhiiga iyo arwaax badan oo loo hurey yaa lagu heley(ilaahay Gargaarkiisuna ka kow ahaa)Walaalayaalow Hurdada iyo riyoodka ha leyska daayo ee eyni waaqici ahaano.

Waxan ku soo gaba gabeynayaa aynu ogaano:Ciddeynu la dagaalameyno,sideynu ula dagaalameyno iyo Meesheynu kal dagaalameyno. W/billaahi towfiiq.