    JAMIILO | Friday, March 09, 2001 - 02:45 pm WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAYAA WARSAME FAARAX CABDI OGAADEEN REER CADILE REER NFD,, WUXUU AHAA CIIDAMADII DAWLADII SOOMAALIYA EE JOOGAY XUDUUDA GALDOGOB IYO BALAN BAL FADLAN RUUXII GARANAYA AH IIGUSOO QORO HALKAAN AAD AYAAN U RAADINAYAA GEERI&NOLOLBA |
    QAMAAN | Friday, March 09, 2001 - 08:11 pm JAMIILO, WALAAL NINKU REER CABDILE YUU KAYAHAY? |
    JAMIILO | Saturday, March 10, 2001 - 06:03 am to/qamaan walaal ma garanayo cidii uu ka ahaa reer cabdile intaa aan ku baafinayo uun baan ka garanayaa walaalow icaawi |
    FATUMO | Saturday, March 10, 2001 - 02:52 pm JAMIILA ABAAYO NINKA WALAALADII SHEEG WARBIXIN KALE MA KA HAYSAA,XAGEE KA DAGANAA OO KALE SOMALIYA. FATUMO |
    JAMIILO | Saturday, March 10, 2001 - 06:51 pm TO/FAATUMO WALAAL MAGARANAYO WALAALIHII ASAGA UUN BAN AQAANAY SOOMAALIYANA WUXUU AHAA CIIDAMADII DAWLADA EE FURINTA JOOGAY WUXUUNA AHAA OGAADEENKA REER NFD,,,,,, |
    Anonymous | Sunday, March 11, 2001 - 04:38 pm walaal soo sheg ogaadeen cidii kayahay haduu ahaa reer nfd ka baafi dhinaca soomaali kenya,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, |
    jamiilo | Sunday, March 18, 2001 - 06:56 am waryaa arkay ama yaqaan ninkaa......... |
    Anonymous | Wednesday, March 21, 2001 - 04:17 am Ku: Jamiilo walaal ninkaas alaha kuu soo dhaweeyo markale lakiin midbaan ku lee yahay adiga ninka intaa kugu dhaafay salaamadii adigana warkaa cadee haday wax kala jiraan ragu way badnaayene away saxiibadii sheeg magacyadooda hadii kala deydayo orgigaaga oo dinaahinta naga dhaaf baan kulee nahay !!!!!!!!! |