Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): ONLF MA DHAANTO SSDF,SNM,USC...WAA JABHAD QABIIL KU DHISAN!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADMAAX

Saturday, March 10, 2001 - 04:30 am
OGAADEENKU WAA INAY WAX KU QAATAAN QALADAADKI WALAALAHOODA SOOMAALIYEED OOY HORMUUD U NOQDAAN JABHAD AY U WADA DHAN YIHIIN SOOMAALIDA KU NOOL SOOMAALI GALBEED. JABHADAASOO AAN WADAN MAGAC QABIIL, U SHAQAYNIN DNO QABIIL KALIYA EE UJEEDADEEDA MUQADISKA AHI AY TAHAY XORAYNTA SOOMAALI GALBEED.
WASALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Monday, April 09, 2001 - 05:37 am
TO BADMAAX

sxb waad salaam tahay marka hore wax aan kuu sheegayaa onlf inay ka wamnaag san tahay kuwa aad soo sheegtay waayo kuwaasi wax ladagaalamayeen dad soomaali ah kuwanise waxay ladagaalamayaan cadaw ka duway ama waa kala laba waji ayaan odhankarnaa sidaa awgeed sxb wax aan kaa codosanayaa inaadan isku sooqaban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Monday, April 09, 2001 - 12:59 pm
Badmaax.

Salaan kadib. Fadlan marka hore ka fiirso inta aadan wax iska qorin.
Haddii ONLF ay tahay urrur qabiil laguguma casumeen oo kaalay oo talada wax ku darso ma'lagu dhaheen.
Waxaase, Xaqiiq ah in meel qabiil looga hadlaayo aanan lagu casumeen.

Adigu maa ka mid noqotid oo taladad wax ku darsatid ama dhinacaada iska abaabul oo dadka kale amaan sii.