Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Afar ayuu ogaedn yahay ee ila eega
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 12:49 pm
AFAR AYUU OGAADEEN ISKU DARSADAY'
1. DOQONIMO
2. FULAYNIMO
3. HUNGURWAYNE
4. QABWAYNI

1.WAXAANA CADAYN AH WAXYAABAHAN SOO SOCDA HADAY BEENTAHAY HA II QARININA.
WAA DOQON OO WAXAA CADAYN U AH MAALINBA WAXAA KAXAYSTA QABIIL OO QODAXDA ISKAGAG BIXIYA KADIBNA ISKA CAYDHIYA WAANA LA KALA KAXAYSTAA.
2. WAA FULAY OO WAXAA CADAYN U AH OGADEN WAXUU DAGAA SADEX WADAN MIDNANA MAANTA KAMA HADLI KARO KAMANA TALIYO WAXAANA KU XUKUMA MARBA WIXII MEESHAAS LAJOOGA OO WAA QABIILKA KALIYA EE AAN MAANTA LAHAY HAL MEEL OO AY KATALIYAAN.
3.WAY HUNGURI WAYNYIHIIN OO WAXAA CADAYN U AH WAA JAAJUUSIIN WAXAA LAHELAA NIN WALAALKII KU GATA WAXYAR AMA WAXA LOO KALA KAXAYSTO WAA HUNGURI MARBA MID LOO SHEEGO MARKA WAA HUNGURIYAAN AAN LAHAYN QADIYAD EE RAACA WAXAY MARKAA CUNAAN.

4.WAY QABWAYNYIHIIN OO AYAGII AAN WAXBA AHAYN AYEY MEEL WALBA WAXAY LATAAGANYIHIIN OGADEN IYO OGADENIA YAA KU HAYSTA MAYSE WAX KU TARAAN WAA QAB AAN LOO QABIN. INTAAS HADII AAN BEEN KU SHEEGAY WAAN KANOQONAYAA QORALKAYGA OO AAD CADAYN KEENTAAN HADII KALE MEESHA OGADEN BAAN AHAYDA KALA TAGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XADAAR

Saturday, March 10, 2001 - 02:03 pm
war niman yahw jidwaaqda maxaa dhibaato haysata!!!
meel alle meeshay maraan dhulka soomaaliyeed waxaa la odhan sow ogaden ma tihidin iyo annagu ogadeen baanu naqaan ee noo soo mara iyaga. nimanka magacii ogadeen ayaa ku noqday dhuxul daba.

dhibaatada jidwaaq

1- laangaabbni
2- iyagoo somalida kale ku tiriso ogaden
2- iyagoo iska dhaadhiciyay in ogaden gumaysto.

war nimanyahow haddii ilaahay tiradiina yareeyay
dhulkiiniina axmaaro iyo somali kale gacanta u galiayay maxaad ogaden ku galaysaan?.

waar nimanyahow cuqdada iska saara kollaba iidinkama darraanayno cadawgiina kalee, guushanaduna waa guushiinee.

INAAD ISKU RAACDAAN IN OGADEN IDIN GUMAYSTO WAA ARRIN AAD KU KHALDANTIHIIN OGADENA AAD DAMBI KAGA GALAYSIIN.

QORAALKAYGA WAAN KA NOQON HADDAAD II KEENTAAN WAX SIDAAS KA DUWAN.

NABAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

j/waaqman

Saturday, March 10, 2001 - 02:31 pm
to xadaar waxaan ahay nin jidwaaqa ma ogi ilaahbaa
igu oge waxa qoray laakiin waxaan ku dhaaran inay
idinka cuqdadi idinku jirto waayo ninka wax qoray jidwaaq baan ahay ma dhihin ee adiga unbaa walaalkaa ilaahay ku tusay ee kor u fikir oo cuqdada iska saar dadkala yayna walaalkaa kugu dirin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaaden-yaqaan

Saturday, March 10, 2001 - 04:03 pm
ninka is qarinayoow anigaa runtii jawaab kuu haya anigoo mj ah oo ogaadeen dhaqan yaqaan ee isa sheeg qabiilkaad tahay jawaab deg deg ah ayaankuu hayaa mana fiicna in aad su;aal nawaydiisay hadana adigu aad isa soo muujin wayday marka yaan u jawaabnaa jawaabtu waa iscadee
4ta wax aad sheegtay wax ka jiro ma jirto laakeen waxaan kuu hubaa in ninman gob ah ay yihiin.
hadii aad nin rag ah aad tahay qabiil kaaga soo sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halgan

Saturday, March 10, 2001 - 07:34 pm
To. Anonymouse Dhabayaco ama Idoor labadiinaba Tigree yaa sadex idinku qaba ood jaajuusiin utihiin mida labaad waxaad tiri hadii aan qaldanahy iqabta waad qaladantahay qanistii ku dhashay wase Ogaden soo baro taariikhdiisa kadib hadal Ogaden waa dadka indinkoo Ingiriiska u xaraysan oo naagihiina iyo ragiinaba dabada ka waso Ogaden idin ka xoreeyay marka Ogaden nacaybkaga waxba kagama qaadi kartid ee haa is daalin TO. J/waaqman waan ku salaamay salaan kadib ninka labaxay magaca Xadaar ma aha Ogaden marka yaan laga faa iidaysan dhaxdeena Ogaden iyo j/waaq waa dad walaal ah marka be ation br

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Sunday, March 11, 2001 - 01:46 am
anonymouse

saxiib credit keena sifiican usoobaar, ogow in ninki ugu horeyey oo african ah ee diyaarad lagula dagaalamo inuu kadhashay OGADEN, Alla ha unaxariistee SAYID MOHAMED ma ilaawday!!!!
ogow kumanaan asookale ah iney Ogadeen ka dhasheen.

midakale ma waxaa rabtey inaan dagaalki ahliga ahaa ee soomaaliya aan maatida iyo caruurta leyno?
Ogaadeen waa dad samar leh, anagoo awoodno inaan adiga iyo kuwaad kadhalatayba sidaan doono kayeelno ayaan illaah dartii uga jeesaney.

saxiib, dagaal Ogaadeen baynu unahay taasna mid aan adiga iyo inta kulamidka ah aan credit oogadoonayno ma aha ee taariikhdaa qortay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XADAAR

Sunday, March 11, 2001 - 07:27 am
HALGAN

Ka daa saaxiib ha ka eed galin majeerteen iyo iidoorr. labadaba waanu naqaanaa meesha ay naga caayaan iyo nidaamkay noo caayaan. maxaa yeelay labadooduba cuqdad magac ogaden kama qabaan waana si walboon hoos ka tuur u leenahayna waanu naqaan wadaday soo maraan. bal aad ugu fiirso.
laakiin waxaan marayaa in ninka qoray hadalkaas uu yahay jidwaaq.
ALLOW YAA BAADHA.

MARKA HADDAY JIDWAAQ U MALAYSAY INAANU GUMAYSANO OONU DANO KUWOODA KA HORTAAGANAHAY DEE HA LA SOO SHIR TAGEEN HADDII KALE MIYAY NAGA QABATAA ANAGOO DHALASHO UGU XIGNA INAY SIDAAS NOO FOGEEYAAN.

Haddii aadan ka war hayn jidwaaq waxay maanta taagan tahay heer ay ku yidhaahdaan AXMAARABA nama gumaysato ee OGADEN ayaa na gumaysta.

hadalkaygaa inaan ka noqdo waa habeenkii xalay aha
xumaana igama aha ee ee xaqiiqo weeye.

nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABRI BAYAX

Sunday, March 11, 2001 - 05:25 pm
TO DUGAAGA DACIIFKA AH EE ISKU MAGACAABAY XADAAR
WAXAAD TAHAY XAAR OGADENA MATIHID EE WAXAA TAHAY
WAXKALE DOON DAD WADA DHASHAY DAB KA DHEXSHIDAYA JIDWAAQ CIDI MA GUMAYSATO AAN GUMAYSIGA UMADA
SOMALIYEED WADA GUMAYSTA AHAYN CID GUMAYSAN KARTAANA MAJIRTO CID WAANALA GUMAYSTAA TIDHAA OO JIDWAAQ AHINA MAJIRTO ANIGU HADA ADIGA
KUUMA JAWAABAYO OO WAXAA TAHAY BAA ISKA YAR
LAAKIIN JIDWAAQ IYO OGADEN DAL IYO DAN BAA KA DHAXAYSA FIKRADA KALA DUWANA WAY QABAAN TAAS MACNAHEEDU MA AHA INLA IS CAAYO EE HADII LOO BAAHDO WAXBAA LA ISKA WAYDIIN KARAA EE ADIGA IYO KII TOPIGA QORAY LABA LABA DACIIF BAAD TIHIIN EE
UMADA XUMA ABUURNIMADA KALA TAGA
SIDAA IYO NABADGALYO MR BAAAAAAAAAAAAAAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MISS SHILABO

Monday, March 12, 2001 - 01:16 am
Salaam Dhamaan

QABRIBAYAX

Ina adeeeer afkaada caano lagu qabay runtii waxaad u hadashay sidii RAGA OGADENKA LAGU YIQIIN.

Maan gaabnimadu waa dhibato aad u wayne, laysmo waydinayo in uu yahay maangaab qofka la baxay Anonymouse balse waxaa ceeb sii ah in sida uu doonayo loogu jawaabo.

Ilmo aderayaal ogaden in uusan laheen sifoyinkaas cidna isma waydinayso ee yaa laysku mashqulin dadka meesha dhaw wax ka eega aniga waxan arkaa in aan leeyahay hal cadaw kaasna waa TIGREE.


NABADEEEEEEEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadhikudirir

Monday, March 12, 2001 - 02:23 am
to xadaar
waxaan walaal kuu sheegayaa in ay wada dhasheen jidwaaq iyo ogaaden maxaa ku qaadey oo aad walaalahaa u heysataa
waa ilma absame dadka kale ee meesha soo gala
ayaa idinla yaban
tankale wax aadan hubin mafiicno in aad dadkula dhashey u ceydo ee waxaan filayaa adaan
aheyn reerka aad sheegeyso absame hal cadow ayuu leeyahey waana kan axmaarada ee ogaada
nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 01:05 pm
dadka neehsa isuguyimid ayaa lagu tilmaamikaraa in ay yihiin waxmagarad iyo waliba waxoosh waxaa kale oo ay soomaalidu ku maah maahdaa afcaytamaa ninkiis ayuu kuyaal. waxaan idiin sheegilayaa waxaa laydin waydiiyey su.aal kamana aydaan jawaabin hadayna jirin arintaasu maadkeentaan cadayn kabadalan taas waxaan fillayaa waxaydaan haynin wax cadayn ah mida kale aabahay ayaa geel lahaa anaa dameera leh ayaa dhaanta hadii ina cabdile xassan halyey ahaa maanta maxaadhaysaa bal waxuun lasoo shirtag ha uun caytamine hadii kale hooyadaa wase iyo waxa ay maangaabiinta adoo kale ah ay ku hadlaan ku soo qor meesha waar hadii aad wax haysaan wax keena mida kale qabiilkayga waxaan ahay wiil soomaaliyeed inta aad sheegteena ma ihi ee dad ka kadaaya aflagaadada. madoonayo in aan caytamo mana doonayo in aan cid danbi kagalo sidaan qoraakaygii hore ku sheegay hadii aad cadayn keentaan itusinaya waxaan qoray in ay beenyihiin waan kallaabanayaa qoraalkayga balse idinkoon waxba iikeenin halkaas haka caytamina
waan kabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m/x

Tuesday, March 13, 2001 - 06:08 am
maalin wanaagsan ama habeen wanaagsan dhamaantiinba.
To: anonymous, waa ninka bilaabay qoraalka, sxb horta ogaden somali isaga ayaa oogu caqli badan oogu ilbaxsan, oogu fir fircoon.
waayo east africa waxa ay ladagi la'dahay waa ogaden dartii waa marka xaqiiqda laga hadlo, taas maxay kutusinaysaa in ay fulaynimo kadheertahay, kana. east africa ogaden meel uuna kadagin ma'leh taas maxay kutusinaysaa in ay yihiin dad fir fircoon oo kahor ilbaxay somalida kale ee tuuladii ay kudhasheen waligood uun hoostaagan. kacaqli badan somalida kale oo waxa ay fahmeen ruuxa bini aadmiga ahu in oo kunoolaan karo meeshii uu kadhashay awowgii meel aan ahayn in uu kunoolaan karo taas oo keentay maanta in ay east africa iyagu meelkasta wax kayihiin.
caqligii iyo figradii laga tagay 16 century ee ahaa qolad qoladaysiga miyaa caqli ah.
mawaxaa caqli ah somaliya oo gabageeduba 5 milion ah in uu mid walba dhaho aniga ayaa dawlad ah.
caqliga aad ii sheegi iyo wadan katalinita aad ii sheegi makan ahbaa somaliland, jubaland, and so on. sxb ogaden taas waa kadheeraday oo waa kagudbay oo caqligiisa ayaa siin waayay in laba tuulo uu kumagacaabo dawlada aan waliba aduunka laga aqoonsanayn. ogaden waxa uu kataliyaa east africa inteeda badan, xaqiiqdana waad lasocotaa.
midakale hadii aad caqli adugu leedahay maxaad ooga xishootay in aad sheegto meesha aad kasoo jeedo, ceeb ma'aha in ruuxa labarto meesha uu kasoojeedo ee waxaa ceeb ah in laqariyo shaqsiyadaada. hadii ay ceebtahay alaah ayaan ayaado quraan ah kusheegeen qabiilada, ama maher xalaal ah lama raadiyeen.
waxaa nasiiib daro ah in ruux adiga oo kale ah oo caqligiisu iyo aqoontiisuba gaabantahay nooc walba uu u mad idil wax kasheego.
midakale hal ogaw qab wayninimadu waxa ay kamidtahay raganimda waayo ruuxu in uu wax yar hamidiisa kadhigo waxaa kanawanaagsan in uu wax wayn hamiyo taas waxaa kamid ay aad qab waynaato. marka waxa aan filaayaa adiga dadka aad ladagantahay ayaa hoos kuudhiga oo kuyasa. saas soo ma'aha sxb!!!
midakale hal ogaw sxb
majeerteen = ogaden
ogaden=majeerteen
all darood= ogaden
ogaden=darood
ogaden is a brother of other daroods
daroods are brothers of ogadens
all darood are bones and its marrow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGAADE

Wednesday, March 14, 2001 - 08:18 am
WAR BAL UKAADIYA AABAHAA DHAGTA SALKEEDA LAGA CADAAB WAA FULAYO AA WAR TOLOW KUWEEBUU ARKAY
WAR AABIHII LACADAAB MIYAADAN TAARIIKHDA WAXBABA KA'AKHRISAN ALLAW YAA ISKUUL KUGEEYA
WAR HEEDHE WAXAN AAD OGAADEENKA CAYDA UGA DHIGAYSO
WAA WAX SOOMAALIDA OODHAN AY LAQABAAN
TOLOW MAQABIILKIISAA CEEBAHAAS OODHAN KASALIIM AH
NINYAHAW WAXAA CUQDAD'AH UMBAA KUHAYSEE QABIIL KASTA OOSOOMAALIYEED INTA AAD SHEEGTAY WAA LAGA HELAA ANIGU MADOONAYO INAAN CAAYO QABIILKA AAD TAHAY SAA MABA OQAANO'E LAAKIIN AQLI GAABNIDAADA AYAA INLACAAYO MUDAN .
BALSE AAN KUU SHEEGO QABIILKA OGAADEEN QOYS AMA
HAL REER MA'AHA WAA DAD BADAN WAX WALBANA WAA LAGA HELAA SIDA QOF DOQON AH QOF HUNGURI WAYN IYO
MID FULAY AHBA BAL INTAAD DIB ULAABATID SOO WAYDII
DADKA AAD KUKALSOONTAHAY .KADIBNA KUSOO LAABO
GOLAHAN THEN WE'ILL TALK.
RAGA KALE EE KAJAWAABAY ARINTAN WAAD DADAASHEEN
LAKIIN WALIGAA HA'ISKUDAYIN INAAD INTAAD WAX ISKA MALAYSID QABIIL DHAN CAYDID RUNTII WAA MEEL KADHAC WAANA INTA UU RAADINAYO NACASKA DOODA FURAY
QOFKASTA OOD UJAWAABAYSAAN FADLAN QANCIYA LAAKIIN
QABIILKALE YAAN LA'AFLAGAADEYN GAAR'AHAAN WALAALEHEENA JIDWAAQ OO MARKASTA AYNAGA DHEXEYSO TOLNIMO DARIS WANAAG .
OGAADEENA WUXUU LEEYAHAY MUCAARAD AAD UBADAN
TAAS KUTALA GALA DULQAAD BADAN AYAA LOOBAAHANYAHAY
SIDAAS IYO NABADGALYO..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

q/bayax

Wednesday, March 14, 2001 - 12:56 pm
to ogaade waad mahadsantahay ee hala fahmo maangaabka waxaas oo kale qoraya danta uu leeyahay
wixii laga hadlaana hanoqdo wax umada u dana oo isku soo dhawaynayo waxaan usheegayaa qof kasta
oo meesha wax ku qoraya haduu isleeyahay laguma
arko in malaaig ay garbaha usaarantahay oo waxan oo dhan ilaahay hortii lagaa waydiindoono
hadaba waxaan leeyahay qofkii wax qorayaa caqli
ha kudaro isaga oo xusuusan waxa uu qorayo in amaamalaahi laga su aali doono
waad salaamantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qorraxey will

Friday, March 16, 2001 - 01:40 am
salaan dhamaan

runtii ninka mesha wax ku qoray ma banaana in loo jawaabo, maxaayeelay aqligiisa ayaa aad u hooseeya, marka waxuu danbaajinaya umada quman una horseedayaa , aaqibo xumo, marka waxaa ila haboon in aan laga wargurin, waxaas oo kale.

soomaalidu waa isku mid, sida uu Ogaade sheegay reer soomaali ah ama aduunka dad aan intaas uu sheegay laga helin majirto waana arin Ilaahi ah.
sxbyaal doodan bilaamicnaha ah halkaas ku xidhi.
reeraha kale ee Soomliyeedna yaan lacaayin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 16, 2001 - 03:43 pm
to.ogaade/ q/bayax/ iyo qorraxey will.
waxaan umalaynayaa in aana boqalkan nacas ee meesha isugu yimid uwada jawaabi karaynin balse sadexdan nacas ee ugu danbeeyey ayaan lahadlayaa oo kahadlay maskaxdooda oo aad uhoosaysa waxaan filayaa in aydaan ahayn dad lala hadli karo ama mudanba in hadal lagu khasaariyo maskax yaridiina darteed.
wax uu qoray ninka layidhaah ogaade miyuuna iskool ka akhrisanin taariikhda ogaden ka ama waydiinin dadka hadaba taariikhda waxaa ugu jirta fulaynimo ogaadeen sidaadana iskama hadlayee wax kasta oo aan qorayo waxaan kuu keenayaa cadaynteedii hadaba hadii aadtahay qof wax garanaya markii lalahaa wayshaan uxidhay reer subeer wiil ufura waaye wadhaadaytidhaadaba baqay wagackasiiyaane alow may wadnaha joojiyaan waaxidkaa jira ee miyeyna tilmaamaynin fulaynimadina mise idin kamid ma aha reer subeer.
ok. takale markii laydin lahaa doqonkii ogaadeen ahaa doolo laga qaadye loo diid danood iyo haduu dagi lahaa ciid miyeyna tilmaamaynin doqon nimo iyo waliba fulay nimo karka se aad leedahay qabiil walba way ku jiraan waa run oo qabiil walba waa laga heli karaa laakiin idinkaa ku magac bixiyey waxayna soomaalidu ku maah maahdaa mayd maxaa ugu danbeeyey iyo waa kaas lasii wado fulaynimadiina hadayba muuqataa maxaa laydiinka haystaa kismayo hadii aad geesiyiin tihiin midase aad leedahay soomaali ayaa nala qabta soomaali ha ceebaysanin majeraan qabiil soomaaliyeed oo maanta qabiil katira yar iyo mid katira badan midnaba ka haysto xaruntoodii markaas ayaad rabtaan in aad soomaali ku uus duugataan ceebtiina mida kale ee ninka idinka koreeya waxa uu qoray ogaadeen waa ilbax waa waxaan wali lamaqal waa doqon mooyee waa ilbax hadii ay bariga afrika meelkasta kadagaan meel kasta waa lagu gumaystaa waxaana ku gumaysta dadkay ladagaan xaataa adoon ayaa gumaysata dadkaad sheegaysaan magaranayo il adaygiina waxaad meesha isla soo tubteen waxaa idiin qumanayd in aad kala dhuumataan hadana sifiican ayaan dadka idiinku sii sheegi hadaydaan aamusin waxaa laga yaabaa sidaan idiin aqaan in aydaan idinka qaar idinka kamid ah oo iminka aniga afka igu soo taagaya in uusan idiin garanaynin runtii anigu maana rabin in aan intaas oo dhan wada sheego dusha sare ayaan idiinka mariyey balse idinka ayaa hoos usii daganaya waana waxaad waligiin taqanaan ali dhuux ayaa arintaas inbadan idinkaga eed sheegtay mida kale qofkii raba shaqsinimo waxaan filayaa intaad iisoo qorto in le eg ayaan kuu soo qorayaa inkastoo mar hore layidhi runsheeg waa ceeb sheeg hadana run ayuunbaan sheegay ee madabbaa waxaa layidhi raga way kanixisaa ee madisho intaas hadaydaan awalba ogayna doqonimadii ayuunbaa idinku sii cad ee macasalaama. nacasey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALAALAHA JIDWAAQ

Friday, March 16, 2001 - 05:13 pm
WAAR YAA ALLA YAQAAN IYO RASUULKIISA SALAWAATULAAH
CALAYHI WASALAAM WAAR UMADAN ILLAAHAY EE XASADNIMADA IYO CUQDADU DISHAY BAL EEGA
WAAR NINKA MAGACIISA QARIYAYOOW HADAATAHAY NIN
NASAB AH OO XIL IYO XOOLABALEH MAXAAD MAGACAAGA
LAQARINAYSAA MAWAXAAD TAHAY DADKA ABSAMAHA
ISKAGA DHEXNOOL EE CARUURTA NOO XALAALEEYA
SADAQADANA GURTA AMA GURANJIRAY ILAA IYO WALIGOOD.
WALEE SOOMAALI WAYKALA BAXDAY OO MEESHII AAD UGUURI LAHAYD ADIGAY KUU TAALAA KUDHEX NOOLAASHO
DANBE OO AAD ABSAME KUDHEX NOOLAATO WAYHADHAY
SIDAY ABGAAL IYO GALGALBA UKALA GUUREEN AYAAD
ADNA MEEL USOORAADSAN MAGAN DANBE IYO HALADHAAFO
MASAAKIINTA XOOLANA HALASIIYO WAATA KEENTAY
INAAD ISKU DAYDO CAY AAN MACNO LAHAYN INAAD HALKAN KASOOJEEDISO,MARKAA DIYAARGAROW SIDAAD UGUURI LAHAYD INTAANUU WAQTIGU KAADHICIN.

HALKANA WAXAAN KULAHADLAYAA NINKA LAYIRAA XADAAR SAAXIIB HADAAD TAHAY NIN OGAADEEN AH OO DHAB AH
HADAL XUMADA AAD KUHADASHAY EE AAD KU AFLAGAADAYSAY <JIDWAAQ>KAAMA QABATO WAANA ARIN
XAALMARIN MUDAN SIDA UU DHAQANKA ABSAME AHAAN- JIRAY WAYNA INAWADA MAQLAAN DHAMAAN DHALINYARTA KU ABTIRSATA AFARTA ILMO ABSAME IYO ADEERKOOD
WIIL IYO GABADH BA.HADABA HADAATAHAY NIN ABSAMA
AH OO AADAN AHAYN MAACUUNTA NAGUDHEXNOOL
EE AY CUQDADU GOOGOOYSAY HADALADAADA DIB UGAFIIRSO XAALMARIN DAGDAGAANA LAGAAGA BAAHANYAHAY,MAXAAYEELAY NIN JIDWAAQ KU ABTIRSADA
OO MANIDII JIDWAAQ ABSAME AH LAGAMA YAABO
INUU XUMAATO IYO WARXUMO TASHIIL ULAYIMAADO
NIN WALAALKIIYA OO WADA DHALASHO KADHAXAYSO
ISKUNA WADAN IYO DANO AH, MARKAA ILLAAHAY WAXAAN KABARYAYAA INUU TOOFIIQDA WAAFAJIYO ILLMA ABSAME IYO ADEERKOOD,DHIBKUNA WAXUU KATAAGANYAHAY
WAA LABADA GACMOOD EE UGU WAAWEYN ABSAMAHA
EE UMA WADA DHAMA ABSAMAHA INTIISA KALE
WAA JIDWAAQ IYO OGAADEEN
WAXAANSE ILLAAHAY KABARYAYAA INUU ILLAAHAY
IS TUSO JECEYLKOODA AAMIIN WAYNA IMAN
INSHA ALAAH.CADAWGIINANA WAA LAWAAYI AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JABHAD

Friday, March 16, 2001 - 06:01 pm
to anynomous
ma waxaad tahay raggii gaalka xabashi gabdhahooda ku soori jirey si ay Ogaadeen ula tartamaan, mise waxaad ahayd kuwii ciilka u dhintay si ay mar uun ogaadeen ooga hoos baxaan oo markii qabiillada kale ay ladagaalamayaan usoo hoosaasi jirey, mise
waxaad tahay naag niman ogaadeen ah ay soo fureen
oo masayr iyo ciil la googo'day???
mise laan gaabkii ehlu naarnimada lagu sheegay ee cuqdaddu dishay oon aakhiro iyo adduun meelna kaga jirin baad tahay.
eegga xaaladda soomaaliya k ajirta waa dowlad la'aan iyo baaba. haddii aad leedahay qaska ha la dhex boodo ooo dhoooqada ha la qasto waanu ka sharaf weynnahay arimahaas oo laangaabka meel ay carrurtooda gaystaan aan heysan baannu u daynay
go to GARISSA WAA MAGAALO AY CAMIREEN OGAADEENKII JUBADA HOOSE OO NOLOL QABOW BAY KA HELEEN INTA AY
HABARGIDIR IYO ILKAYARTU QASAYAAAN ARLADA ISKA KUFSANAYAAN GABDHAHII AY DHALEEN.
ALL IN ALL WE ARE ACTIVE MEMBERS OF KENYAN GOVERNMENT , ETHIOPIAN GOVT,
AND WE WILL BE ACTIVE IN FUTURE SOMALI GOVT WHEN IT COMES TO EXISTENCE......REER BAADIYAHA IS CEYRSANAYA EE AAN HEYSAN MEEL AY CARUUURTA IYO REERAHA GEYSTAAN LET THEM BE IN HELL.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 10:50 pm
TO: DHAMAAN, waxaan odhanlahaa ha'lafahmo kuwa
Nijaasta'ah eemagacyada dadka adeegsanaya yaana la'idiindhuuman ABSAMOW waan hubaa dadaka sida qaldan ABSAME qaarkii kutilmaamaayi in ayna udhalan rer ka.
waryaa yidhi ABSAME halookala adeegsado magacyo kala duwan, waa qoya batay oo aad uda'yare?

waxaanan usheegayaa kuwa ABSAME [ama qaybihiisa kaladuwan] waxka sheega yaa in aaba yaashii xoriyada caaqkuyiin waxaana lagutilmaamikaraa kuwaa CAAQUL WAALIDIIN.
ABSAME waxay ishayaan reer YURUB &YUHUUDA iyaga ayana gumaysta, XABASHI iyo KIINIYA iyo qabaailka soomaalida eeiska masaakiinta ahina waxba kama qaadi karaan.
ABSAME isaga ayaa SOOMAALI xoreeyay,barayna waxa layidhaahdo xornimo macneheeda.
sidookale iyaga ayaa dumiyay dawladii digtaatoorkii SIYAAD BARRE[laakiin markii iyaga ladulmiyay ayay soomaalidii masaakiinta ayayd dhisan kariwayday dawlad].
ABSAME ninkii waxka sheegaa waanin waxka'sheegay; ilbaxnimadaii ITALY,GEREAKiyo CHAINA oo xaqiiqjirta ayuu inkiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 10:59 pm
TO:DHAMAAN, waa anigii oo marlabaad soo noqday,
waxaan doonayaa in aan waxyarkataabto, waxa uuqoray ninka furay PAGEkan
saaxiib waxaad umuuqataa inaad tahay dadka ay cuqdadu hayso[maxaa la'iiga batay ami]
ogaadeen /ABSAME waadadkii waxykaadhigay inta illaahay kasokaysa,
1-waa geesiyaal la'ogyahay
2- gumaysigu waa xaga reer yurube ma'aha afrikaan taana waxan la'qabnaa cidkasta oola'adkaaday dagaalki 1aad ee aduunka[sida JARMAL iyo islaamka].hadii idinku aad xorawdeena anaga ayaa idin xoraynay waanad ogtahay xataa islaamnimada anaga ayaa idiinku sabab ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 02:59 am
maxaa laydiinka waayey nin qudha oo runta sheega waxaa layidhi magaraabe waa gaal ninkka layidhaah jabhad ayaa waxa uu leeyahay mawaxaad namooday dadka aan meel aytagaan haysanin hadii aad xaqiiqada kahadlayso xabad ayaa lagaaga saaraye mawaxaad uga tagtay maslaxo iyo qasnacayb iyo dirir sokeeye mafiicna waxba hadal mataro hadii aan runta laysugu garaabaynin ama ninkii runta sheega kor loo fananayo mida aad leedahay laangaabkii layidhi waa lacadaabi taasu waa jeebkaaga ilaahay laan gaab iyo laandheerre mala jecla qofkii asaga sidhab ah u caabuda ayuu ujecl yahay sida quraan kkiisa ku cad ee ilaahay hakabeensheegin bal adaa laan dheere ah ee ku gal janada camal la aan waa waxaan jirintaasu. ninka kaa hooseeya ayaa asna waxa uu qoray ogadeen waa geesiyaal marka hanoo sheego waxay geesiyaal ku yihiin waaba waxaan raadinayne ee ilaa iyo mar hore ayaaban leenahay keena cadayn haday gesiyaal yihiin waxaan kaasugaynaa cadayn. midalabaad waxaad qortay gumaysigu waa xaga reer yurub ee ma aha waxkale taasuna waa khayaali aad iska dhaadhicisay reer yurub kuma gumaystaan ee hadii aan runta kahadalno idinka ayaa is gumaysta tusaale ahaan ethiopia waxaa la dagaalma kooxo hubaysan waxaana raacsan in kabadan inta kasoo horjeeda waxaa jirta oo kale in aan intaasba ahayn oo iskaga dhexnool hadaba kadagaalamaya iyo kajaajuuska ah iyo ka la jaajuusiba waa ogaadeen kaladilayo iyo kandilayana waa lamid hadaba taasu waxay kutusinkartaa i ayna reer yurub shaqo idinku lahayn ee dhexdiina wax kasoconayaa ayna jirin marka dad ilbax ah sidaas mayeelaan ee waa dad aan waxba kala ogayn ayaan dhihikaraa waxay soomaalidu ku maah maahdaa tiisa daryeelaa tukale daneeya warmaxaad soomaali xoraynaysaan idinkii ayaaba gumaysi ku jiree horta waxbaba xaroobina ee bal hal dhinac isu raaca sidaas haysaga daba wareegaysanina ee ilbanimadiinuse masidanaaba ninkii ilmax ah waa in ay kamuuqato takale anigu run ayuunbaan sheegayaaye cuqdadi ima hayso mana jicli runtii xumaatada ogaadeen iyo qabiil kale midna waayo waxaan ka helayaaban majiraan haday wax ku dhacaan waxaan heli lahaana kuma waayayo waxaana heleena kuma helayo sidaa daraadeed waa dad islaam ah soomaalina ah balse wixii run ah ayaan laga xanaaqin ama laga caytamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 04:53 am
TO: ninkan danbe, saxiib kolay waxaad umuuqataanin inkiraya xaqiiqjirtay ootaariikhi ah;matalan inuu absame xoreeyay somali waxaa kuudaliil ah oo kaliya ninkii udagaalamay xuriyada soomaali yuu ahaa[sayidmaxamed mataqaanaa?]mise waxaa tahay kuwuu kakari la'aa gumaysiga? sidookale XAAWO TAAKO MA"TAQAANAA?
mise waxaadtahay kuwidilay iyada ooleh SOOMAALIYA HA'NOOLAATO?
Mataqaanaa fikrada SOOMAALI wayn iyo xornimo beesha aykabilaabatay[jigjiga taariikhdu markay ahayd 1943dii]mise waxaad tahay kuwii lagu karila'aa?

dhanka'kale waxaa kuugu filan inuu gumaysigu yahay REER YURUB JAAHILNIMADAADA AADAN LA"SOCONIN TAARIIKHDA SOOMAALIYEED,waxaan kuodhanlahaa sooakhri HIsoomaalida markaana kusoonoqo NETKa.
wuxuu hadalkaagu kadhiganyahay:falasdhiin iyadaa isgumaysata,kashmiir,muslimiinta filipiin iyo dhaman mujtamacyada gumaysiga kujira ee aduunka.
waxaan jeclaan lahaa in aad islaanimadaada iyo caqligaagaba dib ugunoqoto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Sunday, March 18, 2001 - 09:57 pm
Wallee ogaadeen waa lahelay.
Way adagtahay inay rumeeyo inay ogaden wax xoreeyeen ama ay awoodaan inay hadda wax xoreeyaan.
Sayid Maxamed Cabdulle Xasan allaha u naxariistee jinsi ahaanbuu ogaadeen kasoo jeedaa oo qudha yaan waxlai'sku khaldin nin dhaqan dhulbahante nolol dhulbahante iyo taageero dhulbahante leh ayuu ahaa wuxuu kadiriraye dhul dhulbahante dadkii saldhigga u ahaana waxay ahaayeen dhulbahante.
Qabiil ogaadeen ah oo ladhihi karo majority bay utageersanaayeen Sayidka waa BAHGERI bahgarina sidaad lasocto inkastooy yihiin dadka ugu dagaalyahansan ogadeen haddana mamatali karaan sababtoo ah waa afar lafood oo yar Isaq aadan, Maxaad aadan, Jabraa'iil iyo Reer xamar. Dad badan ma'aha. Ogaadeen badankiisu Waa Subayr ayagaa ugu badan madaxna u ah ogaadeen, uguna caansan wixii ayaga laga arko ayuunbaa ogaaden loo qaadi.
Mucaaradkii ugu darraa ee daraawiishta wuxuu ahaa Isaaq, nambarka labaadna wuxuu ahaa Ogaadeen, lanasoco qabiilka kaliya ee soomaali ah ee iskudayey inay sayidka dilaan gummaadaanna wixii lasocday ogaadeenbaa kajirey, waxaan dhihi karaa 80 % ogaadeen daraawiisha wuu kasoo horjeeday wuxuuna ahaa cadowga ugu daran ee ay lahayd, Imaatanka axmaarada dhulka soomaaliyeedna waxaa lahaa Maxamed subayr waxayna ahayd nacayb ay uqabeen Sayidka darteed, waa ceeb marka maanta inaad kufaantaan Daraawiish halyayadii soomaaliyeed.
Waxyaabaha lagasheegayo ogaadeen hadda waa wax soomaalidu ay ka'aaminsantahay inta taqaanno. Saydka laftiisa ayaaba qaar sheegay qaarka kalena dad badanbaa sheegay waase wax lala qabo oo qolo walba ceebaheeda way leedahay waxay noqotoba.
Sidaad rabtaan u difaaca sharaftiinna laakiin halshay iska ilaaliya inaad daraawiish sheegataan ood kufaantaan. Haddii qabiil soomaliyeed sheeganayo waxaa u mudan dhulbahante waayo waa qabiilka kaliy ee ay majority taagertay Daraawiish dhulkooda kudirirtay khasaaraha ugu ba'aanna kasoo gaadhay daraawiish.
Dhulbahante "I call them Dervish People".
Ogaden inuu aqoonyahanno leeyahay waxgaradna leeyahay dadka soomalida ah ee ladagona lamidyahay wax shaki ah iigama jiro kana doodi maayo laakiin qabiil ogaadeen tiradiisa leh oo rafaadka maanta ogaadeen haysto uu haysto dhulka soomaalidu dagto majiro.
Maxaa ugu wacan marka?.
Halshay oo uusan qofna xusin goobtan( ogaadeen cadow asaga ayaa isu ah cadow kale malaha horumar iyo wanaag uu gaadho asaga ayaa iskahortaagan, hadduu asaga walaaloobo isna aamino soomaalida kale oo dhan waxbuu dheeraan, haddii kale rafaad kusheeg, waana arrinta ay saydka ugasoo horjeedeen Maxamed Subayr).
Ninbaa kismaayo yidhi ogaadeenbaa laga haystaa, runtii waa fikrad khalada arrintaa way jirtaa inay ogaadeen ugu badanyihiin gobolkaas laakiin magaalada kismaayo waxay udhaxaysaa inta qabiil ee wadodagto ee soomaaliyeed hal qabiilla malaha ama marreexaan, ama majeerteen ama cid kale waa magaalo soomaliyeed qofkii caqli lahow garo.

Marmarbaan iswaydiiyaa aaway ogaadeen dhallinyaradii usoo kacday ee waxusoo baratay waayo dadkaa waxaa baryahan hoggaanka uhayey dadaan kanaxayn.
Waa iga intaas
Nuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 03:43 pm
TO.nuur waadmahadsantahay nuurow sida aad xaqiiqada uga hadashay waxayse ku xuntahay waxay soomaidu ku maah maahdaa runsheeg waa ceebsheeg waa sida aad usheegtay ee sayid maxamed ragii ugu horreeyey ee weeraray waxay ahaayeen maxamed subeer waxayna ku weerareen kala kicii gurdumi markii ladilay abtigii sayidka ayaga oo umalaynaya
takale ogaadeen waxyar mooyee waxay lasocdeen axmaaro iyo ingiriis tan kismayana runtii ayagu way ugu danbeeyeen wax lagu dilo dagaan ahaana way uleeyihiin kama hadlayo dadka magaalada dagan oo dee magaalo cid walbaa dagta balse waxaa laga hadlayaa waa dagaanka miyiga marka taana aygaa ugu badan runtii dad badan way leeyihiin wax walba oo dadku leeyahay balse waxaan kahadlayaa sida loo badanyahay odgaden waan usheegay in dhibka oo dhan ayaga yahay laakiin midkasta wax ayuuba iska soo qorayaa oo iska dhigi in oo asaga kaliya waxgaranayo hada nin ayaa waxuu qoray waxaad inkiraysaa xaqiiqada waxayna lamidtahay sida kaashmiir falastiin oo aadti dhaahdo ayaga ayaa isgumaysanaya waxaad kahadashay kaliya figradaada in ayna lamid ahayna waxaa kuugu xaqiiqa ah horta hadii aad tahay ogaden kaligaa matihid xog ogaal waxaa lagayaa baa aniga oo aan ahayn ogaden in aan kaaga xog ogaalsanahay waxa kajir waxaana kagaranayaa sida aad uhadlayso waxaadtahay nin aan waxba kala soconin waxaana filayaa waxaad ubaahantahay in si bal balaadhan wax laguugu dhigo tusaale ahaan markaan lahaa ogaadeen asaga ayaa is gumaysta miyayna runtay ahayn in badan oo ogaadeen ah aylasocdaan axmaarada kuna jaajuusaan ninkii ay umaleeyaan in uuyahay o.n.l.f. ama itixaad oo ninkii laga arko in aykamuuqato waxoogaa wadaadnimo ah axmaarada loo sheegaynin hadii aadan waxyaabahaas lasoconin soo warayso kadibna ku soo noqo net ka hadaba nin inaareerkiis jaajuusayo sideebuu ku xoroobi asagu bida kale eed leedahay soomali ayey xoreeyeen ayagu yeu isku halaynayeen markay soomaali soo xoraynayeen ayana lagumaysanayey caqligaaga dib ugu noqo waad ku doodi kartaa waan kaqayb qaadanay balse markaad lasoo taagantihiin anaga ayaa soomooli xoraynay idinkiina wali laydin gumaysto kaladaa isma dabooshee waan kabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Tuesday, March 20, 2001 - 12:01 am
Ogaadeen, qabiil noqonwaa markaad dib ugu noqoto taariikhda siduu qarnigii 19aad ubillowday lama arag ogaadeen iswata in isaga la'isu adeegsado mooyee, ama inuu saga idabargooyo.
Haddii ogaadeen qabiil noqonwaayey qaran manoqon?.
Jawaabta waa maya looma baahna inuu qofku is indhotiro, waayo haddaan geedka hoos kasoo fuuliwaayo way adagtahay inaan fiintada uga fadhiisto. Waxay dad badan rajaynayaan inuun wax iskadhacaan balse waxaan laga shaqayn lana qorshayn iskamadhacaan.
Fashilaadda ugu way ee uu ogaadeen qabiil ahaan ufashilmay waxaa ugu cadcad Arrinta Kismayo bal ila'eeg. Waxaa usuurtoobi wayday inay odoyaashii ogaadeen hal siyaasad oo madaxbannaan kaqaataan Qadiyaddaa ama ha xumaato ama hafiicnaato, way dhici wayday waxay ukalabaxeen ugu yaraan afar dhinac oo kaagadaranta afartaba ay taageranyihiin hoosna yimmaadaan dadaan ayaga waxu oggolayn waxna larabin.
Haddaad qabiil noqonwaydo Qaranna noqonmaysid.
Haddaad markaad nabadda tahay midoobiwaydidid markaad colaad kujirto mamidoobi kartid.
Intaasaan ugabaxay
Nuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 12:20 am
TO:LABADAN NIN EE ISDAALIYAY XAQIIQDANA ISKA INDHA TIRAYA,
dhibaatada taagan soomaaali wayrogmatay oo qabiil iyo qudhun ayaa kasoo hadhay, waxaanan umalayn hadiilayidhaahdo NABI MUXAMED reer hebel ayuu ahaa qaarbaa diidi lahaa oo ka'bixi lahaa DIINTA,
absame uma baahna maanta iyo oqaadeen toona in la'amaano,cidii waxka'sheegaysaana waxay rabto ha'sheegto.
sababtoo ah waa kurkii soomaaliyeed,umana baahna inQEEXID maanta.
SAYID MAXAMED waalayaqaanaa,sababta isticmaarku ABSAME UGU QAYBIYAY xabashi iyo keenyana wala'yaqaanaa[oo waa mas madaxa ayaa laga dilaa,soomaali ayuu madaxa ka'dilayay].
laakiin soomaaliyeey idinkuna ma GUMAYSIGA ayaadnooraacdeen,ma'u egnahay markaad eegto dadku sida ay ugu xiisaysan yihiin waxka'sheegida ABSAME, inaanu nahay BOQORTOOYO DACIIFTAY.
nin soomaali ah oo golxob aad udheer wata ayaynin tooray wata islaayeen ,toorayleh ahaa la'dhacay ninkii tooraydii[ma uusan moodaynin ninka qolxobka wataainay colaado eer nafiskajar gaadhay] markaa ayuu yidhigolxoble"war iska kaysii dhuuq-dhuuq ANUUNBAA KAAGA DANBAYNE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAuuf

Tuesday, March 20, 2001 - 12:25 am
to Anonymous

waryaah Ogaaden baan wax u sheegay iyo waa sidaas waxba kuu tarimaysee dadka hadalkooda u daaa wax Ilaahay yaqaana matihide.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIDWAAQ-BOY

Tuesday, March 20, 2001 - 02:18 pm
saaxiib afarta aad sheegtayba ee ah doqonimada, hunguri-waynida, fulaynimada iyo qabwaynidaba ogaadeenka waa lagu hayn jiray ee haday ku dhibayso danahaaga ka raaco!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 02:26 pm
TO ra uuf ilaahay adiga miyaa iiga yid miyaadse iga xigtaa waxaa laga yaabaa in aan anigu kaaga dhawahay waxaana lagu raaciyey taada hadii aadtahay qof allah yaqaana waxaanse kuumalayn in aadan waxba kala soconin ala haku hanuuniyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEN

Tuesday, March 20, 2001 - 03:00 pm
MR NUUR <DHULBAHANTE>IYO KANKALE EE KABAQDAY INUU ISSHEEGO.
WAAD SALAAMNATIHIIN
SALAAN KADIB
KAAGAN DHULBAHANTE ANAGA DAWLADAA NAHAYSTA CIDII RABTABA HANOO AF CELISEE
LAAKIIN ADIGA QABAAIL BAA KU HAYSTA.IIDOOR MAJEERTEEN HADANA HAWIYAA KU DAMAACISAN EE UQAYBSAN AYAGA
MARKAAD LEEDAHAY DARAAWIISH DHULBAHANTAY AHAYD MAGARAN MACNAHEEDA MIYANA DHULBAHANTUHU LAHAYN KUWA MUCAARAD AH OO XATAA GARAADKINII LOO DILIN SIDAA AWGEED MIYUUNA AHAYN KII KUDHAADANAYAY SAYIDKA MARKUU JABAY CALI DHUUX MEESHUU NAF BIDAY MIYAAD ILAWDAY!!!!!!!!!!!!
MARKAY KOOX FALAAGA AHI DOONTAY INAY DISHO KII BADBAADIYAY SOO MAXAMED SUBEER MA AHAYN REER ISAAQ
AFHAYEENKIISU SOO MAKAAHIIL MA AHAYN<DHIQLE> OO REER KOODOO IDHAMI LAMA SOCON XATAA SULDAANADOODA SIDA GUULEED HAGOOG IYO WIILKIISA RAFLE, SULDAAN CABDUL CILMI XAASAY
SXB OGAADEENKU WAAQARAN HALMEELA MAWADA MARI KARO
EE WAX MACQUULAH SHEEG.
TA GUMAYSIGA QOLA SOOMAALIYEED OON WAX LAGA HAYSAN MAJIRTO LAAKIIN WAXAAAD BARATEEN KOLBA SIDAAD DOONTAAN INAAD UHADASHAAN OO MARKII LADHOHO DHULKA OGADEN WAXAA TIRAAHDAAN WAA LAWADA LEEYAHAY MARKA LAYIDHAAHDO OGAADEEN WAA LAHAYSTAANA WAXAAAD DHAHDAAN ISAGAA LEH!!!!!!!!!!!!
KA KALE MAGARAMI KARO SABABTOO AH WAXAAD KUDHICI LADAHAY INAAAD IS SHEEGTO OOWAAD BIQAYSAA NIN AAD XATAA IN AAD QABIILKAAGA USHEEGTO AAD KABIQINA WAA LAYAAB IN AAD KU SHEEGTO FULAYNIMO!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anna waykan

Wednesday, March 21, 2001 - 12:03 pm
war ogaadeen waxii lagu yiqiin waa laga la'yahay
inay wax dhacaan laayaan boobaan dilaan yasaan ummada hogaamiyaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 02:26 pm
TO. ogaden saaxiib waxaan kabaqanayaa hadii aan qabiilkayga kuusheego in ay nafta naxdini kaaga baxdo sidii ninkii reer ciraaq ee la odhan jiray xajaaj. marka waxaad ku fiicantahay in aana kuu sheegin.
kakale ee isku magacaabay anna waykan waxaas waad maqashay ee maxaad aragtay intaa cagsigeedda ayaad aragtay. ninkakale ee isku magacaabay jidwaaq war ninyahaow dadkaba wax wax garanaya adaa ku jira waadna mahadsantahay intii ayuunbay diidanyihiin oo muranka keentay ee haday ogolyihiin muranba mayimaadeen!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 02:18 pm
xaqiiqdii j/waaq waa nimanka Daarood ugu gobsan ogaadenkuna waxba la sheego kama badna laakiin way uun ka faan iyo barobaagaando badan yihiin sida taarikhda lagu hayo waagii hore Daaroodka waxa xukumi jiray qabiilada Bartire iyo jidwaaq,Ogaadeen waa doqon ninkii ina c/xasan baa xataa sheegay oo iyga ahaa waana siduu ninkii habryoonis usheegay ogaadeen waa gama,san yahay Siyaad baroo aad dhasheen baa wax idinka dhigay hortoo la idnma aqoon Absame waxa laga yaqaanay J/waaq,Bartire iwm aamus doqonkii Daarood iyo kii soomaaliyeedba adaa isku darsadee dabaalyahaw dacayda dheeri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wallaal jira

Friday, March 23, 2001 - 09:07 am
waxaan filayay in wuxuu soo jeediyaya walaalkiin aad bal kawada hadli doontaan ilaa iyo hadase waxaa ka muuqda in dhamaan wixii uu sheegay wallaalkiin ay idinku cadahay hadii aad tihiin ogaadeen,affartii qodab waxay yihiin wax ku cad qabiilkiina ogaadeen,fadlan waxa laga hadlo hada kadib bal ha noqdo maxaan kubadalaa tilmaamhaas.
waxayna ila tahay in aan amaan u jeedino wallaalkeen arimahaas nagu tilmaayaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XADAAR

Friday, March 23, 2001 - 10:22 am
GOOR HORE AYAAN IDIIN SHEEGAY IN NINKA WAXA SOO QORAYAA YAHAY LAANGAABKII JIDWAAQ.

JIDWAAQ OO IDIL QABIIL KA MIDA REER IASAAAQA OO LA YIDHAAHDO REER DALAL GUULEED AYAA SIDA AWRKII KU DOOBYA IYANA WAA KA GOOJIYAAN SIDA HALIHII.

ANIGU WAXAAN GARAN WAAYAY IN JIDWAAQU AY DOONAYAAN INAAN SI RASMI AH U GUMAYSANNO WIXII HADDA KA BILAABMA. ILAAN HADDABA WAY NA HAFRAYAANE.

SXBAAL REER JIDWAAQ AMA SUN CABBA AMA TOORI ISMARIYA OGADEN WALIGII WUU IDINKA SARRAYN.

KHIYAALIGA KA BAXA JIDWAAQ. INTERNET CAY AAD KU QORATAY KU CADHO FURFURIMAYSO E.

ISAAAQ OO DAMBANE WALLEE WAANAN IDINKA CELININ.

TA KALE DEE MA QURBAAD NAGU DIIDAYSIIN ILLEEN WADDANKIIBA IDINKOO SANKA KA TOLAN AYAAD NA DABA NOSHLAYSAANE.

KUWAANU ADDOONSANNOW NABAADIIN.
OGAADANA ANAGGA IYO IDDOOOR WAANU IDIN QAYBASANAYNAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Sunday, March 25, 2001 - 04:17 am
to. xadaarrow maxaa ku daba dhigay jidwaaq adi miyaa cuqdad kaqaba maxaadse ku ogaatay ninka afarta qodob qoray in uu yahay jidwaaq hadaba waxaan kugula talin lahaa faraha kaqaad walaaladaa soomaaliyeed oo aadan wax cadayn ah ku haynin in ay ayagu qoreen waana kuu sheegi ee ma aha jidwaaq ninka wax qoray waana nin ogaadeen ah sida ku cad erayadiisa dadkana raali gali hadii aadtahay nin garqaadanaya. takale waxaan idin waydiiyey miyeydaan si caadi ah uga doodi karin idin koon caytamin hadii lagu yidhaah hebal waa sidaas adiga oo aan dagaalamin caytamina ayaa sifiican looga hadlaa hadii aad dood kaqabto sida adoo keena caday eedaas in ay beentahay iyo adoo waydiinaya cadayn waxa lagugu sheegayo in laguu cadeeyo hadiikale waxaad noqonaysaa doqontii layidhi hasha qaad ee tidhi qaadimaayo waxayna heli kartay in ay dhahdo maqaadi karo si loo caawiyo ilaahadana kuma arkin nin si dagan arinsaas uga doodaya waa nasiibdaro in teeda la eg hadii nagala waayo qof qudha oo fahma wayga aan leenahay hadaba waxay aniga ilatahay yaan waxba lays daalinin qofkii haya caqli saliim ah oo uukaga doodo si dagan ha uga doodo kiikalana waxba yuusan caayin qabiila kale oo laga yaabo in ayna wax lug ah ku lahayn arintaas waan kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BEENDIID

Sunday, March 25, 2001 - 12:54 pm
ANIGU SAAN QABO NINKA BOGAN FURAY OO AH NIN CAAQILA RUNTII WAXAAN ODHAN LAHAA WAA NIN OGAADEENA ANIGA OO TIXRAACAYA SIDUU UKALA OGYAHAY GOLDULEELOOYINKA AY UMADAASI LEEDAHAY IYO SIDUU UCADHO GUUBAABINAYO MARQUDHA RUUX DAREEMAYNA INAGUMA JIRO WAXA UU SHEEGAYANA XAQIIQADAY DARIS LAYIHIIN WAXII TUSAALE AAN USOO QAADAN LAHAANA ISAGAA JILIBKA KUXAADHAY UGU DAMBAYSTII ANIGA OO XUBIN KA AH DADKA AY DOODANI KHUSAYSO WQAXAAN DHIHI LAHAA INTAYNAAN WAX DAMBE SOO QORIN IRIDAHA UU WIILKU AMA GABADHU SHEEGTAY AAN SOO AWDNO INTA KA HORAYSASE OGAADEENAW MEELAHA LAGU KAFTAMO HA KUSOO NOQONINA WAAHADII AAD DAD DUBLEH OOXISHOOD IYO INA YAXYAX KUJIRO AAD TIHIIN HADII KALE SOOMAALI WAR ISKUMA SEEGANAE MEELKASTA WAXA LAYNAGU SHEEGAYO OO AAN LA WAHELININ AYNU BARAQ LASOO NIDHAAHNO DAD YAR OO RUUXII BOGAN FURAY KU JIRO AYAA MAHADSAN BY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KADA

Monday, March 26, 2001 - 08:40 am
LAANGAAB WAA MUNAAFIQ, WAANA XAQIIQ. KOLKA JIDWAAQAY DEE ISKA DAROORYAMA OO SIDA ODAY-JIRJIRROOLAHA KOLBA MIDABKA ISKA BADALA.

XADAAROW HA KU SOO LAABAN HALKAN SIDAAD U JEEDABA WAXA KUWADA SHEEKAYSANAYA WAA MASAAKIINTII REER WAAQE.


WAAQ-WUUQ ETC.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEEN

Monday, March 26, 2001 - 10:52 am
OGAADEEN HALA OGAADO KAN ISKU MAGA CAABI XAADAR IYO KA MEESHA FURAYR WAA ISLA QOF.
WUXUUNA IGA JEEDAA ISKU DIL RAG WADA DHASHAY EE YAANA MAQLIN NIN DANBE OO JIDWAAQ WAX KASHEEGA
SHARAFTA JIDWAAQ WAA MID OGAADEEN SIDOO KALE CAYDA OGAADEEEN WAA CAY JIDWAAQ MAXAAD II LA KALA WADAA WAA ISLA HALKIIYE