We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 01:17 am Ciidamada RRAda ayaa sheeganayo inay qabsadeen degmada bu'aale oo hadda ay gacanta ugu jirto, sidoo kale uu booqasho kutagay meeshaa guddoomiye kuxigeenka RRAda Sheekh Adan Madoobe. Axmed
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 03:22 am br inaaad hada iska leedahay ayaa laga yaaba balse reerka deegaan kaas dega ama shegta B iyo T toona ma aha kama hadlayo Cowlyahan ahaan balse Absame ahaan marka wax walba waa suurta gal ninkii seexdaa sciisu dibi dhaly
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 04:22 am Shukri Huunno waxaan warka ka'akhriyey Boggan oon maanta booqday ahna bog aad ugu dhow xog'ogaalna u ah RRAda. HTTP://www.arlaadi.com. nabadgalyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 05:19 am Axamed waxaad sheegtay in magalada Bu.aale la qabsaday adii laqabsaday bu.aale absame maruday misee uu ka guuray walaal waan akhriyay meesha aad ka soo xigatay lakin waa waxba kama jiraan inkasto Shati guduud yahay nin absame ah hadana uma malaynayo in lagu soo dhawayn bu.aale hadaad ubaahato in laguu cadeeyo shaatiguduud inu yahay absame 100%laguu hayaa cadayntaa.
|