    Ubaxii-Jigjiga | Thursday, March 15, 2001 - 07:02 am Walaal waxaan doorbiday inaan halkan ku soo dhaweeyo dhalinyarada u dhalatay beesha Jidwaaq gaar ahaan kuwa ka yimid Gobolka Jigjiga. Reason-ka aan u farayna waxa weeye inaan ka dhex baxno, kuwa ku murmaya qabiilka isna caynaya.. Waa la isticmaali karaa qabiil hadii ujeedo fiican laga wato. Anigu iminka ujeedada aan wataa waxa weeye in dhalinyarada beesha u dhalatay ay ka wada hadlaan waxyaabaha khuseeya waxbarashada. Sida Schoolka loo yaqaano Folk-High school, oo runtii u dhigma heer Jaamacadeed oo la dhigan doono marka ardaydu dugsiga sare soo dhameeyaan. Kaasoo imika laga furi doono Jigjiga... Soo kale Wixii aqoon iswaydaarsi ah inuu dhex maro dhalinyarada. Isla markaana la isku dhiiri galiyo sidii waxbarasho heer jaamacadeed ah uu qofwalbaaba u heli lahaa... |
    Dhagaxle | Thursday, March 15, 2001 - 07:11 am Walaalkeyow arintani way wacan tahay;waxaad sameysay wax wanaagsan.Dhalinyarada Jidwaaq waa in loo sheego in ay wax bartaan.meelkasta waxbarashadu way wacantachay.Hala barto wax oo dalka yaan la moogaan.Magaalada Jigjiga waa in jaamacad laga dhiso.Dadku waxay u baahan yihiin wax barasho. wada xidhiid wacan |
    jidwaaq xukume | Thursday, March 15, 2001 - 12:14 pm haddaad ugu tala gashay jidwaaqda degta jigjiga si fiican u caddee. illeen jidwaaq kaliya waxay ka mid tahay dadka dega jigjiga. sina haddii loo fiiriyo waa looga badan yahay oo isaaaq,ogaden, gurgure etc ayaa ugu badan. kolkii horeba waxaan jidwaaaq waxba islama hayne ha iska hadhadleen. haddana in loo kala qaybiyo weeye qabiilada qabiilada kale ee waawayn ee ay dariska yihiin sida isaaqa iyo ogadenka. naannaabiin. |
    araarsoman | Thursday, March 15, 2001 - 08:09 pm fadlan waxaan ka dhalinyarada J/WAAQin ayna wax jawaaba siin ee ay ka hadlaan dantooda |
    NINKU YAQAAN | Friday, March 16, 2001 - 12:23 am to DACIIFKA J/WAAQ KAXUME WALAAL HADAAD JIDWAAQ AAD KA XUNTAHAY OO UU CUDUR KU HAYO WAAN KA XUMAHAY HALKAN QALIIN KU MA SAMAYNO EE ILA HA KU CAAFIYO LAAKIIN WAAN KU QIIMEEYAY QABIIKAAGA = OGADEN CAQLIGAAGA = OOOO AQOONTAADA = OOOO DAD AQOONTAADA = OOOO WAXA KUGU KAIFAY =XASAD &XIQDI INDHAHA KUTIRAY CALOOSHA KU DHAAMIYAY DHAGAHA KU BUUXIYAY OO WAXAAD IS TIDHI ADBA KISMAAYO,BAARDHEERE,WARDHEER IYO QALAAFO LAGAA QAADYE DADKA KALANA HALAGULA DHACO LAAKIIN J/WAAQ WAA QARAN ADNA WAXAAD TAHAY ISKU CELCELIS WAXBA WAXBA WAXBA |
    Ubaxii-Jigjiga | Friday, March 16, 2001 - 02:31 am Hello Everyone! Walaalayaal idinkoo iga raali ah waxaan idinka codsanayaa, in ninka inta uu ina soo dhexgalo raba inuu dabka inaga dhexshido isla markaana muran inagu abuuro. In la iska ilaawo oo danteena aynu ka raacno. Waayo ma istaahilo in wakhti la iskaga lumiyo. Walaalayaan waxaa halka loo furay in lagaga hadlo waxyaalaha la xidhiidha wax barashada. Ha noqoto wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba. Hadii aad tahay arday ama macalin ood rabtid wax ku saabsan waxbarasho please don't hasitate to post.. Waxyaalahaa waxaa ka mid ah Technology-ka cusub, Internet-ka, Web dsign, Networking e.t.c. Duscussion wanaagsan. |
    Boldari | Friday, March 16, 2001 - 04:45 am Aduunyadan maantaa nin walba waa uu hadlaa waxaan layaabanahay daba dhilifka amaxaarada ee intuu soo galo bogan sheeganayaa inuu jidwaaq xukumo hadaan nahay dhalinyarada jidwaaq adoo kale hadl iyo wakhti kuma halayno ee wax yahow dhintay hana dhaleecayn. |
    jidwaaq xukume | Friday, March 16, 2001 - 11:51 am NIN KU YAQAAN IDINKA IYO WALAALIHIIN OGADENBA LABA DACIIF OO NAG AH AYAAD TIHIIN, ADIGU OGADEN AYAAD CAAYAYSAA LASE MID BAAD TAHAY IIMANA KALA DUWANIDIN. WAABAD KA SII LIIDATAAN. JIDWAAQDU QAYB BAY IIGU SOO HAGAAGI DOONTAA MARKAAN QAYBSANNO. NAANNABIIN. |
    Dhagxle | Friday, March 16, 2001 - 02:22 pm War dhalinta wax barashada jecel ee jidwaaqey dadaala oo dalkiinii weydin sugayee dadaala.Caydu ma fiicna ee taasna hala ogaado.Dhamaanteen aan dadaalo oon wax u qabano dadkeena iyo dalkeena.Somalidu way tashatay ee wax la barto ragyahow;toosa oo hurdada ka kaca,iskana dhaafa wax yaabaha gudhmuun ee wax ba tarreyn ee ay ka mid tahay ceyd iyo aflagaadada;hadaad idinku wax noqotaan wax baad qabsanaeysaan. |
    S/LANDER | Sunday, March 18, 2001 - 10:09 am JIDWAAQ ARE FAQASH BASTARDS WHO KILLED INNOCENT ISAQQ PPL IN HERGAYSA!!!!! THE SNM MUJAHIDIIN WILL HAVE THEIR REVENGE AGAINST JIDWAAQ AND THEIR COUSIN DOQONKA CAG-DHEERE. |
    farax | Sunday, March 18, 2001 - 10:29 pm to s/landar walaal isku xishoo cida aad rabtaba ahowe soomaalina way is wada dishay oo cidna hadhlama seexina isaaqba dhaaxuu j/waaq aan wax galabsan diliye waxaan kaa codsanayaa inaad cayda dhaafto waxba kuu tari mayso eh oo meesha waxbarashaa looga hadlayaa ee cay qabiil loogama hadlayo adiga iyo ninka waxbaan xukumaa leh waxaaban umalaynayaa inaad nin magaca badalanaya tahaye waxaa iska dhaafa by |
    WIIL WAL | Monday, March 19, 2001 - 12:35 am TO JIDWAAQ. waad wada lamantihin salan kadib walalow wax aan ku weydino waxaa weeyan hadii skool/jamcad laga fuuro jijiga yaa ka ceelini TIGREE oo manta waa wad ognahey in ay waxkisto ku sameyan magalada jijga sida hablaha in ay rax xumeyaan in ay layeen wax garadkii oo dhan markaa waxaa aan kal garlahey in aad tahey DAWAQOODI IYO IN AAD WAXABA AAD OOGEN WAXAA KA JIRA WADENKII/ JIJIGA EE HORDA KA CA OO DHAGAL EE HA UU OGOLANIN IN WALASHAA HORTADA LAGU FARXUMEYO WAA HADII AAD GARQADANEYSIID. |
    WIIL WAL | Monday, March 19, 2001 - 12:37 am TO JIDWAAQ. waad wada lamantihin salan kadib walalow wax aan ku weydino waxaa weeyan hadii skool/jamcad laga fuuro jijiga yaa ka ceelini TIGREE oo manta waa wad ognahey in ay waxkisto ku sameyan magalada jijga sida hablaha in ay rax xumeyaan in ay layeen wax garadkii oo dhan markaa waxaa aan kal garlahey in aad tahey DAWAQOODI IYO IN AAD WAXABA AAD OOGEN WAXAA KA JIRA WADENKII/ JIJIGA EE HORDA KA CA OO DHAGAL EE HA UU OGOLANIN IN WALASHAA HORTADA LAGU FARXUMEYO WAA HADII AAD GARQADANEYSIID. |
    Boldari | Monday, March 19, 2001 - 12:52 am Waxaan layaabanahay dadkan intay bogan soo galaan xumaan raadiska ah waxaan idiin leeyahay jidwaaq dad uu ka baqaa ama uu ka haybaystaa majiraan amaa isaaq isku sheeg ama daba dhilifkale ahaw anagaa ku gumaadnay haadana ku gumaadi bali ahaarsan waayin hadaad umalaysay in jidwaaq SNM laguu cabsiiyo saaxiib waxaad ilawday waxaan uu gaysanay. |
    Hora howd | Thursday, March 22, 2001 - 01:15 pm Waxaad ragyahow ogaataan in cilmiga iyo aqoonto ay anfacyso ninka doonaya inuu wax uga tago wadankeenii ama wax u qabto. Waxbarashada Jigjiga in la xoojiyo weeyaan oo jaamacad laga dhiso, hadii ayno isu tagno weyna ka dhisa karnaa jaamacad aad iyo aad u weyn oo dhamaan dadkeenu wax ku bartaan jahliganina kaga baxsadaan.Maanta waa fursad la heysto,inkasta oo la yiraahdo istimaar baa lagu jiraa, waa nasiib daro hadii waxba la baran waayo ee magaalada jigjiga hadeyno jidwaaqnahay aan wax ka qabano inaga ayey ina sugeysaa oo dadka inoo hangal taagayaa, kuwa raba inay riyo ku nooladan ma arkaan faaiddada aqoonta. Aqoon la aane waa iftiin la aan. |
    five star | Thursday, March 22, 2001 - 05:35 pm war ninkan somaliland, sakiin laq ninyohow. maxanaaqii waaqii baa kugu jira ? ha ? well anagu ma xanaaqsanin oo waanu kuu ogolahay inaad shuurada soo doonato markii hargeisa iyo dhulkiiniiba sidii caadadu ahaan jirtay abaar ka dhacdo. nimankan meeshan lasoo fariistay buraanburka baaruud kulul baa sida taariikhdu ahayd la idin ursiin, rom willwaal time to axmed sheikh iyo cabdi awdaahir in hargiesa. wuxuu nin yidhi mar "hadaanay goob la isku galay guul ka odhanaynin muxuu gola kafaankiyo utari geedka dabadiisa" just remember 64 kii markii aad baroorateen sida dumarkii iidoor xikmalaawe. cobole, adigu walaalkayaad tahaye waanu kaa aamusi. |
    Dhaqaxle | Friday, March 23, 2001 - 11:02 am Waad salaamantihiin wax garadka Jidwaaq iyo ardada. Waxaynu goobtan ugu tala galney in lagaga hadlo wax yaabaha dalkeena wax u qabanaya sida wax barasho iyo wixii soo raaca.Inaan dadka ina soo dhexgalaya la ficil tano ma aha.Aynu ka roonaane. waxaad is ku daydaan inaad ka fogaataan hardanka xun. Dhalinyarow dhulkiina wax u barta, dibad wax ma taridoonto |
    The Future | Tuesday, April 03, 2001 - 02:04 am Hello Jidka Folks! Waxaa maqlay dhalinyarada badan oo dhawaan ka soo wada qalin jabiyay Adis Abeba University inay Jiraan. Iyo kuwa kale ee Training-ka 2 sano ah loogu furay xagaas. Runtii waa arin wanaagsan in Dhalinyaradeenii wadankii ay wax u soo bartaas oo isla markaana xukumaad wadankooda. Laakiin waxaa igu maqal ah in dhalinyaradaas la soo maskax guuriyo oo lagu abuuro ETHIOPIANISM. Taasi waxay ka dhigan tahay in laga dhaadhiciyo Itoobiyaan baad tihiin ee iska ilaawa Soomaaliya. OO ay itoobiya rabto dhulkii awalba qiilqiilka ku jiray inay sidaas ku xalaalaysato. Arimahaas Maxaa ka jira Akhyaareey !! |
    Dhaqaxle | Wednesday, April 04, 2001 - 02:56 pm Jidwaaq dhalinyaradeeda wax hala barto dibad iyo gudahaba.Dad badan ayaa itoobiya wax ka bartey kuwa kalena way ku guda jiraan.ha la dadaalo. |
    Karamardha | Monday, April 09, 2001 - 09:52 am Assalaamu Calaykum yaa macshara jidwaaq Waan idin Salaamay Dhamaantiin: Waxaan aad ugu faraxsanay inay dadkaygu ka wada hadlaan danahooga guud ahaan iyo gaar ahaanba. waxaan dhamaystirtay kana qalin jabinayaa sanadkan haddii illaahay yidhaahdo Electronic/Telecommunication Engineering. Waxaanan ku takhatusay Wireless Communication system. Waxaanan ku haminayaa inaan ku noqdo JigJiga aanan dadkayga wax u sameeyo intaanan la dhiman waxaan soo bartay. Balse markii aan research ku sameeyey wadanka waxaan ogaaday inaanay dawlada itoobiya ogalayn waxyaabaha technology in wadanka laga isticmaali karin. laakiin ma rabo inaan niyad jabo waxaanan rabaa inaan ku hamiyo, intii ay ka suuro gali karto. Wasalaamu calaykum |
    Ubaxii-Jigjiga | Tuesday, April 10, 2001 - 07:08 am Karamardha! Waad salaaman tahay walaalo,Waa loo baahanyahay dhalin yaro wax barata oo isla markaana ku hamida sidii ay dhulkeenii aynu wax ugu qaban lahayn. Walaal xageed joogtaa ood Jaamacada ka dhigataa? North America i persume!! Anigu waxaa dhuigtaa Computer Science "Third year" Waxaanan deganahay London. Waxaan aad u jeclaan lahaa in dhalinyarada kale ee iyaguna wax barta ay halkan soo galaan, si wax layskaga faa'iidaysto. Anigu iminka waxaan diyaarinayaa "The Final year Project" markaa hadii ay jiraan dhalinyaro aanu fikradaha is dhaafsiisano wax wacan bay ahaan lahayd..... Good luck to you all Bro's. Ubaxii Jigjiga... |
    Karamar | Tuesday, April 10, 2001 - 11:02 am Asalamu Calaykum---To all To U.Jidwaaq: Walaal waxaan deganahay N.America gaar ahaan Canada... Waxaan Allaha awooda leh ka rajanayaa inaan dhamaanteen ku hamino danaha dadkeena iyo dadkeena. Noqdana kuwii wax u qaban lahaa (aamin) |
    DHAGAXLE | Wednesday, April 11, 2001 - 10:37 am KURTIGIIN WAAD SALAAMANTIHIIN DHALINYARADA JIDWAAQ EE WAX BARANEYSA. WAX BARASHADU AAD IYO AAD AYEY INOOGU FIICANTAHEY EE HALA XOOJIYO OO WAX FIICAN HALA BARTO NIMANYAHOW. WAXAAD ARAGTAA IN CAALAMKA WAX BARASHADU HOGAAMISO OON LA'AANTEED WAXBA LAQABSANKARIN. LACAGTA IYADAA KA WANAAGSAN. |