Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Gaadsan Family
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bimaal

Friday, March 16, 2001 - 02:33 am
Waxaan ahay nin gaadsan ah oo aqoon yar u leh degaanka gaadsan, waxaanan jeclaan lahaa in dadkeyga iyo degaankeygaba layga jaahil bixiyo, inaan wax isku tarno oo warka kala qaadanana waan ku talin lahaa.
waxaan kaloo ku talin lahaa inuu qof kasta oo gaadsan ahi ku abtirsado oo uu qabiil ahaan u sheegto Bimaal meelkasta oo aad joogtaanba, kana haro cadowgiis 1aad oo ah Sure iyo guud ahaanba Dir oo aanu asalkiisu sugneyn.
Mahadsanidiin

Walaalkiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaadsan

Friday, March 16, 2001 - 03:15 am
Waxaan ka codsanayaa qofkasta oo wax ka haya ama ka yaqaana suugaantii Afdur-dur, Alaha u naxariistee oo ahaa abwaankii ugu waynaa ee aanu dadkiisu soo caan bixinin ee Gaadsan, inaad ii soo dirtaan sababtoo ah waxaan rabaa inaan uruuriyo dhamaan suugaantiisii oo buug ku soo qoro.

Mahadsanidiin

walaalkiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUSDARIIQ

Friday, March 16, 2001 - 07:12 am
walaal waad salaamantihiin salaan kadib walaal waxaan balan qaadayaa inaan kuusoo uruuriyo dhamaan gabayada Afdurdur waxaan kahelo waxayna kusoogaari doonan mar dhaw insha,allaahu waana,arin aad iyo aad muhiim uah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bimaal

Tuesday, March 20, 2001 - 06:47 am
Gaadsanka waxaan makasta ku dhiirinayaa anigoo ka mid ah inaan walaalaheena Bimaal ee qaniga ah hantidooduna ay baylahda tahay aan wax la qaybsanaa waynu u baahanahay wayna inoo baahan yihiin, aynuna dhamaanteen beesha Bimaalow isku tiirsano, niyad samaano, dulqaadano, wax wada qabsano, waxna isla qabano iyo wax kasta oo isku soo dhaweeynaya dahana dadka walaalaha ee kala fogaadey, abtirkeenana aan Gaadsanow ka run sheegno intaan isku dhajineyno Dir iyo dad inoo daran.

Walaalkiin