We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 03:27 am walaal waxaan in mudo ah raadinaayay xukuan anigoo usiiso qaba inaan warkiisa helo.walaalayaal icaawiya hadaad taqaanaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 07:05 am walaal waad salaamantahay salaan kadib ninkaad raadinaysid waxaa larabay inaad soosheegto qabiilkiisa xumaana ma,aha soomaalidu maanta maanta waxay isku garataa qabiil anigu waxaan aqaanaa nin layiraahdo maalin guur oo xawaadle ah waxaanu kawada nimid south africa hadana wuxuu kuxiran yahay xabsi kuyaala sandiego california wixii faahfaahin ah waxaad igalasooxiriiri kartaa email(fiqicilmi21@yahoo.com)phon-715-6370393. wasalaamu calaykum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 10:23 am cosob walaal xukun waa la yaqaan waa noolyahay ee haddaad rabto meel uu kaala soo xiriiro soo sheeg anna waan ugudbin doonaa farriintaada.
|