Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): ARLAADINET.COM Waxay eelaaydu ku soo qoreen buaale ayaan qabsanney ee maxaa ka jira arrintaas? anybody knows that?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADAR YARE

Friday, March 16, 2001 - 05:01 pm
ARLAADINET.COM Waxay eelaaydu ku soo qoreen buaale ayaan qabsanney ee maxaa ka jira arrintaas? anybody knows that?
waa layaabka yaabkiisee xaggeynu ka habaaran nahay?
mareexaan baa kismaayo naga qabsaday baan maqlay ?
habar gidir baa u qabatay baan maqlay?
majeerteen baa ka horeeyey maqlay?
cajaaibow amaan maqlaa jareertii baa afmadow qabsatey ?
ragoow meesha halaga kaco odayaashii kaalintoodii way ka soo bixi waayeen ee rag dhalin yaro ah ha loo doorto hogaaminta reerka? haddii kale habar walba dhulka ayay naga qabsanaysaa? illeen ninkii nidaamsan baa meel gaari karee.
HURDADA KA KACA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali-shilke

Friday, March 16, 2001 - 08:10 pm
khadar yare.

walaalow horta raxanween waxey rabto ayey iskaga hadlee oo waxey isuheystaan inay tigree yihiin. laakiin waa suurogal arintaas, waxaad ogaataa absame in ay tashan waayeen, maanta waa qabiilka ugu liito soomaali cid kastana ogtahay oo sidaan anagaa isugalnay ee cid naga dhigtay majirto ilaa aan isu imaano oo tashano oo runta kahadalno sidaas ayaan ahaaneenaa!!! gabyoow waa ladiiday ina jees waalanacay waa yehee yaa hogaamiye inoo noqon. nin yahow ciil ha'igu kicinin! absame oodhan ilaa lagumaado oo ciil latuso oo raxanween iyo mareexaan lookala qeebiyo wax mafahmaayaan!!!!!!!!!!!!!!!