Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): JIJJIGA YA ISKA LEH?????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM

Monday, March 19, 2001 - 09:15 am
WAA MAGAALO ISAAQ BUT THESE FAQASH JIDWAAQ ARE CLAIMING AS THERE OWN. BE-CAREFUL JIDWAAQ THE BONE-BREAKERS GERXAJIS ARE COMING BACK TO RECLAIM ALL S/GALBEED AND NO CAGDHEERE WONT HELP YOU EITHER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigjiga man

Monday, March 19, 2001 - 09:35 am
Waar adiga ayaa faqash ah eh magaaca no dhig!!!!!

jigjiga cidna ma lahan karto eh wa magaalo,
New york iyo london iyo tokyo ya iska leh???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KII HABRAHA DHABAAYEY

Monday, March 19, 2001 - 10:04 am
SHEEKO GAABAN OO DHACDAY IGA DHAGEYSTA.
WAXADHACDAY,DHALINYAR SOOMAALI AH AYAA
ISTOOYATAY MARKAA SAA WAYDIIYEY KIIKALE
OOYIRI WAAR QOLAMAAD AHEY,MARKAASUU YIRI
HABAR YOONIS,KIIKALUU WAYDIIYEY,OO YIRI
ADUGUNA QOLAMAAD AHEYD MARKAASUU ISNA
KUJAWAABAY HABAR AWAL,KIIKALUU MISNA WAYDIIYEY
OO YIRI ADNA QOLAMAAD TAHAY MARKAASUU
SIDII YOO KALE ILAYN MEELKALE IYO RAG, MAGACII
SHEEGIMAAYO,E KUJAWAABAY HABAR JECLO
MID ISAGU MEESHA FADHIYAY OO INTAAS
OODHAN DHAGAYSANAYEY AYUU HADANA WAYDIIYEY
OO YIRI WAAR WAAN YAABANAHAYE ADIGUNA YAAD AHAYD
MARKAASUU UGU JAWAABAY KII HABRAHA DHABAAYAAN
AHAY,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XOG-OGAAL

Monday, March 19, 2001 - 10:52 am
Jig-jiga cid gooni u leh majirto, qabaa'ilada ku wada nool ayaa iska leh oo ay ka dhaxaysaa waxaa ku weheliya amxaarada ka talisa!,....hadaba hadii cid gooni loo siinayo waxaa iska leh nimanka wadanka u taliya,...cid dhul sheegan kartana majirto inta dhulku uu gumaysigu fadhiyo, hadaba qarawga iyo riyada lagu jiro inta layska dhaafo dhulka hala xoreeyo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM

Monday, March 19, 2001 - 11:25 am
JIGJIGA BELONGS TO THE MIGHTY GERXAJIS CLAN NOT THOSE SHORT DARK-ASSES JIDWAAQ. WE ARE THE MOST BEAUTIFUL AND POWERFUL CLAN IS S/GALBEED AND THATS A WELL KNOWN FACT U FAQASH CANT LIE ABOUT
JIGJIGA WELL SOON JOIN SOMALILAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 12:35 pm
WAR MAXAAD KIISKA ISAGA WAALAYSAAN CID KASTAABA WAY OGTAHAY IN GARXAJIS LEEYAHAY JIGJIGA,YACNI DAARAHA,BADEECADA IYO DADKABA GARXAJIS BAA UGU BADAN WAANA 85% INKASTOO AY XABASHIYI KA TALISO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jijigalowjidwaaq

Monday, March 19, 2001 - 02:32 pm
to daciifyada meesha isugu yimid waxaan ku fiicnaan lahaa adoo jijiga jooga inaad saa u hadasho jijiga cida leh ilaahay iyo umadaiisu way ogtahay laakiin jaahil ka ogaden ee garxajiska sheeganaya daciif xaasida ayaad tahay waayo garxajis 500 mayl xataa jijiga uma jiraan ee haday aqoon dhul saas kaa tahay kuma caawin karo ee horta dhulka tag oo arag xataa maadan sfiican uma aadan maqal silookala dagan yahay daciif oagden sababta aan saa uleeyahay garxajis maraykanbaa uga jijga ee meel ay sheeganayaan oo ay qaateen hadaad rabto waa dhabarooble ee jijiga jidwaaq baa leh diid ama doon ama cadhadaada ku dhimo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Monday, March 19, 2001 - 02:57 pm
thanks jijigalahowjidwaaq laakiin walaal waxaan aad uga xumahay inaad ninka yidhi jijiga g/xajis baaleh inaad dood ufurto waxaad tidhaahdaa suaashaas waxaa la is waydiin doona marka nin jidwaaqa lawaayo ee ilaahay bari inoo dhameeyo waxaad ku hadlaysaa waa saas oo kale ugu dambayn
jijiga waa magaalo jidwaaq
waa meeshaan idhi
garbi daan ku tiirsaday
in la ii garab maraan sheegtay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Elmi Jama

Monday, March 19, 2001 - 03:44 pm
SNM:

Listen, you rambling moron:

Natives of this region were gracious in
welcoming your types. But things have
changed. It is time now for all of u
to go back home - to your neck of the woods.

Ask your elders how we fed u, clothed u,
gave u property - when your forethers came
(to Jigjiga)sick, hungry and penniless!

Now, son, we will feed u your own medicine
and play territorial. This is our own
turf. Tell your people to get their things and
and get the hell out!!

Peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Tuesday, March 20, 2001 - 05:06 am
Waxaan ka xumahay maanta inaan indho kugu arag ninka iska sheeganayaa inuu ka tirsan yahay tuugtii caanka ahayd ee la odhan jiray SNM nasiib daro waxaa khaladka iskale teknolojiga casriga ah ee maanta nin waliba wuxuu doono u iskaga soo qorikaro halkan lakiin garxajis iska daaye habar awal baa duurur caad aan kaga cabaadinbay hadaan nahay jidwaaq hadaba saaxiib haday ruun ka taghay tag jijgiga oo waxaad tidhaa anaa iskale marlay waxaa laga yaaba inaatahay nanaab jidwaaq ree abti uyahay oo nagu soo dhex koray waxaad se ilahay kumahadisaa inaanaan ku arag meesha aad ka soo qorayso wasakhdan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araarsoman

Tuesday, March 20, 2001 - 02:31 pm
waad mahadsantahay boldari waa cajiib walee aduunka maanta lajoogo waxwalba waa lagumaqli waxaan la hadlayaa dugaaga isku magacaabay snm horta waxaad dameer lagu rari jijga oo j/waaqa biyaha u dhaamin jiray marka xanuunkii baa ku haya ilaa hada dadka soomaaliyeed waa hore ayay dhulka qaybsadeen ee hadii qabiilka aad ka dhalatay uu dhul la aani hayso email kaaga isoo sii waxaa dhowaan la rajaynayaa in xidigta mars ladego aan halkaa waxkaaga waydiiyee
ta kale dhalinyarada j/waaq waxaan ka codsanayaa inayna u jawaabin dabayaalka waa waxaan wali arag dhul uu leeyahay iyo meel uu awood ku leeyahay eh
waa geed galbeed iyo absame goohaad maqashaa
waa guri jidwaaq iyo jijiga gogoldhigiisiiye
ninka gabaygan soo tirinayaa waa gantaal cadow
cabdi shafeec

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 01:47 pm
TO.Boldari saaxiib horta salaan anigu hadalkaagii oo dhan kawada hadli maayo laakiin waxaan kayaabay sidaad ucadiifadaysan tahay ee magaalda aad ugu doodaysid anigu nin ragaa aad meesha ku xustay ah baan ahay magaadalada jJigjigaanaan ku dhashay oo aabahay ku dhashay oo awoowgay ku dhashay,Garxajisna waxaan qabaa inuu jigjiga wax ku leeyahay dafiraada aad dad walaaalhaaya diidaysaana waa kugu daciifnimo niyaw!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 05:09 pm
Jigjiga waa magaalo caalami ah oo ka dhaxaysa dhammaan ummadaha adduunka oo dhan, taasi waxaan
uga golleeyahay cid kasta oo somaali ah ayaa hanti
ku leh sida darteed sumcadda magaalada ha inaga xumaynina, Aniga waxaa iigu danbaysay muddo hore
wax qabiil ka hadlayna ma arag, Asxaabtayduna waxay ahaayeen dhammaan jigjiga qofkii ku dhashay
qabiilku doona ha ahaado, Markaas nac-nac da inaga
dhaafa oo ka hadla (Jigjiga) waxaad u qaban lahaydeen.
wasalaamu-calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garab case

Friday, March 23, 2001 - 06:54 am
Ninka magaciisa qariyey.

Marka magaalooyinka kale ee Soomliyeed la wada yeesho ayaa Jigjiga la wada yeelan doonaa.Hargeysa ma Soomaali oo dhan ayey ka dhaxaysaa hadey jawaabtaadu noqoto haa, Jigjigana waa sidaa oo kale. Saaxiib waa inaad ogaataa in Jigjiga ay tahay magaalo jidwaaq, laakin dadad kale wey ku ceeshin karaan ooy daganaan karaan.Waxaad is moogeysiineysaa xaqiiqda soomaalida oo ah iney dagaan kala leedahay.

Mahadsanaidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigjigaawi

Friday, March 23, 2001 - 07:19 am
Mr. Anonymous

What i don't understand is who r u?

Nin yohow waxaad tahay is maad sheegin. In inta aad Anonymous isku sheegto ayaanan la garanayn xaga aad ka soo jeedo iyo ujeedo midnaba.

Hadaad tahay nin Garxajisa way dhici kartaa inaad magaalada gedanaan jirtay kuna dhalatay. Anagaba imisaa jidwaaq ahayd oo naga deganayd Hargaysa iyo woqooyi intiisa kaleba. Laakiin wixii waa la iskaga daba yimid.

Magaaladaan deganaan jiray ma soconayso maanta. Ninkii taariikh iyo udhalashoba u leh degaanka baadiyeheedana degan baa Jigjiga iska leh.
Sidaas baa dhulka Sopomaaliyeed loo kala leeyahay maanta. Imisaa xamar dabaqyo ka dhisatay maantana ka fara madhan.

Marka nin yohow hadii aad tahay nin Jidwaaq oo isla wax difaacna, inaad tidhaahdo maanta Garxajis baa ila Jigjiga waxa kaa keentay doqonimo iyo wax garasho la'aan.

Hadii aad tahay Garxajisna waxaan ku leeyahay
Sidii aanu guryahayagii hargaysa uga tagnay baad
kuwa Jigjigana aad kuleedihiina sidaas oo kale ayaad uga tagaysaan...

So, Wake up dood!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAADH

Friday, March 23, 2001 - 10:30 am
OO HEEDHE JIDWAAQDU MIYAYASAN OGADEN KA MID AHAYN.
MISE WAA KUWO HADDA SOO BAXAY.

CAJABAY CAJIIB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad

Friday, March 23, 2001 - 10:55 am
Qaadh ma mudna in loo jawaabo oo waa nin mugdi ku nool.Ragyahow yaan la caayin qaadh wax buu u dan leeyahe. Suaasha uu soo jeedshay ma aha mid rabta in loo jawaabo waa dameer ciyey oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 12:25 pm
Jigjigaawe,meesha nin waliba magacii uu maankiisa ka keeno ayuu ku qortaa,hadaadse igu tidhi waxbaad qarisay ood magacayga rabtid,waxa la iyidhaahdaa Cabd waana sida Alle igu ogyahay,sheeko dheer baad dabada ka gashay,waxaan wax ka odhanayaa oo keliya anigu sidaan kuu sheegay shakhsi ahaana meeshaa waa uleeyhay oo waan ku dhashay qabiil ahaana waan uleeyahay oo reer tolkay niman meeshaa ku yar oo loogu cago juglayn karo inaanuu ahayn baa qabaa,walaaahay iyo bilaahay waad iska hadashay inaan macbuudka wax sameeya waxaan ahayni aanay Jigjiga igu ciili karin,Hargaysa hadaad guryahaagii kaga timi dee danahaaga iyo hawlaha maraakiibta yaa kaa kaxaystay,anigu ama cir tag ama dhul tag ka tegimaayi Jigjiga ilaa la igu aaso,wasalaamu calaykum,caduufada iyo qabyaaladu yaanay kula tagin nin yaroo soo korayaad tahay ana sidoo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Inna_Wiilwaal

Monday, March 26, 2001 - 10:14 pm
To: Anonymous !

You got to pray boy, coz you ain't gonna live in Jigjiga for long.

Waxaad tidhi ka tagi maayo ilaa Jigjiga la igu aaso. Soo diyaar garow marka, waayo aduunyo ma sii joogaysid. Jidwaaq dambe oo idin reer abti sanayaa ma jirto.

Jidwaaq intuu wanaag ku dhaqmayay waa ku dhaqmay.
Markaasaa lagu kibray.

So, wake up cow the KINGDOM is comming back!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Tuesday, March 27, 2001 - 04:19 am
Somaalida waxay ku mahmaada khayr hafalin sharba kumayimaadee, maanta anagay nahaysataa bal nin ciirtadi ku koray oon somali kale aqoon mantana kule ana jijigale ala gabdahayagu maxay nakhsariyeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Wednesday, March 28, 2001 - 07:27 pm
jigjiga waxaa iskaleh oo hadalku ku dhib yaryahay ninka uu ilaahay ku uumay ama ku beeray ee dagan miyigeeda iy magaaladeedaba ninkii caqlihi waa yaqaan doqona in lo sheego ma banaana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cige

Wednesday, March 28, 2001 - 08:20 pm
waryee yaanan la,iskukaayadirin jigjiga waa magaala soomaaliyeed aynu udeyno.////

dadka waxan qoray waxay doonayaan inay iskukaayadiraan balse waanu kahoreynaa
dad isdhalay baynu nahay jigjaga ninki dagan baaleh intaa udaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULTAAN

Thursday, March 29, 2001 - 05:41 am
MR.CIGE

WAXAAD SHEEGTEY WAXAAD KA WADO LAM FAHMIN.WAA LEYS DHALEY HARGEYSANA WAA LAWADA LEEYAHAY.JIGJIGA ADEER DADKA LEH WAA JIDWAAQ.HADAAD TAA TAFIREYSO WAA SIDAAD TAHEY.HARGEYSA MARKEYNU WADA YEELANO AYEY JIGJIGANA NOQONEYSAA MAGAALO SOOMAALIYEED.JIDWAAQ CIDII RABTA INEY KULA DOODO JIGJIGA WAABA LOO JOOGI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUMAR

Friday, March 30, 2001 - 12:30 pm
MAGAALO JIDWAAQ WEEYE JIGJIGA NINKII IS WAALANA WAA LAGA MASAAFURIN.JIDWAAQ WAXAY KU WACAN YIHIIN WAA QABIIL NABADGALYODA AAD U QADARIYE SIDAAS DARTEED AYAA LEYSLA WAALAYAA.SIDII XAMAR LEYSAGA MASAAFURIYE OO KALE AYAA QABSAN AFARTA QOYS EE KU NOOL HADEY SAWAXANKA JOOJIN WAAYAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Friday, March 30, 2001 - 07:03 pm
waxaan idin dhihi lahaa intaad jijiga tagtaan dheh
magaalada j/waaq maleh markaasaan ku arkiye laakiin ninka dibada ka yuusayaa waxaan u arkaa
dhurwaa dharaar ciyay waxbana maqaadayo netkana isku waal jijigana isku miskiimi waxaanse umalayn nimankan saa u hadlayaa inayna aqoon meeshay maabka kagataal soo barta magaalada ninkii dembe ee meeshan waxka sheega waxaan waydiin doonaa inta xaafadood ee ay magaaldu tahay iyo sidaa iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cige

Friday, March 30, 2001 - 09:55 pm
hayaay!!! waryee madagaalbaa anigu maba aanan filan!!!!!!!!!!!!!!!?
adeer sheeko waa sheeko hadalna waa kaa war yaa dhisay jigjiga maadgaran adeer? magaalo ninki dhistaa leh balse anigu waxaan idhi jigjiga waa magaalo soomaali eeyeynan cidi gooni usheegan.
adeer dagaalku mafiicnee yeynaan qolooyinka Ogaadeen inaga faa,iideysan.
waad ogtihiin xaqiiqadeen aanu magaalada wada dhisno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAABANTIIYEEY

Friday, March 30, 2001 - 10:32 pm
TO/ CIGE

saaxiib maryahaaga guro intaan waagu kugu baryin
magaalo lawada dhisanayaa majirtee miyaadan maanta soomaali ka warheynin halkey xaaladi kamarayso waar lagu kalatag aduunka oo nin waliba
meeshiisii buu udhurtay markaa waxaan ku odhan
lahaa intaanuu kharash kaagalin lacagina kaaga
khasaarin adeer ka caraab aduunyadan caymadka ah
ee lagu kala caraabay aad meeshaad udhalatay
iyo dhulkaad kasoo haajirtay hadaad tahay
carabtii muqasqaska magaalada noogu dubaysayna
dee iskagadub cidi waxba kuugaysanmaysoo
awalba maganbaad ahayde,hadiikale kashub kashub
nimaan jidwaaq aheyn igawaluun kuraaxaysan doonine
midakale waankuu dardaarwalinayaa ogow inaymeeshu
afrika tahay afrikana waligeed nabad waarta hakasugin illaa ninwalba meeshuu udhashay awowgii
iyo abkiina kayimaadeen uu kulaabto mooyee
walee nabadikadheer markaa ninkaan jidwaaq aheyn
ee kharash iyo lacago iskagalinayow ogow inaadbarri kadhaqaaqi siday raghoraba ugasoodhaqaaqeen.waar adeer kuquusqaado arimihii
doraad kadhacay aduunyada badhkeed.JIDWAAQOW WAYDINKAA IDINKAY IDINSUGAYSAA MAGAALADIINII
AMA DAB SUDHILAHAYDEEN AMA DANIHIINA RAACILAHAYDEEN NINLASUGIYOW MAXAADSUGI,
WAXAAN LAHADLAYAA RAGEENA DIBADA KUMAQAN.
HANTIYEY MACAAN WAAMIDAAN HOOY LAGAA ODHANEEY HELAYOOY,WAYDINKAAHADABA WAYDINKAA JIDWAAQ GUUUUUUUUUUUUUUUULLLLLLL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaraaqato/karaamarsha

Saturday, March 31, 2001 - 08:14 am
dhamaam dadka meesha isugu yimid ma doonayn inan ka hadlo arimo nocaas ah balse dhiga hadda boqol i tagay. waa ninka leh jigjiga garxajis baa leh iyo kaleh jigjiga somali bay ka dhaxaysaa. waxay ila tahay markii caqliga dadka loo kala qaybinayay waxaad ku maqnaydee cawus raadis, waxaanad kaga qadeen halkaas xaqligii. war kaalya ma asxaanta aan u falnay dadka ku nool jigjiga ee aan jidwaaq ahayn baa hadan leh anagaa iska leh. waaa cajaaib somali waxay tidhaahdaa barbari nink ii beertay gubtaa, hadanan idinka soo ma saafurin jigjiga been baan sheegay, jijiga waxaa iska eh jidwaaq waligeedna lahaan jirtay.
warkaalaya dadkanleh jijiga anagaa iskaleh een jidwaaq ahayn, ma baadi ay ka qaadi jirtay jidwaaqu ayaa idinku yaraatay mise runbaad moodeen oo baada la idinka qaadayo in dhulka la idinkaga iibsadaad moodeen.
waraadaa dadka aan jidwaaq ahayn ee leh jijiga anagaa iska leh isa soo cadeeya, waan safrayaa dhmaantoodna jijiga waan kasoo eryayaa. waliba hal shaati kala soo bixi mayaan .waxaa taa ka daran wadan intay joogeen oo dhan cashuutiisa ayaa ka qaadayaa. anigoon baryo kaga qaadayn oo saan doono ayaan ka yeeli. wa'ayo jijiga jidwaaq baa iska leh lagumana odhankaro dadkaas ayaa iska leh. ok see you guys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

five star

Saturday, March 31, 2001 - 01:17 pm
waxaan umalaynayaa in nin "qasaaye" ah oo xasarad doonaya uu topican furay. magaala kasta oo soomaaliyeed waxaa lafiiriyaa dadka nawaaxigeeda daga,baadiyaheedana ku dhaqan. jigjiga waxaa dega jidwaaq, gari koombe, sheekhaash, akisho, asharaaf, uraago iyo dadkale oo soo yar. soo fitna la ma bilaabe ee nin yohow, meesha jidwaaq ayaa ugu badan ee isaga tag. salaamu calykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cige

Sunday, April 01, 2001 - 01:05 am
OOho! war maxey jigjiglaysaa oo marba dhan isutuurtaa ileen waa jaahilkaase!
waryaada hadal baad igadooni.
war magaalo ninki dhistaa leh cusbitaalada iyo ganacsiga yaa dhisay? yaase leh?
dee babta kalabaxa netka laysuba jooge.
cidkastoo soomaaliyeed baa dagta jigjiga waxaana ugu badan garxajis iyo jidwaaq.
cid gooni usheegan kartaa majirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil waamo

Sunday, April 01, 2001 - 05:11 am
Habar kuuleey aa iska leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cilmi Jaamac

Sunday, April 01, 2001 - 03:03 pm
Waad salaamantihiin dhamaan!

Iid Daahir iyo Cabdul-majiid wakhtigii
ay ka tallinayeen Kilil-5, ayaabeen bilaabeen
inay fikradahan odhanaya Isaaq ayaa leh
Jigjiga, fidiyaa. Ojeedadooda ugu wayna waxay ahayd ayagoo adeegsanaya Axmaarada/Tigreega, inay
dadka nawaaxiga magaalada dagan ka wareejiyaan
dhulka.

Hadaba caruur yar yar oo aamintay beentaas ayaa
jirta.

Ugu dambaystii, faan wax tari maayee, waxaan
odhan lahaa dhallinyarta reer Jigjiga, ee
jecel dhulkoodii (ha ahaadaan qola kasta eh)
inay horumarka magaalada ka qayb qaataan.
Hadii marka hore, la isku dayo in LIBRARY
laga dhiso, caruurta magaalada oo dhan way u aayi
lahayd. Ha la dadaalo.

Mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karamarsha/jaraaqato

Monday, April 02, 2001 - 08:26 am
waa la yaab....five star
war kaalay garxajisna xageed kaga dartay jigjiga dadkad sheegayso waa lagaranayaa xilligay soo galeen jigjiga, jigjiga ha moodin inay leeyihiin waalaga naxay ayagoo qoxooti ah oo dadkii oo dhan soo wad eryeen ayay jidwaaq u naxday oo ay tidhi bal melahan yar soo dagga, markaas ayaad u qaadateen inay garxajis leedahay. war saas ciid iy cabdul ma jiid uga saarnay ayaan idikana idiin kasaaraynaa kililka shanad iyo agagaarkiisba hadii aad joojin waydaan waxyaabaha aad awdaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suuqweyne

Monday, April 02, 2001 - 05:04 pm
Cilmi Jaamac,

Waxaa iiga ka muuqata inaad tahay ASAL-JIGJIGAAWI,
Nac-nacda ay waddaan kuwan ku Jawha wareersan seef
laboodinmo iyo qiiro qabiil. wax faaiido ah uma so
wadaan e saxiib fikraddaada qaaliga ah aan halkaas ka sii wadno...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorgor

Tuesday, April 03, 2001 - 09:52 pm
Waar ninka Habra dhabow, shekadaas Bixii u sheeg isaga aya, habraha dhabe. Habr Gidirna ayey ku maqlin sidii Xamar ay kabo la'aanta kaga saareen yey halka aad joogto kugu iman e.

Intii ma habar Majeerteen ah iyo halamash naaga leh. Haddaba haddii ay kulay habar aanaad ka fogaanayn Habar majeerteen u qarabo kiil dee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorgor

Tuesday, April 03, 2001 - 09:59 pm
SNM=ta ka la baxayow ma wax kale ood sheegataad weyday. Dhiiqada caykan oo kale ah magacaasu waa ka xaraan.

Haddii aanuu adiga qiimo kula lahayn raag buu dhiigooda ku qoran yahay, ka xishood oo magacaas mar dambe ha u istimaalin sidaas oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 01:11 pm
Anigu dhalinyaradan Absame walaahay aad baan uga yaabay nimanyahaw,dood xumida iska daaya Jigjiga nooma diidi kartaan cid wax naga dhaadhaicisayna ma jirto,ina Wiilwaalaw soo diyaar garaw nintyaw maxaad ka wadaa maxaad iigu hanjabaysaa meesha ra,yi baa la dhiibanayay,hadaanan ku leeyahay Jigjiga macbuudka uunbaa iga kaxayn kara,hadii dee aad reerkayga sigaara unacaysid waa gooni laakiin hadaanu nahay reerkaas meeshaa waanu kula degnaa dafiraad dad kula midina sidaan hore kuugu sheegay waa kuu DOQONIMO.Bal waa inoo iyo kulaylahan yadii baan usocdaaye hadaad ama shaqsi ahaan ama reer ahaan wax iga qaadaysid,takale ma nin aad dhasheen uunbaa meesha degan aniga Jidwaaq ima dhalin sidaa ula soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 03:06 pm
caruurta qaar aan lala cayaarin baa jira

garxajisna waa dab dabkuna wuxuun buu gubaa ee faqasheey carar

SNM haa noolaatoo

SNM waa faqashi shiil

SNM waa dowlad

kaa nax oo nafta waa

GREAT GARXAJIS ayaa jigjiga iska leh iyo soomaali galbeed uu dhan no room for faqash

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Wednesday, April 04, 2001 - 04:27 pm
to dhamaan dhalinyarada j/waaq walaalayaal meeshan ardaaliin xamaaqa ah ayaa isku urursatay ee yaan loo jawaabin waqtina haku luminina jigjiga inia intuu tago j/waaq maleh ma dhihi karo
meeshana isaaq majoogee waxa wax wada waan garanaynaa ee ha la inkiro taasi waa jawaabta dadka liita ee maskaxda looga jiro
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

06

Thursday, April 05, 2001 - 09:26 pm
WAR YADAHEEN NACNACDA HA LAISKA DAAYO WAAYO DHAMAAN DADKIINAN ADUUKA QOOXOOTINAIMADA KUJOOGA WAX ALLE WAXAAD JIGJIGA KA OGTIHIIN MAJIRTO JIGJIGA CARADEEDUBAY WAYGARANAYSAA CIDA ISKALE ISAAQ MA WUXUU ISMOODAY IN UUMAAN JTANA UTALI KARO JIGJIGA OO UU ODHANDOONO ANIGA AYAA DHULKA ISKALEHE DAAROODOW DHULKA CAGAHA KAQAAD HA UFADHIN TAAS ISAAQOW.JIGJIGA WAX ISKALAHAA BARTIRE YEELANDOONANA WALIGII DHAMAAN FAQASH OODHANINA AYAAR BAY KABIXIDOONAAN TAANA HAKUSEEXDAAN ISAAQA JIGJIGA JOOGANA WAX UU KUJOOGAA QAXOOTINIMO EE HA OGAADO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jidwaaq_man

Friday, April 06, 2001 - 05:47 am
Mr 06!

Adigu xagaad u docoto cida aad la jirto toona lama garanayo. Hadaad tidhi Isaaq qoxooti buu ku joogaa waanu garanay. Laakiin daarood maxaad ku haysataa oo uu kugu sameeyay. Yaad mida kale faqash ku leedahay.

Meesha waxaa la isku haystaa Jidwaaq baa leh iyo Gar xajis baa leh. Yaaleh baad leedahay aigu?
Mida kale Bartire miyuusan ahayn Jidwaaq? Waxaamaxay waxaad ku hadlaysaa?

Hadaad bartire tahayna maxaa faqash afkaaga ka keenay???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaden-R-wing

Friday, April 06, 2001 - 09:39 am
Our brothers-jidwaaq

Horta ninki walaalkii hadal kadiido aflibaax buukudhacaa!!! jidwaaq waa walaalaheen balse markaanu nidhi war iska eega abdimajiid iyo ciid adinkaa watee waxey moodayeen inaanu wax kasiraneyno balse maantey hayaan macaanteedi, koley Ogaadeen baa walaalkood ahoo cid kusoodagdagi majirtee waxaase idhibi intaa yar ee iidoor uu jigjiga sheegan.

to iidoor

waryaada waanu isnaqaanaa mardanbe jigjiga majeegan kartaan, waxaa idinkuhaya jidwaaq qaxooti baadna kutihiin, haduu jidwaaq iifasaxo dharaar cadbaan idinlabaxayaa, magac jidwaaq baadkujoogtaan waad ogtihiin inaad sheegataan markii yaatahay la idindhaho.

ABSAME RULES.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karamardha/jaraaqato

Friday, April 06, 2001 - 10:34 am
to dhamaan dadka jidwaaq
saaxiibayaal yaynaan gadaal gadaal u soconin, jigjiga waa la ogyahay cida iskale waligeedna soo lahaan jirtay, ee waxaad ka fikirtaan jigjiga maxay u baahantahay, dhamaan dhalinyarada jooga ee jidwaaq maxay u baahan yihiin, hadii aan ka hadalno yaa iskale jigjiga waxay ila tahay inagoo dhamaanteen xaqiiqda garanayna inaan hadana xaqiiqdii iska duwayno,,,,waxyar aan ka idhaahdo ninka leh snm,,,ma ogid miyaa magacaas inuu ku egyahay hargaysa iyo agagaarkeed mise jihadii baa intay kaa luntay ayaad jigjigana mooday meel isaaq. waxaan ku odhan lahaa hurdada ka toos runtana ha daboolin,,,,,,dhamaan dadka kale ee jidwaaq marwalba waa la idiin ogyahay inaad leedihiin jigjiga ee hada dood ha bilaabana ee dhulkiina wax u qabta aniga intaas ayaa talo iga ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karamardha/jaraaqato

Friday, April 06, 2001 - 10:41 am
By karamardha/jaraaqato on Friday, April 06, 2001 - 02:33 pm:
to dhamaan dadka jidwaaq
saaxiibayaal yaynaan gadaal gadaal u soconin, jigjiga waa la ogyahay cida iskale waligeedna soo lahaan jirtay, ee waxaad ka fikirtaan jigjiga maxay u baahantahay, dhamaan dhalinyarada jooga ee jidwaaq maxay u baahan yihiin, hadii aan ka hadalno yaa iskale jigjiga waxay ila tahay inagoo dhamaanteen xaqiiqda garanayna inaan hadana xaqiiqdii iska duwayno,,,,waxyar aan ka idhaahdo ninka leh snm,,,ma ogid miyaa magacaas inuu ku egyahay hargaysa iyo agagaarkeed mise jihadii baa intay kaa luntay ayaad jigjigana mooday meel isaaq. waxaan ku odhan lahaa hurdada ka toos runtana ha daboolin,,,,,,dhamaan dadka kale ee jidwaaq marwalba waa la idiin ogyahay inaad leedihiin jigjiga ee hada dood ha bilaabana ee dhulkiina wax u qabta aniga intaas ayaa talo iga ah.





--------------------------------------------------------------------------------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ramsi

Friday, April 06, 2001 - 04:29 pm
magaalada waxaa wadadaga garxajis iyo jidwaaq, waxaana ubadan garxajis, miyiga jidwaaq ayaa ubadan. waanu wada leenahay hadaad wadalahaansha diidaan waanu idinka edhin ee yuunan ogaadeen been idinsheegin.
magaalada anagaa dhisnay nidaamkeedana kamasuul ah. cidi wax kale doonaysa jigjiga intay dagto sidaas ookale ha uhadasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jidka

Monday, April 09, 2001 - 09:17 am
Hello everybody--
firs of all,I am so happy today because I was surf-the net for long time, but I haven't met my people yet.

Secondly, I was born jigjiga but unfortunatly I grew up in Hargeysa my childhood and I don't believe going back anywhere else except Jigjiga. I mean,(Anonymous) you can born and raise a city but it is belong to you.

finally, I don't have to argue this issue. If you believe that come over and show me your uss.
Before I go I just wanna say something to my bro/sis jid. Lets talk about something important for us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 01:23 pm
Nimanyaw ninkan Ogaadeen nacasaysanaa oo qab waynaa,ilaa hada mar keliya anigu bayjkan kamaan caytamin,bal niyaw dib isugu noqo sidaad uyasaysis walaalahaa waxaad leedahay cidi kugu soo dhici maysoo kolay Ogaadeen baa lagaaga baqayaa,doqonyahay dacayda meesha aad laalaadin ka qaad Jigjiga Soomaali baa leh cidii gaar ugu badanina waa tii kale hase ku talo gelin in marnaba loo bixiyo dhulka Soomaaliyeed magac qabiil,Jidwaaq walaahay anigu labadiinaba waan aqaan oo aniga Aabahay Ogaadeen oo reer Cabdulaa dhalay Jidwaaq way idinka gobsan yoihiin wayna idinka dagaal yahansan yihiin,adigu iminka sidaasaad u hadalaysaaye H/yoonis ama Garxajis xaabo fulayaala ayuu kuu haystaa ragii taariikhda lahaa waa ragaa aad xaqirayso adoo is leh wax uhiili,meeshan Ogaadeeniya adeer lagama yaqaane orodoo Guday injir badan tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jigjigaawi

Monday, April 09, 2001 - 06:15 pm
anonymous

isaaq afdheere huuraale kadhexbax Absame dhexmiisa
jigjiga waa magaalo jidwaaq, jidwaaq iyo Ogaadeena waa walaal meela kaaga mabanaan ee orod oo iidoorland aad halkan waa Absameland.

hadaad doonaysaa inaan jigjiga telefon udiro oon iraahdo isaaq afdheer danbe yaanan kumaqlin jigjiga waana iga dhab, mardanbe hadaad sheegataan jigjiga inaan telefon diri, intaad itaqaano yaraa (inaad i aragto 1991-92 shilkihi dad xijaabe anoowato fiicnaydaa) shaqadeydi baad igusoocelin isaaq afay.

dhalinyarta jidwaaq waa inaanu tashanaa, naxariista aanusameynay baaba dhibkan keentay miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karaamardha/jaraaqto

Tuesday, April 10, 2001 - 10:15 am
jigjigaawi saxiib waa runtaa asxaanta aaan samaynay ayaa maanta waxay keentay in la yiraahdo jigjiga isaq ayaa iskale, saxiib hore ayaa loo yiri (BARBARI NINKII BEERTAY GUBTAA)!! inagaa isaaq asxaan u samaynay oo soo dajinay wadankeena iyadoo dhamaan dadkii kale soo eryaan.
hadaba waxaan odhanlahaa inta reer jigjiga ah ha ubixina hadaldan ay ku hadlayaab dadka isaaqu way ogyihiin in hadii jidwaaq arimoohada ama dhulkooda faraha ay la soo galaan lagama saafurin wadanka. teeda kale ninka halkan ka leh anaa jigjiga iskale ee isaaqow orod tag jigjiga oo saas dheh. waxaaa la isku qabsan kan ma kaaraa dulmaray mise dad.ahahahahaha
jigjiga anaa ku intii ku dhalatay ee ku soo kortay way taqaanaa tirada dadka ah ee jooga jigjiga ee isaaqa ah... waana lawada garanayaa oo shan qoys ma dhana markaa haba odhan isaaq ayaa jigjiga is kale ninka isaaqow soo waxaad garatay maaha..
dhalinyarta jidwaaq waxaa la inooga baahan yahay howlo inaan u qabano dhulkeena oo aan iskuulaad u dhisno, horumarino. markaa hawalhaas oo dhan baa nin jidwaaqna u taala
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sammie

Tuesday, April 10, 2001 - 06:50 pm
Jigjiga waxaa iska leh Yabaree iyo Bartire.....if ya got problem with that •••• all ya then

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciid

Tuesday, April 10, 2001 - 07:54 pm
jigjiga waa qeyb kamida somaliland cid diidi kartaana malaha, jidwaaq netkan waxey doonto hakasheegto ninki rag ah intaa haku yidhaahdo wadanki soo waxaad garatay ma aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, April 11, 2001 - 12:27 am
Waxaan layaabanahay umadan isku mash quulinaysa lahanshaha jijiga maha mid maanta la qaybsanayo amase lagu gorgortami ama somaliland sheego ama wax kule sheego jijiga dadka iskale waa layaqaan

Ninki jidwaq ku haysta Hatago jijiga somalidana hatuso inu isagu leyahay waxaba xeero qaxooti haka soo qorin hana sheegan jijiga.

Waxaan dhamaan dhalinyarada Jidwaaq ka codsanayaa
inay joojiyaan dodan jijiga madama habar waliba iska soo qorayso waxay ku riyootay ninki nagu haystaa jijiga hayimaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 12, 2001 - 01:50 pm
jIGJIGA IYO hARGAYSA FARARQA UDHEXEEYAA XAQIIQDII WAA MIDNA XABASHAA HAYSA MIDNA SOOMAALI WAXAAN ANIGU UHAYSTAA MAGAALO GARXAJIS DAAROOD DBO NAAGOODLE NIICDA MEESHA KALA TAG IYO DACAYDA DHEER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

snm

Thursday, April 12, 2001 - 07:28 pm
ilmaadeerayaaloow yaan layla yaabin nin ogaadeena baan ahay oo waxaana dhibay oo dhulkayagii qaatay garxajis ee garxajis sow jijigana ma qaadan waxaan uleeyahay garxajis baa jigjiga qaatay waxay iga tahay in lala wada coloobo ee xumaan uma furin dooda ee yaan layga xumaan anaana snm isku magacaabay ee hala i ogaado absame hanoolaado oo ha israaco guul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigjigaawi

Saturday, April 14, 2001 - 09:44 am
War waa yaabe GUSXAJISKAN LA SHEEGANAYAANA waa maxay Ma (GUY) baa? NIn bari ka yimid oo tuuga iyo naag bari katimid oo dhillo ah baan waligay maqli jiray. Dad daaduun ah oo marka gaajo qabato galbeed u soo yaaci jiray oo garac, wecello ah ayaa meelahaa qashinka lagu daadiyo kafadhan jiray waxay cunaan. Ma kaasaa maanta sheegana dadnimo oo Jigajiga iyo Jidwaaq isku taaraya.
Waar nacas yahaow hadaad waligaa jigjiga tagtay gabadh baad ku joogtay oo gabadh jidwaaq ah baa ku abaaninaysay oo lahayd alla anaa dhalay wiilkee ii daaya.
Waan idinwada garanaynaa dhammaantiin ilmo futo dhiig, gabadh danbe oo la idinku dayndoonaa majirto. Tigidhkaaga anaa qaba sii socod iyo soo socod, hadaad Jigjiga tagto ood ka tidhaa waxaad halkan ka soo lee dihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuxaaye

Saturday, April 14, 2001 - 08:05 pm
snm

beenaale tuug iidoor, waryaa maxaad beenta kufaysaa goormaad noqotay Ogaadeen?
iidoor dhiiqaad kujirtiin sidaad uga baxdaana waa la'dihiin jigjigaad sheegateen jidwaaqna waa idin maqlay marka si aad topic gan ubadasho ayaad hadane ogaadeen sheegatay!!!!!
walee jigjiga meel aad oogadhuumataan malaha ragi waligiinba idin amaangalin jiray baad iska colaadiseen ee xageed gali.