Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): YAALAHAAN JIRAY KISMAAYO BAARDHEERE WARDHEER AWAARE QALAAFO DHABAROOBLE SHILAABO RABASO DAROOR YAASE HADA LEH ???????? INAALILAAH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALYAQAAN

Monday, March 19, 2001 - 07:26 pm
WAXAAN IDINKA SUGAYAA JAWAABHADAAD GARAN WAYDAANA
ANAA IDIIN SHEEGI DOONA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalaafe

Monday, March 19, 2001 - 07:46 pm
ninki lahaan jiray baaleh.
maxeyse tahay ujeedadaada?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALYAQAAN

Tuesday, March 20, 2001 - 12:16 am
WAXAA LAHAAN JIHAAN OGADEN
HADANA WAXAA LEH
KISMAAYO IYO BAARDHEERE IYO SHILAABO =MAREEXAAN
WARDHEER = MAJEERTEEN
DHABAROOBLE DAROOR RABASO AWAARE = ISAAQ
QALAAFO = REERBAARE
EE WAASAAS EH SAA ULA SOCO HADAAD UBAAHAN TAHAY INTAA WAXKA KABADAN WAAN KUU FAAHFAAHIN KARAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOOYAR

Tuesday, March 20, 2001 - 12:19 am
WAXAAN AHAY LOOYAR SOOMAALIYEED OO URURIYA DHACDOOYINKA SAASA OO U DOODA QABIILOOYINKA LAGA CAQLIGA BADAN YAHAY AMA LAGA CILMIGA BADAN YAHAY WAAN WAXAAS IYO WAXYAABO BADAN OOKALE OO JIRA INAAN WAXKA QABTANA WAAN ISKU DAYAYAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilogadeen

Tuesday, March 20, 2001 - 05:14 am
to dhamaan rer ogadenia walaalayaal waxaan idinka cod sanayaa in aanan loo jawaabin cudurka waxan sooqoraya hadaad ujawaab taana cudurka isaga haya ayaa idinku dhacaya mareexaan majeerteen waa dad ey walaaltinimo dariswanaag ay iniga dhaxeyso daaroodnimo, isaaqna sidoo kale waa walaalaheen soomaliyeed marka ninkan cudurka lawareegaya yuusan umadaa islaameed idinku dirin.

to dalyaqaan nin yahow marka kowaad waad isku xaartey ee aniga waxaan ku oranlahaa afkaagan huurada leh dadka dhinac kalamar ogaadeen ka sharaf weyn iney adigoo kale kuu jawaabaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaalkacayo man

Tuesday, March 20, 2001 - 10:41 am
wardheer baan kaimi oo aan soo maray waa dhawayd oon puntland tagay cidina ogaadeen kagama badnayne.
mabishaan kasoo maqnaa baadagaal wayn oo lasgu kala qaaday kadhacay!!!!!!!!!!!
lasoco anigu ogaadeen maihi

to wiil ogaadeen
sxb kumahadsanid sida caqligu kujiro ee aad uhadashay.laakiin waxay ila tahay in aan laga aamusine loo caqli celiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galaadiman

Tuesday, March 20, 2001 - 02:12 pm
to g/kacayo beenbaad sheegtay mana tihid cidaad sheeganayso wardheer waa magaalo m/teen dib u eeg
doorashooyinkii ka dhacay wardheer inta aad sheegtay inay joogaan anaga ayay magan noo yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

birjeex

Tuesday, March 20, 2001 - 03:02 pm
nacas kasto oo dagaal iyo dadnimo heyn netkan ayuu kanac nacleeyaa!!! aduunyo!.
war ninki Ogaadeen wax kaqaadi karoow orod oo tag wardheer, awaaare, Qalaafe, shilaabo iyo dhamaan dhulka uu sheegay qofka labaxay dalyaqaan amaba adress keeygaan idinsiinayaa ee kaalaya oo itusa awooda aad Ogaadeen dhul uga qaadateen.
Qofki diyaar eh adresskeyga oo dhameysan ayaan siinayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aroy

Wednesday, March 21, 2001 - 05:19 am
Aroy ogaadeen xabbad ka qaadimaysidi yey kaa qaadanin intaad haysatid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaalkacayo man

Wednesday, March 21, 2001 - 11:48 am
dalyaqaan ama labax ama glaadiman labax
waan kufahansanahay waxna waxaad rabto kasuura galin maayo sababtooah dadka aad rabto inaad isku dirto adoo maskaxdaa leh kaawayn ee haisdaalin baan ku oran lahaa.
anigu cidaan ahay adiga luguma warsanayo kana wayni in aan isqarsho.magaalooyinka aad sheegtay ee aan anigu barkood tagay na ogaden iyo inta ay wada dagaan midna matihid ee isdhihi waad isku qorya qoryayn kartaa haday nabdayaa iyo haday coloobi saas aad hadeer wadid cidi kuma colaad qaaadato. ee maan gaabnida kala fariisaan ku oran lahaa muslinka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Wednesday, March 21, 2001 - 12:08 pm
DALYAQAAN.

Dhulkan oo dhan horta ilaah baa iskaleh. Deegana Somali baa iska leh. Cidii Jeclaato Wey degi kartaa cidii kalena waa ay iska guuri kartaa. Mida kale Ujeedadadu waanu wada garane oo waxaad uga danleedahay in aad Dab dhax dhigtid dad walaalo ah ee isku beesha dega.

Waxaan kula talinayaa inaad ogaatid inuu "Wax baan Dhilnaa ama Dhil ku faanku uusan fiicneen" Ee dulqaadku iyo wada noolasha uu ka wanaagsan yahay.

Ogaden wuxuu doorbiday inuu nabad kula noolado walaalahood somaliyeed meelkasta ay jooganba

Nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xornimo suge

Wednesday, March 21, 2001 - 02:06 pm
TO. dalyaqaan ninka labaxay su aal?
hadii aadtahay dalyaqaan sida aad sheegatay fadlan waxaad ii soo sheegtaa meelahaad magacowday halkay ku kala yaalaan. gaar ahaan dhabarooble rabaso iyo daroor wardheer se halkay kaxigtaa shilaabo dhabarooble dagaan halkee ugu dhow dhinacyada hadii aad intaas soo sheegto waa sidaad sheegatay ee dalka waadtaqaanaa.
markaas ayaana kuu jawaabi!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALYAQAAN

Thursday, March 22, 2001 - 12:15 am
WAXAAN IDINWAYDIIYAY SU AAL EE DHAHA WAANALAGA TOL IYO TAAGBATAY EE DOODA ISKA DAAYA MA ILAAH BAA KUGU OG INUUNA MAREEXAAN KISMAAYO HAYSAN BAARDHEERANA QAADAN DHAMAAN KUWA ITOOBIYANA WAASAAS EE ISKA QIRTA BAL DADKA SAMAHA JECEL EE AAN KUJIRO HAYDIN CAAWIYAANE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gado

Monday, March 26, 2001 - 12:40 am
wixii lahaan jiray waxba nagama galin hada angaa
haysana kismaayo baardheere ogadeena somalia caanaboodhe ayaan uga ogolahay eedal uguma ogolin ha ku noqdaan itoobiyadii ay ka yimaadeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gado wase

Monday, March 26, 2001 - 02:46 pm
adigoo aya ah halugu maqlee. waxaa layidhi dameer fardo lamiratay gamaanbay is moodaa waabase aduun ogaadeen ilka yar laga kari layahay waa sabaan aakhir waxkalana waan sugaynaa ninkii nool waxaanse kuu sheegi lahaa maskaxdaadayari waxay kutustay maanta oo kaliya shalayna maxasuus nid barina kama fakaraysid adiga ookalana mafiicna in uu soo galo netka codkaa ayaadna ciday