Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): DHISMIHI WARSHAD LAGUSIFEEYNAYO SHIDAALKA SOOMAALI GALBEED OO LASOOGABO GABEEYEY IYO GADOOD AY KAMUUJIYEY XISBIGA DIMOGRATIGA SOOMALI GALBEED.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Tuesday, March 20, 2001 - 07:24 am
WARSHAD LADOONAYO IN LAGU SIFEEYO SHIDAALKA LAGASOOSAARAY DHULKA SOOMAALI GALBEED AYAA HADA LAGUSOOGABO GABEYNAYAA MAGAALADA HAWASH EE DALKA ITOOPIYA, WAXAASE CANAAN BA'AN KASOOJEEDIYEY URURKA DIMOGRATIGA SOOMAALI GALBEED OO SHEEGAY INAYNAN MARNABA SUUROGAL NOQON KARIN IN MANAAFACAADKA SOOMAALI GALBEED CIDKALE KAFAA IIDEYSAN KARIN IYADOO AY UBAAHAN YIHIIN BULSHADA SOOMAALI GALBEED OO IYADA XAQ ULEH INAY DHULKOODA FAA IIDADA KASOOBAXDA!

BAL ARINTAAN SEED U'ARAGTIIN BAH WEYNTA SOOMAALI GALBEEDEY????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haji m-hiil

Tuesday, March 20, 2001 - 12:16 pm
wadani warku waa cadyahay
sidaan uarko waxaa weeye in ay asal ahaanba itoobiya carigayga ku joogto gardaro iyo ujeedo gumaysi waxay fushan kartana ay iska samayso
laakiin waxaan aad ugu hanwaynahay in ay ururda uhalgamaya xoraynta dhulkeena maqan ayna usaamixi doonin waxa ay umiciya lisanayso tigreedu oo ah in ay hashayda maasho ana aan indhaha kafiirsho!!!!!!!!!!
ururka aad kadhawaajisay waa mid kamid ah kuwa ay ku adeegato laakiin hadii uu isgartay waxaaan leeyahay waa talaabo horay loo qaaday ee hala wado oo somalida ogaden dagta haumidawdo
kahortaga hagardaamada tigreega.
marlabaad mahadsanid wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalowshe

Tuesday, March 20, 2001 - 02:38 pm
wadani

mugaan mahaan bogaan damoodo xaanku arkaa walax layaab leh, aryaa axmaarada xeydamacsan tahay dareen hagalee? ma hadeer eey xoolihi soomaaliyoodhan kuxisaab tameesay ay dheel dheel kucunee,,, nabee walaxaa kadanbeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaah

Wednesday, March 21, 2001 - 07:16 pm
Wadani

waryaa ma dadkan tigreega dabada udhaqaad sheegaysaa? adeer kuwaa waxey kahadlaan iskadaaye Allow yaynan caruurtooda meles uxareyn!
war kuwakan dada wax ay yihiin majirto!!!!!!!!!

forget about them.