Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Absame meella kamataliyo=falasdhiiniyiinta,jeejniyiintaIYOkurdiyiintu meelakama taliyaan''{INTAYSOOMAALIDU ISTICMAARKA NALA ...]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 10:52 pm
TO; SOMAALI WAYN
SIDA AAN WADA OGNAHAY ADUUNKA LAGUMA WARO SAMO IYO XUMO MIDNA,
MATALAN tataar KII RIDAY DAWLADIHII ISLAAMKA EE WAAWAYNA AYAA MAANTA KUHOOSJIRA ISTIMAARKA RUSHKA SIDOOKALE KURDIYIINTII UUKADHASHY SALAAXUDIIN.
HADABA, WAXAADMOODA IN AY SOOMAALDA INTEEDA BADANI AAD UGUFARAXSANYIHIIN JABAKA IYO BAABA'A KUDHACAY "ABSAME"EE UU UGAYSTAY ISTIMAARKII REER YURUB[siada uu usaameeyay soomaali badan ]IYO GAALADA UU DHIGTAY MEESHA KUNA ILAASHANAYO ILAAHADA.
HADII AAN DIB UGU LAABANO TAARIIKHDA WAXAA INOO XAQII QOOBAYA IN UU KA'SOOBILAWDAY JABKANI QARNIGII 19AAD AAKHIRKII SII OO UU USABABAY REERYURUB TAASNA LABA KAMA ISMA WAYDIINANAYSO,
KADIB MARKII AY HORSEEDEEN HALGAN DIINI IYO QARANIMO OO KADHAN AH RER YURUB,OO SOCDAY INKABADAN 20 TAN SANO AARA GOOSIGII AY SAMEEYEENA WAAKAN ILAA IYO HADA TAAGAN.
SOOMAALIDUSE WAXAY SHEEGTAA XILANGAN XAADIRKA AH IN "ABSAME[AMA OGAADEEN WAASIDA AYIYA GU UDHIGAANE] IN UUDULAYSAN YAHAY;
SIDA MEELLA KAMA TALIYAAN, DHULBAA LAGA QAATAY,WAABADAWIYO WAADOQON & WAXYAABO LAMID AH;
BALDIB UGU YARENOQO TAARIIKHDII SOOMALIDA,
WAXAA TUSAALE KUUGU FILAN DHULKA BALAADHAN EEDAGAN YIHIIN IN DAD UUN LAGA RARAY, OO LAWADA OGYAHAY[inkasta ooy ubadnaayeen dad aan soomaali ahay]OGAADEEN NIN ARKAYNA SIGAY NIN MAQLANA DHIMAY
TUSAALAYAASHO AAD AYAY UBADAN YIHIIN,
DHANKA KALE; DIINTA, DADNIMADA,SHARAFTA SOOMAALIYEED IYO SUUGAN YAHANADA TAARIIKHGA AH OO DHANI REERKAN AYAY UBAD NAAYEEN.

HASE YEESHEE WAXAA BADALAY OO ISKU QASAY ADUUNKII ISTICMARKII REER YURUB OO DHAQAN KIISU AHAA WADAMADA MUSLINKA MARKUU QABSADO IN UU LADAGAALAMO DADKA QAALIGA AH KUWAKALENA SOOSAARO.

BAL AAN EEGNO DACAAYADA SOOMAALIDA ;
1-MEELLA KAMATALIYAAN WAXAY LAMIDTAHAY FALASDHIINIYIINTU MEELLA KAMA TALIYAAN.
2-DHULBAA LAGA QAATAY WAXAY LAMIDTAHAY CARAB OO YUHUUD LAHESHIISA SI AY QABAAIL KALE OO CARBEED UDAGAAN DHULKA AY DAGANYIHIN FLASDHIINIYINTU[anagaaba WAx ka karaan adag eh].
3-WAABADAW[inkasta oyna jirinba]
GUMAYSIGU MUXUUKA SHAQAYNAYAY MUDO KA'BDAN BOQOL SANO.
4-WAADOQON [inkasta oyna jirin]GEESIGAYAYA GII WUXUU KUDHAMAADAY DAGAALKA NA HAYSTAIYO CAAQILIINTIIBA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABRIBAYAX

Wednesday, March 21, 2001 - 12:28 am
INA ADEER WAAN KU QANACSANAHAY DOODAADA 100% LAAKIIN ARINTA WAXAAD KU BILAWDAY ABSAME EE MAXAAD
ABSAMAHA UGU DAYN WAYDAY AMA MARKA HORE AAD OGADEN UGU BILAABI WAYDAY INKASTA OO AYNA WAXBA KALA AHAYN HADANA OGADEN WAA WIIL KA MIDA AFARTII WIIL EE UU ABSAME DHALAY WAAN HUBAA WAXBADAN OO UU GUMAYSIGU UGAYSTAY IN LAGU CAAYO ABSAMAHA HABA UBADNAADO OGADENKUYE SIDA
WAA QAXOOTI IYADA OO AAN LAIS WAYDIIN WAXA SOO QIXIYAY
WAXA KALE OO AAN MARAG KAAGA AHAY IN MARKII U HORAYSAY OO LA YIDHAA OGADEN DHULBAA LAGA QAATAY AY AHAYD WAQTIGII GUBA OO KU BEEGNAYD MARKII DARAAWIISH JABTAY OO UU INGIRIISKU SIIYAY HUB IYO AWOOD UU ISAGU DABA TAAGAN YAHAY ISAAQ WIXII KADAMBEEYAYNA DADKAN LALEEYAHAY DHULBAY BAY QAATEEN UU ISTICMAAR ADEEGSADAY LAAKIIN WAXAAN KU LEEYAHAY KU DHAMEE WAXAAD KU BILOWDO WASALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 03:46 am
maka hore cudur daar;saaxiib qabri bayax waa runtaa in uu magacas ina ABSAME igasoo dhex galana waxaa igukalifay dadka ayaa badanaa adeegsada[waanse kaxumahay sikastaba aan u adeegsade' mana ihi dada uu maskaxda kagalay in ay wiilkaa ina absama ah meelaha la'wareegaan].
hadaansiiwado sheekadaydii, waxyaabaha dacaayada soomaalida ah waxaa kamid ah;
5- sda uuxusan saaxiikay; waa qaxooti;aduunka majirto cid dagaal iyo dhibato haysato oon ka'qaxin dagaankeedii,maxaasoomaali ka wada dhigay maata qaxootiga,waxaalaga yaabaa ninka leh ABSAME waa qaxooti,inuu isaga laftiisu wadan shisheeye qaxooti kuyahy???'''
6-qaar jaajuus ah ayay leeyihiin; aduunka umad gumaysi kuraago oonlahay JAAJUUS lama hayo,waxaase layaableh soomaalidii xorta ahayd in aymaanta badankeed xabashi jaajuus uyihiin?'''
waxaalaga yaabaa qofka sidaas odhanay inreerkoodu dhamaan wada jaajuus yahay,markaa{maroodigu takarta isaga saaran ma'arkee tan kakale saaran ayuu arkaa weeye xaalku}.
7- isma raacsana;tan tan ayaa kasiiqosol badan kuwiihore,ootahay sababtu walaigeed taariikhda lagumahayo shacab gumaysi kuraago oonlay dadkala jeeda, maxaase soomaaliya qayrkeed kareebay ma'nin soomaali ah oo waliba JAMHUURIYADII SOOMAALYA ku hoosnoolaa ayaa maanta cidkula yaabikara waykala qay-qaybsantahay cidaasi, waxaan orankaraa soomaalidu in ayreerbaadiye jaahiliin ah ubadantahay ninwaliba qabiil "HEBEL"cay mooyee waxa aad kusheegi aarmaad aduguba leedahay is odhanmaayo,taasiya waalayaab waxaase laguuyaabaa marka aadlayabto waxaadsamaynjirtay,waa maah maah s..
laakiin soomaali aan su aalo waydiino;
1-sidaan ugu wadahalgamaynaya waliba fikrada halgan ka aad anga nooga barateen iyo kufikirka dawladeed[sayidmaxamaed iyo fkirkii soomaaliway oo kasooilawdy magaaladaJIGJIGA 1943dii]
halkeednagaga tagteen,markaan soodhicinay intiinii inaga oo wadajir ah?
2-maxaad waan kugu sooqaxay e iilaysay adigoo sabab kadhiganaya waa DAAROOD oodawlada kuwa haysta aya isku cidyihiin?
3-maxaakeenay in halgama yaashayda aad xabashi u soo diibto ama adgacan taada kulayso"makhtal daahir ayay kasoo afduubee XAMAR 1950meeyadii,c/sheekh muxed iraad ayay kudileen muqdisho, 3nin ayay harkaysa kasoo qabteen 1996dii xabashina faraha kagaliyeen?
iyo dhibaatooyin badan ookale oo aad udhaawacay halganka oolawada ogyahay?


ugu danbaystii ilaahaw soomaali waa walaalahayee xaqagaransii, dawladana udaji iyagu dhisan karimaa yaane, ilaahaw annaga naga saar inta yar ee isafgaran waaga ah ooxurnimo dagdag ah nasii,AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 04:44 am
OH' waxaana sheegin hogaamiyihii geesiga ahaa eesheekha ahaa ee reer qabribayax"SH/DEEWEED"
eey dileen 1999kii shacabka laf tiisu[isaaq]

aana talo galin in aanka sheekeeyo waxyaabaha ay DAWLADII SOOMAALIYA YEESHAY HALGANKA UMADA SOOMAALI GALBEED AMASE WAXAY UTARTAY labadubana waybadan yihiin,
kaliya waxaanka sheekeeyay waxyeelada shabka soomaaliyeed ugaystay,halgama yaasha mana soo koobin waxyar unbaan kataabtay,runtii kamana hadlin dhibakale e waxaaan kahadlay ookaliya halgamayaasha ayshacabka soomaaliyeed laayeeama xabshi usoo dhiibeen ee waliba madaxda ah,hadaan xasuusnahay kuwo aan absame ahayn ooy laayeen ama xabashi udhiibeen oo soomaali galbeeda kale ahna waan qorilahaa.

dhankale saaxiib qabri bayax, ma'ahayn ciidamadii ogaadeka jabiyay 1920aadkii ee looyaqaanay "RAYADKA" ee ingiriisku watay,hubeeyay,taba barayn, hogaaminayayna isaaq ookali ah, laakiin waxayka' koobnaayeen dhamaan soomaalidii ingiriiska raacsanayd oodhan,oy uhoreeyaan harti iyo soomaali yaryar oobadan ookale,
cidii ubaahata aritan ha'isoowaydiiso waxaan usheegayaa. HISTORY BOOKS ooaritan qraysa.