Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): KAAN OGEYNOOW ARLIGA OGAADEEN BAA ISKA LEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan diiriye

Wednesday, March 21, 2001 - 01:12 pm
Walaalayaal ku soo dhawaada reer ogaadeeniya, halkan waa waa lamta fka soomaaliga ee ogaden languag. waa radio aanu furi doono insha allah. wixii faahfaahin ah anigaa idin la socod siin doono ee ku saabsan radio ogaden. waa mahadsantihiin bulshaweynta soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

inaabsame

Wednesday, March 21, 2001 - 03:36 pm
ala inaadeerkay maxaa ku dhacay muu u daaya say ahayd kaan ogaynoow arligaa absamaa iskaleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dige

Thursday, March 22, 2001 - 01:28 am
Kaan ogaynoow arliga soomaali oo dhanbaa leh.
Yaan la'ihilmaamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL KARANLE

Sunday, March 25, 2001 - 05:29 pm
ARLIGA OGAADEEN IYO ABSAMAA LEH!!!!

OROD TAG HADDAAN XABBAD FUTADA LAGAA SOO GELIN ALLAA I LEHE BEEN BAAN KUU SHEEGEY, OGAADEEN, OGAADEEN BEY U BARATEY WAR WAXBA LAMA SOCOTAANE ORDOO MEESHA KU KALA TAGA...

RIYADAAD KU JIRTAAN WAA WAXA DAAROOD OO DHAN HALKUU YAALAA MAANTA DHIGEY,

MUGDI WACAO NIN GUDAYOOW
BERREY MAALIN WEYN TAHAY


WK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAALAX

Monday, April 02, 2001 - 11:01 pm
Dhamaantiin waad salaamantihiin salaan kadib wax aan lahadlayaa dhamaan qudhunka ogaadeen oo dhan war yaadaheen ordaya oo booqda home page ka ogaadeenkiina qudhunka ah.WWW.OGADEN.COM. ogadeenwaa kaasoo maan ta xabashi iska celin karila inta ay iyagu iskujeedaan ayayna xabashidu kafaa iidaysatay waan kaxumahay ogaadeenow indinka ayaa is dhameeyay oo had iyo jeer is jaajuusaya ordaya oo xabshiduna ha idin wastee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miisaan

Tuesday, April 03, 2001 - 03:06 am
TO SAALAX
sxb wax aad tahay nin aad u xun waayo ninbaa hadlaye maad u jawaabtid isaga oo kaliya maax ku gaadhasiiyay qoomiyd dhan miyaanad ka baqayan inuu afku ku qalooc samo mida kale hadaad tahay nin wax bartay bal adiguba dib u raac taariikhda aduunka oo kasoo hel wax aan ahay ogaadeeniya su,aal wax aan ku wadiiaya mamka aduuna maxaa kuyaal?

waar meesha kala bax nacas nimada anigu nuguma yaal af aan ku cayno qabiil soomaaliya markaa soo hagaajiso afkaaga sxb