Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): ARLAADINET BEENLE RAXANWEYN DHEH! BU'AALE IYO FAAHFAAHIN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

birjeex

Wednesday, March 21, 2001 - 06:44 pm
MAALMAHANBA LABADA JUBO WAXAA BUUQASHO KUMARAYEY WAFTI KASOCDA DKM OO UU HOGAAMINAAYO WASIIRKA KUXIGEENKA ARIMAHA DIBADA MUDANE MAX'ED AMIIN AYNA KAMID YIHIIN 7 XUBNOOD OO BAARLAMAANKA KAMID AH DHAMAANTOODNA AH BAHWEYNTA ABSAME, HADABA MAANTA WAXEY KULASHIREEN MAGAALA MADAXDA JUBADA DHEXE BU'AALE DADWEYNAHA DEEGAANKA, WAXEY KALOO SIDAAS OO KALE ULASHIREEN DHAMAAN DEEGAANADA ABSAME INTA BADAN SI AY BAHDA ABSAME SAME BAGE UWADA NOQOTO. ARIN MALIN DHAWEYD UU KUHADLAY ARLAADINET OO AHEYD INAY RAXANWEYN QABSATAY BU'AALE WAA WAX KAMAJIRAAN, NINKA WAX KUQORAA MEESHAASNE WAA NIN U KIREYSAN RAXANWEYNTA WAANA LAWADA YAQAAN UMANA UUDHALANIN RAXANWEYN WAA SHEEGATO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibraa,iil

Friday, March 30, 2001 - 03:06 am
Duqa managa hubtaa in RRA aysan wax shaqo ah kulahayn bu,aale,mida kale eelayda maxaa bu,aale kagalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

birjeex

Friday, March 30, 2001 - 09:06 am
jibrii'l

waligaa mamaqashay aabow kanyar igaceli kanweyn anaa iskacelinaayee?

raxanweyn waxey wadaa tigree habargidir igaceli Ogaadeen anaa iskacelinaayee!!!

war raxanweyn iyo Ogaadeen baa dagaalami kara!!!
ileen Alla kacabsigeena dadbeyba latahay inaanan waxbo ogeyn ama anaan tabarlaheyn!!!
bu'aale waa magaalo absame wax raxanween kagalayna majirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEEDI

Monday, April 02, 2001 - 03:22 am
Ina aaboow waanba yaabanahaye reeraha xagee laga soo habaaray sanadadan waalanala aragsan yahaye.
Horaa kismayo naloo dhaafiyaye ma bu,aalay maanta taagan tahaye,dadnimada xumada se waa anaga oo hogaan toosan yeelan waynay.