Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Ogaden
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

onlf

Thursday, March 22, 2001 - 03:55 am
wax aan layaabay ninka ciwaanka kadhigay soomaali galbeed waayo ma jirto wax layidhaahado ama dhul ay haysato itoobiyi oo layaidhaahdo soomaali galbeed walaalayaa way ka reeban tahay aflagaado


waad wada mahad san tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartan

Thursday, March 22, 2001 - 09:06 am
Cagli Ogaadeen waa sidaas

waxaad cadeysay siduu cagligaagu u liito oodan uga yaqyaqsooneyn wixii soamlida baabiyey.soamli galbeed hadaad nacdey ogaadeen wax ba kuu tari maayo.Onlf waxba ma aha. waa afar wareersan oon soo dhaafin qabridahare oo laba buul ah.wax ogaden ah somaalidu ma isku raacsan.War waxba ma heysidid meesha iska tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARTAN WAX U SHEEGE.

Thursday, March 22, 2001 - 10:07 am
cartan

nacasad baad tahaye baro sida rag loola doodo.

adduunka meel la yidhaahdo somali galbeed oo amaba uu adduun waynuhu u yaqaan ma jirto.

wax la yidhaahdo OGADEN mooyee.
kolka haddaad ku raacsan tahay iyo haddii kalaba dhulku waa OGADENIA.
Adduunkuna kuwa aad ku tilmaantay "4 wareersan" ayuu aqoonsan yahay.

sidaas darteed waxaan si kalsooni ah ku dhihi karraa somalinet waxay ahayd inay isticmaalaan magaca OGADENIA halka ay ka isticmaaleen SOMALI GALBEED oo aan wax jira ahayn.

kolka CARTAN DOONOW ama caqli ogaden cay ama cirka isku shareer ciiddu waa OGADENIA, CAALAMKAANA u yaqaan.

waanu iskala waynahay inaanu qabiil somaliyeed cayno.

salaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tigar Ciil

Thursday, March 22, 2001 - 02:22 pm
tO: cARTAN: HORTA WAXAA TAHAY NIN AAD U LIITA OO AYNA HABOONAYN IN LOO JAWAABO,WAXAANA FILAYAA IN AADAN U DHALAN SOMALIGALBEED,IN AAD IIDOOR TAHAYNA WAAN U MALALAYNAYAA IYAGA AYAA SIDAAS U AF FUDUDAAYE,WAXAAD AFLAGAADEYSAY UMAD DHAN OO AAD WAX KA SHEEGTAY AQLIGOODA,WAXAAN KU DHIHI LAHAA KA FIIRSO HADALADA AMA DOODA FOOSHA XUN.

TO: OLNF: WALAAL WAY JIRTAY IN WADANKEENA LA ORAN JIRAY OGAADEENYA ADUUNKANA LOOGA YAQAAN,WAXAAN RABAA IN AAN KU XUSUUSIYO IN MAGAC LABEDELI KARO,WAXAANA KA QAALISAN BAAN QABAA MIDNIMADA,HADDAY WALAALAHEEN SOMAALIYEED KA DIDEEN OGADENIA,MAXAAN UGU DHAGAN NAHAY. MARKEY REER YURUB MAGAC BIRINAYAAN WAXAY KA FEKERAAN WAQTI FOG,UJEEDADA AY WADANKA UGU BIXIYEEN OGAADENNA WAXAY AHAYD IN LAYSKU KEENDIRO,BAL GEELA WARAF MA LAGU DEYAY AYUU YIRI NINKII,HADDII AY WALAALAHEEN NALA GALGAMAYAAN MAAN KA TANASULNO MAGACAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIILMOOGE

Friday, March 23, 2001 - 03:43 am
CARTAN WAAD SALAAMANTAHAY
CARTAN KII OOMIYAY AYAAN AHAY MARKAA KA DHAQAAQ AMA CARADA FUUQFUUQSO WAANA TAN RUNTU AMA DIID AMA YEELNA WAA LAGU FADSIIN MAGACU WAA OGAADEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEENYA
KUNA DHIMO HALKAA!!!!!!!!
TOLKAA YAA ABAAROOBI JIREYA MASAAS AYAA LOO TALAABSAN JIRAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

onlf

Friday, March 23, 2001 - 05:03 am
TO C artan
waad mahad san tahay waayo marka aad soo galayso dooda kala barao sida loola doodo umda aniga lagama yaabana inaan caayo wax qabiil ah e wax aan ka hadalayaa qadiyadayda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

onlf

Friday, March 23, 2001 - 05:12 am
TO Cartan wax usheege

sxb waad mahad santahay wax aan kugu dardaarayaa inaad halkaa ka wado arintaa


TO Tiqar ciil

waan kugu taageer sanahay inlabadali karo magaca waana wax dhibyar laakiin wax wax labadalaa marka dadka kula dagani ay kula garanayaan waxu faa,iidada iyo khasaaraha ma dad hurdaad u badali magaca walaal bal hatoosaan waan sugaynaaye markaa waa labadalayaa waanan ogalahay

long liv ogadenland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 12:37 pm
OGAADEEN DABAAL;DOQON;HURDOWAYNE,DACAYDHEERE,DHAREERE tooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo..Somaaligalbeed oon doqonku ku jirin ha noolaato muqafiliin jaahiliin ah meel goob waa waxay la taagan yihiin HADEE AMINKA OGADENIIA HADE DAE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabhad run ah

Tuesday, March 27, 2001 - 01:46 am
Ogaden ha xorowdo, war aynu xoogoyno (ONLF).
Waxa kale oodhan xoolo nimo ayaan u arkaa.
Midakale hadii aadan naf ama lacag ama caqli kubiirinin wadaniiyinta JOWXO waxba ma tihid ee ogow.
Wadani ayaan ahay oon ahaanayaa eh ila noqo walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONLF

Tuesday, March 27, 2001 - 02:18 am
TO JWAR YAA HADAAD MOODAYSO INAANO HADAL HAYNO ISASOO CADEE ADIGUMARKAA AYAA D OGAAN DOONTAA INAANU NAF IYO MAALBA UHURAYNO IYO INKALE E WAAN OGAHAY INAY U BAAHAN TAHAY XOOJIN JOWXO E HA,IMAAN DHAAFIN SXB MAANT MAJOOGNO HALKII LAGU KALA HADHILAAHE LAAKIIN WAX AAN KU WAYDIIYA XAGEED DAGAN TAHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

onlf

Thursday, March 29, 2001 - 01:55 am
TO Jabhad run ah

raali ahaw markii hare waan khaldamay laakiin hada ayaan sifiican kuugu soo jawaabayaa waayo wax aan kuqoray magac khalad ah wadani nimo waa wax aan lahad laayo walaal ee ilasoco waana taan uraadinaayo dad wadani ah aqli iyo maalba waan ku taageer sanahay onlf waana xoojinayaa meel kasta oon joogo wax aan ahay jowxo ilaah baana igadhigay markaa adigu bal iska soo waran wax aad hayso ama ilasoo xidhiidh oo aan iska war hayno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HalfOgaden

Tuesday, April 10, 2001 - 11:38 am
Ilaa iyo intaad garaadaystay waxaan maqli jiray:
Maansadii cali dhuux:
Doqonkii Ogaadeen ahaa Doolo laga qaadye
Loo diid da'nood iyo hadduu degi lahaa ciide

Ma rabo inaan wax i dhaahdo sababtoo ah waxaan ka baqayaa inuu naasku i qabto. Balse tolkay waxaan rabaa inaan u sheego runta, waxaan filayaa inaanay walli runta fahmin ooy jibaddu qaaday.Warkan ku doodaya ogaadeeniya horta waxaan ku waydiiyay maxaad ogaadeen u tari ood ku kordhin, balse aad rabto inaad wadan xoraysato wuu ku soo maray isagoo aan cidi kugu haysane muxuu dhuunigu kuu qaaday. Haddii aadan fahmin waxaan ka haddlayo pay close attention what is going your land.......kala qobqobka reer cabdile,qabqablayn reer isaaq iyo makaahiilka looga baqayo inay biciid yahanku qabsadaan iyo woxogeyga xerta reer abayoonis...Saaxiibow hurtada ka kac oo focus only one thing you cannot have 2together---xoreynta wadanka --or dhuuniraacnimada---waxaan uga baqayaa in reer caliga ay wada ciida gale noqdaan---ka bacdina aad la timaadaan sheekadiinii ahayd "War kabadhe Iidor wax ma dhalaa"

sidaa iyo nabadeey