Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Maxaa isku xisbi ka dhigay !?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirazak

Thursday, March 22, 2001 - 04:31 am
Nidaamka ka dhisan Gobolka iyo kan Itobiya ka jira ,maxaa isku mid ka dhigay.Dadka gobolka miyeysan laheyn arimo ayaga u khaas ah!?Sidey ku dhacdaa in kheyraadkaaga lagu shiilo meelkale.Miyeysan jirin dano gooni u ah Gobolka.Sidey ku dhacdaa in badeecadaha Itobiya ey Gobolka soo maraan dadkiisana ka qadnaado.Somalidu ma Tigrahey xuduud la leedahay,miyeysan Gobolka la laheyn intaan Amxaaro iyo Tigre la gaarin.Ayadoo intaa iyo in ka badani ey jirto,maxaa isku xisbi ka dhigay!?Yaase wax iskugu daray.Gobolku qeebtee shanaad ayuu yahay!!War arimahaa intaad isweydiido,meystiri "maxaa labada nidaam isku mid ka dhigay".In uu xisbiga wadanka u taliya uu yahay kan u taliya Gobolka,federaalna la yahay,miyeysan wax cajiiba aheyn.KOLEY ARAGTAYE,SIDEED U ARAGTAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI DIID

Friday, March 23, 2001 - 02:06 am
ABDIRAZAK WAAD SALAAMANTAHAY
WAXAAD NA WAYDIISAYSE AMXAARO,TIGREE, OROMO, SOMAALI IYO INTA GOBALKA U DHALATAY MIDNA MAHAYO WAX TALO GOBALKAA AH LAAKIIN WAXAA ISWEYDIIN LEH NINKII SEEXDAA SICII DIBI DHALAA MARKAA WAXAY ILA TAHAY SOOMALINA TIRI GOBOLKA SHANAAD AXMAARO, TIGREE,OROMOIYO ABDIMAJIIDNA BIXIYE MAGACAN LAAKIIN SU,AASHU WAA MEEQA AYUU SOCONAYAA RUNTU MARKAA WAXAY TAHAY RUNTU IN NADAAMKA HADA JIRA INTUU JIRO UNBUU JIRI WAAYO? KAA WAXAA LA MIDA KUU BIXIYEY SIYAAD EE AHAA SOOMALIGALBEED WUUNA DHAMAAD GUMEYSTANA WAA DANTIISA TAASI WAXAANA NALA GUDBOON SOOMALI DHIMATAY INAYNU AASNO INANA OONU U HALGANAA DHULKEENA!!
SIDAA IYO KULNATI WACAN