    calidhuux | Friday, March 23, 2001 - 03:14 pm doqonkii ogaden ahaa wuu kasii daraye nimanbaa dalkooda iyo xukuma labada daarood eh loo diid kismaayo iyo haduu dagi lahaa waamo mareexaankii bay uga durkeen dagaladoodiiye dadka uguma liitaane way dirir waayeene qoraxayba waa kii ladilay waana reer dalale ina jeesna uma diir naxee waa durduriyaaye doqonyahay kakaca meeshan aad dacay laalaadin |
    five star | Saturday, March 24, 2001 - 10:15 am loooool calidhuux, ninxun kuu ma arkee , waad kicinaysay,raga, laakiin maxaad mareexaan iyo ogaden isugu diraysaa ninyohow, waa dad wada dhashaye. tan kale adiguba sidaad iila egtahay(harti) maxaad kismaayo ooga carartey ood u difaaci weysey goann ahayn. dhibkii dhulooskaad wadaa ninyohow, laakin ma xumid ina adeer!!! |
    WIIL WAREEGLE | Sunday, March 25, 2001 - 05:13 pm DOQONKII DAAROOD AHAA LOO DIIR NIXI WAAYE, LOO DIID DANGIIGISI IYO HADDUU DEGI LAHAA XAMARE. ASAGAA DOORTEY IN SIDII EYGA LOO DILA E, HA U DUB NIXIN WAA DAKANE WAXAA LOOGU DAW GALAYE. WAREEGLE |
    ogaden | Sunday, March 25, 2001 - 10:26 pm doqon mareexaan sawnagama wayna maad naga celisaan |
    Anonymous | Thursday, March 29, 2001 - 11:32 pm CALIDHUUX MIYAAN DHAHAA WUU DHINTAYE KALABAXA MEESHA QUDHUNKA AFKIINA KA DA,AYA HADII KALE WAAD DARSANDOONTAANE WAAYO? WAXAY ILA TAHAY INAAD KALA TIHIIN LABADII BAALHIGLO EE LA YIRI BAALHIGLO AFQURMUUNA LA WADA JOOGI WAYDAY KALGACAYLA LA KALA TAGI WAYDAY MARKAA ISDAAYA AYAAN IDINLEE YAHAY WAX MA HAYSAANE SOMAALIYA DAWLADEEDNA HALKAA AYAAD KA FADHIDAAN MARKAA KULAAXA XAARKINA |
    Halgan | Friday, March 30, 2001 - 07:03 am war waxaa tihiin dhamaantiin nacas dheelaloowsan ma wax kale ood ka hadashaan baad waydeen maxaa soomaalida masaakiinta ah is kugu diraysaan waa dad muslim ah oo walaala ah maanta ayagii baa ba Ayda xitaa cunaysaa please dhaafa cayda iyo isku dirka bye |
    Anonymous | Sunday, April 08, 2001 - 06:11 am loooooooooooooooooooooooooooooooooooool |
    real dhuloos | Sunday, April 08, 2001 - 07:44 pm Hadii cirirku kugu toosan yahay loomacaad hele e cagtaad qaadaba dab ololayaad dafsiisaaye ogaadeen danbaa haysa oo digasho mawbaahna caliyoow cibaadada badi nabadu waacaano kuurarane cudur lamayaboohsado adoo caafimaad qabe |
    BBC | Wednesday, April 11, 2001 - 03:56 am DAAROOD ISMAACIIL MA OGA DUUBTA LOO QODAYE WAA WAXA IGU DIGTAY MARKAAN SII DABAYSHADAYE DOOXADDA GAROOWE WUXUU HADKU DULIFEEYAY MAQABIYO DABOOLAYD WIXII LA LA DUKHULAYAY DUUFLAALKA IIDOOR WUXUU DARAYAY CAADHKIISA DARXUMADDA NIMANKIINABADEE DUUFKA NA CUNSII YAY, DAAROOD ISMAACIIL MA OGA DUUBTA NOOQODDAN . RABOO CAFSHO IYO ANOO KU CAYNSHA MOOYE WALEE CAAFIMAAD UMA FADHIDIDI CALIYOW BUUHOODLE . |
    sAXNUUN | Sunday, April 15, 2001 - 07:14 am Waryaada gabayga majoojinaysaan mise waad ooyi doontaan Dhulbahante sidii cali dhuuxba uu u Ooyay ee uu uyidhi: GUN BAAN AHAY GAMBO CAD BAAN XIDHNAHAY IYO GARNAAGOODE. GASHAANTIDA SIDEEDOO KALAAN GUUR USUGAYAAYE. JEEROON GAMBOOLKA ISKA ROGO GUUDKA IGA SAARAN . OGADEENKA NOOSOO GABYOOW WAA GAR XAAJADUYE |