    New Jidwaaq | Friday, March 23, 2001 - 07:51 pm Waxaan U sheegayaa Dhamaan Beesha Jidwaaq in Hadii uu ilahay idmo in Bisha December ee Sanadkan 2000ka aan Qaban qabinayno Shir ay Dhamaan Beesha jidwaaq ay ku wada tashadaan oo mar dambe aan loo kala qaybin Bartire,yabaree iyo Absakuul. Hadii aan Mid noqon Dhulkeena inaga ayaa mamulayna oo mar dambe qof kale ka ma yeelayno, Somalida kale waxaan wax kula qaysaneynaa Jidwaaq nimo. Wixii Faafahin ah mar dambe ayaan soo sheegi doonaa inshaalahu. |
    ciid | Friday, March 23, 2001 - 08:14 pm new jidwaaq. 2000 waala soodhaafee miyaad riyoonaysaa??? |
    caydhsade | Saturday, March 24, 2001 - 05:05 am waad mahadsantahay kaasi waa caqli ogaden hadaad intaad qortay hadana isu jawaabtay jidwaaq waxba kaga qaadaysid ee wax macnale qor ama iska dhaaf |
    new jidwaaq | Saturday, March 24, 2001 - 09:07 am Waxaan aad uga xumahay in aan qoray 2000, balse waxaan u jeeday 2001. Sidaa-darteed raali iga haada. |
    abdi dheere | Saturday, March 24, 2001 - 09:40 am ceydhsade war qofyahow maxaa kugudiray nimankan ilmo adeeradaa ah cuqdadbaa idindishay bal eeg! adoon ogeyn baa waxaad kusooboodi Ogaadeen baaqoray waryaa guushi ay jidwaaq gaarto soowma aha guul Ogaadeen? jidwaad iyo Ogaadeen se maxey kalayihiin? waad jirantahee illaah hakucaafiyo! |
    somali | Sunday, March 25, 2001 - 10:05 am TO:CABDI DHEERE OGADEN WAA SOMALI JIDWAAQNA WAA OROMO IYO WAX NASAB DHIMAN AH |
    caydhsade | Sunday, March 25, 2001 - 10:23 pm doqomadii ayaa wali isu jawaabaya ninka mara wax qalday mara wax saxay ww ogaden waxa uuna usaxay markii la gartay takale horta j/waaq & ogaden waa walaalo ka yidhi j/waaq waa oromo oromadu waa dad ilaahay abuuray waxaase lagu yasaa in ay tiro badan yihiin oo ay tayo xun yahiin marka ogadenku waxay isdaba yaalaan inta udhaxaysa kismaayo ilaa adisababa ilaa nayrobi waxay yihiin iyo meel ay ka muuqdaana majirto marka yaa sifadii oromada lagu yasay leh |
    Boldari | Sunday, March 25, 2001 - 11:32 pm Dhamaantiin wixiina meeshan wax ku qoray waxaad ogatan jidwaaq inaydan waxba yeeli karin amaa kun maga labaxaa ama kun cay ku qoraa jidwaaq waa jidwaaq afkinana wax ku noqon mayno. Umadkalana madhalecayno. |