We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 08:05 pm Jidwaaq dagan Jubada Hoose iyo Jubada dhexe oo sameystay gudi fulineed oo ka kooban 7 iyo Xubno dhan 68 qof.Gudigaas oo masuul ka noqonayo danaha Beesha Jidwaaq ee somaliya, Maxaa yeelay waxaa marwalba dhacda in xuquuqdoda aan si xaq ah loo siin,waxaana mar walba laku daraa Jidwaaq iyo Ogadeen(Absame) , Taas oo keenta in Marka wax la helo uu Ogaadeen afka u dhigto. Sidaa darteed Mar dambe Jidwaaq Yeeli maayo Been been Absame , ee Waxay wax ku doonanayaan Magaca jidwaaq.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 09:45 am Ma imanka ayuu Jidwaaq baraarugey! Magaca Absame waxaa loo wataa in lagu qadiyo Jidwaaqda degta jubada dhexe.Waligoodna waxaa lagu soo wadey absame oon wax u qaban iyaga in lagu marin habaabiyo mooyaane.Taladan ay hada qaateen Jidwaaq waa wacan tahey waxeyna tilmaameysaa in ay tahay markii ay wax qabsan lahaayeen.Hadey ogaanka wax uga baahdaan waa walaalkood, waxaa se Jidwaaq u fiican iney ay iyagu wax qabsadaan qabiilada somalida wax la qayb sadaan.Maxaa markasta daba wada absame oon ah wax aan jirin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 10:00 am dhamaantiin beesha jidwaaq ee soomaaliya waxaan idinla socosiinayaa oo iga talo ah in aan danaheena katashano oo aan hadal badan haan ma buuxiyee aynu hawsheena sibuuxda uqabsano dadka dariska nala ah ee soomaaliyeedna aynu laqabsano wax alaale iyo wixii dane u ah beesha jidwaaq ee meeshaas ku nool. OGEYSIIS.dhamaan dadweynaha jidwaaq ee ku kala nool aduunka cidhifyadiisa waxaan lasocodsiinayaa inaanu kutalo jirno ceelwayn oo larabo in laga qodo magaalada XAGAR ee gobalka jubada hoose,wixii faah faahin ah waxaad kala soo xiriiri kartaan SHEEKH JAAMAC SHAAFI, MAXAMED QALINLE KAAHIN,BADRI YUUSUF ISSE IYO GARAAD CUMAR DOOL,dhamaantoodna waxay joogaan magaalada minneapolis ee gobalka minnisota wixii faah faahin intaas dheer waxaad ugu soo hagaagtaan oo aad soo waydiin kartaan LEEBAN2@HOTMAIL.COM WASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 10:33 am BUAALLE WAA TALO IYO TUSAALLE AAD IYO AAD U FIICAN. WAXAAN ALLE KA BARYAYAA INUU INALA GARAB GALLO.HAL CEEL ISKA DHAAFE WAXAAN QODE KARNAA SADEX CEEL IYO WIXII LA MID AH. MAGAALADA XAGAR WAXAY INOOGA BAAHANTAHEY INEYNU HOREY U MARINO OOWNO SI WADA JIR AH WAX UGU QABANO.BARNAAMIJ QAABEYSAN OO DEG DEG AH HA LA BILAABO.
|