Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Sixitaan -Beesha Jidwaaq oo Dec.2001 Shir ku Qabanaysa JigJiga
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

New Jidwaaq

Saturday, March 24, 2001 - 09:13 am
Dhamaan Beelaha Jidwaaq ayaa raba in ay ka tashadaan Danahooda guud, si ay u yeeshaan hal cod meel kasta oo ay joogaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabribayax

Saturday, March 24, 2001 - 08:03 pm
saxiib waa arin aan aad ugu farxay, Markaan Maqlay Jidwaaq ayaa Shir ku leh Jigjiga, maxaa yeelay Jidwaaq oo isku timaado waxaay ka dhigan tahay in Awood Ismaamulka somalidu uu wax badan iska bedeli doono, oo meel walba ay jidwaaq gacanta ay ku qaban doonto.