Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): MAXAY OGADENKU UNECEB YIHIIN WALAALADOOD JIDWAAQ???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABEEL

Tuesday, March 27, 2001 - 03:24 pm
WAA ARIN AAD LOOLA YAABO IN DAD BADAN OO
OGADEN KAMIDA AAN LA SOO MARSIINKARIN J/WAAQ
WAXAAN AHAY J/WAAQ OGADENA WAXAAN U ARKAA WALAALADAY MAXAY TAHAY ARINTA AY WALAALADAYO NAGA TIRSANAYAAN WAXAA MARAR BADAN IGU DHACDAY ANOO
NIMAN OGADENA LA FADHIYA OO AAN BADHKOOD I GARANAYNIN AY KUWII IGARANAYAY YIDHAAHDEEN ABSAME
WAA SIDAN IWM KUWA KALANA AY AAD U XANAAQEEN OO AY YIDHAAHDEEN ABSAME HAYGU SOO SOW J/WAAQ KUMA DEEDNA BADAN KOODU AY CAY IYO CARAATAN U QABSADEEN
J/WAAQ KUWII I GARANAYAYNA AY U AF JAAQEEN QAARA CADHO DARTEED AFJAAQII XATAA DIIDEEN IYO DHACDOOYIN KALE OO BADAN EE WALAAL ADOON CAYTAMIN
MA II SHEEGI KARTAAN WAXA SABABAY ARINTAN
DHAMAAN WAAD MAHADSANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Tuesday, March 27, 2001 - 03:40 pm
MR. Shabeel.

Ma umaleynaayo inaad tahay Jidwaaq Sabtoo ah Jidwaaq waa dad gob ah. Ogaden iyo Jidwaaqna waa wada dhasheen oo waxay kala tirsanayaa hoos ahaan iyo qoysnimo ayey ku xaliyaan.

Jidwaaq iyo Ogaden arinkooda halkan oo kale loogama hadlo. Fadlan, Ka fiirso waxaad soo qoreyso. Kana hadal wax waxtar leh. Qiimo iyo Macnana sameynaayo.

Waad mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaden

Tuesday, March 27, 2001 - 11:43 pm
to shabeel
ogadeen iyo jidwaaq waa walaalo adiguna waxaa tahay badow waliba waxaan u malaynayaa in aad tahay (WAR WAXU IN AAN AAN CAAYO BUU IGU KALIFI LAAKIIN WAXBA KUDANBAABI MAAYO) ABSAME WAA MID OO AAN CADAW KA FAA IIDI KARIN WALIGOOD MANA DHICIN IN LAGA FAA IIDO. •••• your mother and sister , daughter.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABLEELE

Wednesday, March 28, 2001 - 06:18 am
TO:SHBEEL saaxiib horta dad aadan kadhalanin lama sheegto, aritaasina waaceeb walaal wiilashan ilma absame ee da'da yar ee ilaahay badiyay waxha kasheegin hadaad doonayso in ilaahay kuunaxariisto ood muslin wanaagsan tahay,
waxaa layaableh in adiga ookale iyo dadlamid ah ay barteen isticmaalka netkan,madaama ood tahay qof badaw ah oo jecel in uu dad walaalo ah kala dhexgal galo.
sxb ha'adeegsan magacyadan,hana u noqon erayadan oo danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaadow

Wednesday, March 28, 2001 - 09:30 am
Saaxiib Ablele, arinta uu shabeel wax baa ka jira.Inkastoon wada dhalaney qabiilka Ogaadenka way neceb yihiin inuu Jidwaaq dhaqdhaqaaq ayna iyagu xukumin ku dhaqaaqo ama mucaaradaan.jidwaaqna way la wada socotaa arintaas.Anigu ma ogi in adigu ogtahay iyo in kaleeto. Markasta ogaadeenku waxay doonaan inay buunbuuniyaan magaca Absaame oy ka bacdina iyagu madax ka wada noqdaan hal nin oo madax ah na ku soo qaadaan Jidwaaq.Taasi ma colaad baa mise ma aha. Jidwaaq wuxuu la midyahay dhulbahante-Majerteen oo isku harti ah.midkastaa tanihiisa isaga ayaa wata, waxay isga baahdaana way arkaan oo ka tashadaan laakiin harti lama ordaan.Anigu waxaan u arkaa iney Ogaadeen rabin inuu Jidwaaq wax noqdo.Adiguna waxaa dhici karta jilibka aad sheeganeyso ee ablele inaadan ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaadin

Wednesday, March 28, 2001 - 11:13 am
xaadoow:
war ninyahoow been badnidaa! ma hartibaan meel walba harti la taagnayn?. mise harti baa tahay oo
waxaadan rabin wada jirka absame?.

shabeel:
waxaad tiri ogaadeen jidwaaq buu caayaa, oo maxaan ku niraahnaa? ma cay bay leeyihiin?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Wednesday, March 28, 2001 - 03:28 pm
to xaadow & ableele walaal waxaan ahay j/waaq
nacaybna uma ogaden laakiin walaal waxaan kuu sheegayaa inay ogaden naxdin iyo dhimasho ay latahay meel soomaali wax ku qaybsanayso lagu soo qaado jidwaaq laakiin ninkan ableele sheegtay uma malaynayo inaad tahay cid ma caayin cidna waxkama sheegin laakiin waxaan ka hadlay waaqici dhaba ah jira marka waxaan kula talinayaa walaalahay j/waaq inay dantooda raacdaan iyaga oo ogaden nicin ama caayin wixii guud ahaan yimaadana laga wada tashado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

birjeex

Wednesday, March 28, 2001 - 08:28 pm
ABSAME WAA ABSAME KANAXOOW NAFTA WAA!!!!!!

ABSAME GUUUUUUUUUUUL>>>>
THE VICTORY WILL ALWAYS BE OURS<<<<<<.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAADOW

Thursday, March 29, 2001 - 06:00 am
DHAMAAN REER ABSAME WAAD MAHAD SANTIHIIN.WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA IN AYNU WADA DHALANEY.QOFKA KULA DHASHAY HOR MARKIISA IN LAGA NAXANA MA FIICNA.MAGACA ABSAME OO WAKIIL AH 4 QABIIL WAXAAD ARAGTAAN IN AY MAANTA LABA OO KALIYA LA MAQLO HADALKOODA, KUWAASI WAA OGAADEENKA IYO JIDWAAQ, KUWII KALE WAA LA MAQLI LAYAHAY.XAGEY GALEEN MISE MA JIRAANBA.JIDWAAQ IYAGOON TAFIRSANEYN AABAHOOD ABSAME HADANA WAXAY U ARKAAN INAY JIDWAAQ AHAAN WAX KU QEBSADAAN. OGAADEEN WAXA UU MARKASTA ABSAME UGA DHAQAN YAHAY IYO BADAN WAA WAX LA YAAB LEH. WAA SI AAN LOO MAQAL COD JIDWAAQ LA YIRAAHDO.NINKII CAQLI LEH EE JIDWAAQ WUXUU FAHMI KARAA INUUNAN MAGACA ABSAME UUNA DHAB AHEYN.OGAADEEN MAXAY ABSAME ULA SOO ORDAAN IYAGOO ABSAME UGU DAD BADAN.NACEYB MEESHA MA YAALO OO WAXAYNU NAHAY DAD WALAALA AH.TAARIKHDU WAXAY SHEEGAYSAA IN WAX ABSAME LAGU SAMEEYEY AANU WALIGII JIDWAAQ WAX MUUQDA KA HELIN.NINKA SHEEGANAYA INUU YAHAY ABLEELE WAA RUUX RUNTA KA FOG AMA WAA NIN AAN JIDWAAQ AHEYN AMASE WAA NIN IMINKA BARAARUGEY.HADII LA SHEEGO INUU JIDWAAQ TANTIISA KAAR AHAANEED KA TASHADO WAA SAX OGAADEEN NACEEBNA MA KEENEYSO.HADEY JIDWAAQ WAX JIRA YIHIIN MAXAY MAGACOOGA WAX UGA QEBSAN LA YINIIN MAXAA MARKASTA ABSAME OOY SOOMAALI U TAQAANO OGAADEEN U DABA ORDAAN HADUU RUUXUN AAMINSANYAHAY INNAANU WAXBA SAMEYSAN KARIN SIDAAS AYUUN BUU KU NOOLAAN.JIDWAAQOW IDINKOO WALAALIHIIN OGAADEN JECEL OON NICIN IDINKU WAX QABSADA OO KA QABSADA MAGACIINA JIDWAAQ SOOMAALI WAX KULA QEYBSADA OGAADEEN HADUU TAAS KA XANAAQO WAA YEELKADII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HMJ

Thursday, March 29, 2001 - 06:18 am
xaadoow iyo shabeel:
weli maydaan ka soo jawaabin su'aashii ahayd maxaa
ogaadeen jidwaaq ku caayaa? maxayse tahay cayda jidwaaq? anigu waxaan qabaa inaan ogaadeen jidwaaq caayi karin iyo inaan jidwaaq cay lahayn.
waxaa hadalkiinna iiga muuqda inaad abaabul jidwaaq ku jirtaan , maxauma waanan ku faraxsanahay, laakiin aad meel xun ka billaabaysaan ololaha guubaabadiinna. jidwaaq xooggan midaysan annaga naga fiican wallaahi waa danta ogaadeen. annaga doqonnimo nalagu xantaa, hanala mid noqonnina oo ha noqnonina doqntii halka il lahayd ee xigtadeeda isaga ilaalinaysay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaadow

Friday, March 30, 2001 - 01:27 pm
HMJ.

Haduu Ogaadeen caayo walaalahood waa kaftan ee run how qaadan adigu. Waa xifaalle.Qabiil kastaaba ceeb iyo wanaagba waa laga heli karaa.Wax dhiila ahi ma jireen.Waa rag tol ah oo is mudan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Friday, March 30, 2001 - 02:26 pm
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.
marka hore horta maxaa loo dafirsanyahay salaantii islaamka oo laysugu salaami layahay salaantaas kadib. waxaan dhihilahaa walaaladayda isku xiiqay waxaan macnaha lahay horta in ay fiiriyaan waxay kadoodayaan. waxay aniga ilatahay waxay soomaalidu ku maah maahdaa doqoni meel lagu kaftamayo ayey in lagu kalatagay moodaa horta dadkan aad sheegaysaan waa dad walaalo ah waxay wadaagaan islaam nimo soomaali nimo daarood nimo absame nimo waa dhalshada danbe iyo waliba tay soomaalidu sida aadka ah uqadariso ee layidhaahdo oodi ab kadhow macnaha qofka aad isku dagaanka tihiin wuu kaaga dhowyahay qof aad wada dhalateen oo aydaan isku meel dagin hadaba dadka intaas oo dhan isku darsaday sidee ayey ku dhacday in maalin walba hadalkooda meelaha shantaraalka ah ee soomaaliyoo dhami akhrisanayso in lagu soo qoro waxaan suurto gal ahay waxaadna ogaataa ninka meesha furayow hadii aad aragtay qaar nicib in ay jiraan qaar jicel oo dadkuba sidaas yahay anigu ku dhihi maayo maadan arag waayo dad walaala ah way dhacdaa in qaarna is jecelyahay qaarna is nicebyihiin marka waxaan ku dhihi lahaa hadii aad aragtay qaar neceb how qaadanin in ay wada nicibyihii ee in ay ayaga ku egtahay kaliya u arag adigu dadkuna waa walaalo waxaana allah uga rajaynaynaa in quluubtooda isu soo dumo.
wasalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

five star

Friday, March 30, 2001 - 04:59 pm
wakhtiga maanta la joogo , marxalada siyaasadeed ee lagu jiro ma haboona in topikan oo kale meesha la soo geliyo. dadku way wada dhasheen, way iscaayi ,way isdili ,wayna wada noolaan. taasi ma aha in laga dhigo cadaawe weyn oon la xalin karin. so the dude who started this discusion, if you are a jidwaaq man, shame on you , if not get a life man. hello to my net body koshin. how come i haven't heard from you lately bro. salaamu calykum dhammaaaaaaaaaaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABLEELE

Friday, March 30, 2001 - 11:49 pm
TO:Shabeel &Xaadw, warnimanyahaw waan idin garan la'ahay'' ninkii yiraahda yaan tolka eed lakala dhex dhigin wixii yar-yar eejirana yaan kor looqadin oon warbaahinta lagasheegin ma'aha miyaa J/WAAQ?????????'''''''''''''''
Tankale ninka layidhaahdo XAADOW isaga waangartay inuunan marnaba ahayn nin J/WAAQ ah sababtoo ah wuxuu udoodayaa in la'aaso magaca ABSAME taasna waa arin aan lagu aqoonin J/WAAQ.
wax layaablehna waytahay,maxaabsiga ha'ladaayo saaxiib''''''