    BADOW100% | Saturday, March 31, 2001 - 07:22 pm OGAADEEN WAA QABIILKA SOOMAALI UGU BADOWSAN UGUNA JABKA BADAN UGUNA QAXOOTIGA BADAN, HADII EY QAXOOTI KU AHAAN LAHAAYEEN WADAMADA REER GALBEEDKA AMA NORTH AMERICA WEY FIICNAAN LAHEYD, LAKIIN ILAAHEY WUXUU DABA DHIGEY QAX AAN DHA MAANEYN,WAXEY QAXOOTI KUNOQDEEN MAGAALADA WEYN EE MOGADISHO HARGEYSA KENYA IYO ETHOPIA. OGAADEEN WAXAA LA BARTEY MARKII EY HESHEY ABAARTII DABA DHEER . WAXAA DHOODHOOBI JIREY SIYAADKII BAQTIYEY,LAKIIN NASIIB XUMO WAA KAA XABAD WADANKA LOOGA SAAREY YAA IMIKA DHOODHOOBI. INTII YAREEDEE OGAADEEN KASOOHAREY WAXEY KUSILICSANYIHIIN XERADA LOO YAQAANO OTAANGO ,WAXAA KAA KASII DARAN ETHOPIA INTEY DHAMEYSEY ,INTII KASOOHARTEYNA QAMRIGA BARTEY.MARKA QAMRIGA LASIINAYANA WAXAA LAYIRAAHDAA WAA COCACOLLA ILEEN WAA BADOWDAA'E WAXBA MA FAHMAYAAN ALLA FOOLFOLXOMAA UF UF UF. |
    kulmiye | Sunday, April 01, 2001 - 12:52 am is that enough? thanks. |
    QOSLAAYE | Sunday, April 01, 2001 - 05:19 am that's enough,thanks,too |
    Daf iyo Mirtiq | Tuesday, April 03, 2001 - 07:01 pm TO: Bodaw100% Adiga ayaa isku tilmaamay waadna tahay badow100% markii la fiiriyo sida aad u halaysid,Ogadeen dhulkiisi buu joogaa cidina kama saarin,taasna waxay kugu cadeynaysaa in aad tahay beenaale riyo ku nool waad jeclaan la hayd in Ogadeen xabad laga saaro dhulkiisa mase dhicin,car haddaad nin rag ah aad tahay ee sheeg reerka aad tahay markaas ayaan si fiican kuugu jawaabiye. Haddii aad tahay kuwa ku nacay Ogaadeen farahiisa iyo dhulka ballaaran ee uu degan yahay hooyadaa was. |
    badaw wase | Wednesday, April 04, 2001 - 12:18 am to BADAW 100% Nin wax wasay waaba nin sida aad u had laysid waxaan kaa yara dareemay in aad tahay(KHANIIS). Ama wax aan waxba dhaamin baatahay umana qalantid reerka aad ka dhalatay. Waxaana kuu sheegi DAF IYO MIRIQ asxaan buu kuu sameeyaye hadii ay naagtaadu ku ogaan lahayd in dabada lagaaga tago iyaduna waydhigan lahayd aleen waxkale uma eke eh. (SAAXIIB SIDAA KUUMA CAAYEENE SI AAN KUGULA KAFTAMO REERKAAGII AYAAD SHEEGI WAYDAY MARKAA IN AAN SAHQSIYADAADII SIRTII KUU QARSOONAYD AAN SHEEGO AYAAD IGU KALIFTAY DAMBIGANA ADAA LEH ALEEN ADAA SHEEKADAN XUN BILAAWAY EH ). Hadaad siiwado wax aan gabay ahayn kuugu jaabi maayo. |
    wadani | Wednesday, April 04, 2001 - 06:39 am waad salaaman tihiin dhamaan tiin TO BADAW WASE IYO BADAW sxbayaal wax aan idin leeyahay dal iyo aydaan wax ka aqoon hafalagaaday nina ayaan idin lee yahay mida kale ogaadeen waa qarane ma ah qabiil e ogaada sxbayaal aniga oo aan cidna aflagaaday wax idhibaya magaca aad ku ciyaarteen markaa waanu ka qiimo badanahay dad lagu sheego xumaan ama wax kale aniguse waan inila yaabanahay waayo waxaad naga dhiteen qabiil ma nihin ee lasocoda intiina aan ogayna wax aanu usoo diraynaa ogaysii meel kasta ood joogtaan |
    Godey..... | Wednesday, April 04, 2001 - 07:03 am Badow 100% An other bitch seeking for attention... tik tak tik tak tik tak your time is over get off my dicks..Bitch ass.... Listen Punk you are one of those bitchs who are jealous about Ogadens.. Jealousy will get you no no where!! Dont be blinded to the truths... Guul to My Ogadens ppl.... |
    Daf Iyo Miriq | Wednesday, April 04, 2001 - 07:41 am TO: Badow 100% Tuug iyo khaniisba adigaa ah ibnu kalabna waa tahay dhuundhuumanaayo,hadaaday ayayn wax aan la qaoon ama aan afka la soo marin karin sheeg reerka aad tahay haddii aad nin rag ah tahay ma tihid nin rag ahe,haddii aad nin rag ah thay afkaaga huurada leh Umad dhan kumaadan taagteen,waxaan filayaa in aad tahay kuwii qaysaarada u ahaa ee geela u raaci jiray Ogadeenka. Caanahaaga ninkii dhama ayaa caydaada ayaqaan ayay somalidu ku maahmaahdaa. |
    OGge | Wednesday, April 04, 2001 - 08:30 am TO: Badow100% Anigu waxaan aad ula yaabanay nacasnimada aad meesha la timid,waxaad tiri waxaa ogadeen laayay tigree,haddii uu tigree nalaayay aniguba waan laynay waxaana nahay rag islaayay,adigu maxaad ahayd? ma Dayuus baad ahayd ama jaajus tigree,waxaad tiri ogaadeen xabad baa looga saaray wadankii,yaa ka saaray,noo sheeg dad badan baa akhrisanaaya Internetka ha ku maqleene. waxaad tiri Ogaadeen intii hadhay waxay ku silcsan yihiin Otaanga,horta ma ogtahay in Ogaadeen Otaanga leeyahay? ninna dhulka uu leeyahay kuma silco taasna been baad ka sheegtay. waxa aad shirka la timid waa Mantag ee Mantagga naga daa Mr. Badow100%. |
    BADAW WASE | Thursday, April 05, 2001 - 01:37 am TO BADAW 100% Waxaan ka naxsanahay sida aad u ceebawday alleen horaa loo yiri (DOQONI XADHKAHA LAGU XIDHXIDHI XUSULADAY KU WADATAA).Bal ilaahay maxuu afkaaga kaaga soosaaray waxaadan kabaxsankarin aleen badawgaas baatahaye. Adigoon dabaal baran wabi lama dabaashee dabaalyohow. Alla yaa dib kuugu celiya calyadaadii, markaan sidaa leeyahay waxaan ka xumahay sida Badweyntii indiya ay kuugu soo faruuratay. Anigu hadii aan isu kaasheego waxaa la igu naanaysaa (MANAXE) iyo BADAW WASE. |
    wadani | Thursday, April 05, 2001 - 04:03 am TO DHAMAANTIIN BADW MOOYEE anigu ma waali doqona ma ihi marka aan lahadlaayo badaw wax aan u arkaa inuusan ahayn nin jira ee uu yahay neef xoolo ah oo meel fadhiya markaa wax aan lahad layaa intiina kale wax aan layaabanahay wax aad xawayaanka ula hadlaysaan waar wax isku fala oo dadka oodhan hays odhanina u jawaaba qaar xawayaan u arka qaarna ujawaaba qaarna wax aad tihdaah aan wax aafiica awr kayaga ina taani sxbyaal saas sameeya oo hadaad tihiin ( OG) dhab ah inaga daaya doqomada aad u wad jawaabaysaan hal mar oo u daaya ninkaliya ( sida badaw wase oo kale ) saas baan ku soo gabgabeeyay waad salaaman tihiin hdamaantiin by |
    DHAGAX BUUR GABAR | Friday, April 06, 2001 - 04:01 am GUUSHA YAA LE OGAADEEEEEEN!!!!!!!!!!!!!!!! |