Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): War soomaaliyeey imisaan ku jiri karnaa cadaabka qabalinimo ayaad umalaynaysaan waa iga suaalee!!!!!!!! plz i am waiting u all answer tanks.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 08:27 am
dhamaantiin soomaaliyey idinkoo raaliyaa walaalayaal imisaan dagaal qabiil iyo doqonimo wadi karnaa ogaden iyo qabil soomaaliyoo kastaa waa walaalo ee bal waxa ina kala kaxaynaya ii sheega bal inaan soomaaliyey waxaan idiinku garaabo helo !!!?