Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Waa xagee Guban??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Monday, April 09, 2001 - 12:16 pm
Walaalayaal,

Waxaan rabaa inaan ogaado meesha ay ku taalo Guban. Heesaha cusub ee Xanan Adaan ayaa waxaa ku jirta hees magaca magaaladaasu ay ku jirto. Marka fadlan hadaad taqaanid meesha ama gobolka ay guban ku jirto, ila socodsii...

Waad mahadsan tihiin
Guled

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWD

Monday, April 09, 2001 - 02:50 pm
GULED

GUBAN SXB MA AHA MAGAALO, EE WAXAA LA YIDHAAHDAA DHUL SIMAN OO KALA QAYBIYA DHULKAN SARE EE AY KA MID YIHIIN BUURAHA GOLIS IYO XEEBTA WAQOOYI AMABA SAAXIL.
GUBAN WAXAA LOOGU BIXIYAY IYADOO AH DHUL INGAGAN AADNA U KULUL.

SI KOOBAN WAA DHUL KALA QAYBIYA BUURALAYDA IYO XEEBTA GOBOLLADA WAQOOYI EE SOMALIYA.


INTA KARAANKAY AH.