Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Hindisihii Dhoodaan!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalinka ardaygiisii

Monday, April 09, 2001 - 12:59 pm
Orgi fuulnayaa ama qabaal miig ka dhiganaa dayrta maanta ah waa in aan sanaawi ciidda cabsiino!

Xisaabta fog iyo faalasha xidiganaha waa in ay morgan biyahu qaadaan!

Quulaha kuwa dubtiyo faaliyuhu waa inay afka u dhacaan!

Jawxana waa in ay jaraa'idka jaaaaaah ku soo qoraan!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caano-Dhaqato

Monday, April 09, 2001 - 04:26 pm
Saaxiib Macalin,

Waa arin wanaagsan. Saddex arimood oo aad u culus oo Ogaadeen horyaala ayaad kaga dhawaajisay oo waliba si hufan u sheegtay. Waa mide, no matter how much effort it takes, we have to get Zenawi and his forces out of Ogadenia. Tan kale, Morgan wali waa noolyahay oo waxaa igu maqaalo ah inuu Baydhabo Eelayda la joogo, taasina waa mid ina sugaysa. Ninku naf-adagaa sow ma dhinto. Tan sedexaad, nimanbaa xeebta Absame ee quruxda badnayd ee Kismaayo quule ku ubuuray, taasina waa mid inoo taala.

Awalbaase raage ugaas yidhi, Nin Ogaadeen tolkii yohoo aarsan baan ahaye.

Ogaadeen, waxay awoodi waayeen inay dhulkoodii J/hoose iyo J/Dhexe inta xoraystaan ka dhistaan maamul madax banaan oo xiriir wanaagsan la leh walaalahooda N.F.D.

But I have a confidence in myself that one day Ogadenia will be free from Tigray, Kismaayo will fall in the hands of its righteous owners, and the Quule-eating Mareexaans will be driven out and sent back to Garbahaareey.