Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): AGA AGA WAAA XAAJA UGUB AH!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Tuesday, April 10, 2001 - 02:07 pm
RAGWAAWAYN OO FAAN IYO CAY WAXAAN AHAYN AAN ISUGU IMAANIN
WAATAAN HALKAN KUHAYNO EE WAX HALAGA BADALO
RAYIGAAGANA BAL KUDAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAXARIIS

Tuesday, April 10, 2001 - 02:09 pm
NABAD WEEYE EE NAGA DAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI GALBEED YAY SUGAYSAA?

Tuesday, April 10, 2001 - 10:20 pm
SOOMAALIYEY TOOS ADUUNYADII DHULKA WAYKAGUURAYSAAYE, RAG WUUTAGAY,RAG WUU DHAQAAJIYAY,oo CID AAN SOOMAALI AHYNI "QABIIL"
ISUMA HAYSATO.
AGA,AGA= WAR HALAGA KASO MEESHA,OO SOOMAYEY TOOS'''''''''''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Wednesday, April 11, 2001 - 06:16 am
SOOMAALI GALBEED
SALAAN SXB
TAXIGTA FIGRADAADU WAA AY WANAAGSANTAHAY EE BAL SAAXIIB SIICADEE SIDAAN ADUUNKA URAACI LAHAYN
HALGAN IYO XORNIMO IN LAHELO MIYAAD U ARAGTAA
MISE GUMAYSTAHA OO JOOGAAN WAX HORU MAR AH SAMAYN
KARAA HADAY SAAS KULA TAHAYSE BAL SOO HFAAH FAAHI HADAAN RAYI ISKU DEEDNANA MACNAHEEDU MA AHA SIDA AY DAD BADANI U ARKAAN IN AAN COLOWNAY
MAHADSANID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhacane

Sunday, April 15, 2001 - 05:10 am
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu.
waan idin salaamay dhamaan akhyaarta halkan kasoo qab gashay. waxay ilatahay war la helaa talo lahelaa waxaana layidhi wax is waydiin ma xuma laakiin wax iswaydaarin ayaa xun waxay ila tahay hadii lahelo dad si hufan oo fayow uga wada hadla arimaha s/gabeed in xal markaa loo heli karo balse hadii ay noqoto ninkaan aniga figradaan wato igu raacin lama hadlayo ama waa cadowgay waxay ilatahay in taas cadowgu laftiisu kafaa iidaysankaro hadaba maxay idinlatahay hadaan kawada hadalo arimaha ina wada khuseeya ee inoo dhexeeya markaan sidaas idin leeyahay ma aha in aan anigu hayo figrad cusub oo aan idinku kor dhinayo balse waxaa layidhi laba talo dhexdoodba talaa kadhalata waxaa lagayaabaa in ay soo baxdo figrado kale oo ina anfaca hadaba waxaa layidhi rag aamusay iyo riyo aamusayba reerkoodi gabe intaynu muranka ku jiro maan kawada sheekaysano xaaladaha dad keena iyo dalkeenaba sidaan wax ugu qaban lahayn.
Su aal laha inooyala ayaa waxay yihiin horta dadkeenu mawa xuu rabaa xor nimo mise gumaysi?
jawaabta ayaa waxay tahay in qof kasta rabo xornimo balse waxay soomaalidu ku maah maahdaa ruux kasta halkuu uhabaabo ayuu reer kodii moodaa marka qofkasta si ayey figradu isu tustay arintaasu ma aha inaga oo kaliya balse waxay kajirtaa aduunka oo dhan in laysku khilaafo afkaarta in badan ay si wax ula muuqato waxaase loo baahanyahay sidii lagaga gudbi lahaa arimahaas ayaga ah.
Waxaynu ognahay gobalka waxaa ka jira ururo dagaal oo xornimo doon ah iyo dad aan cidnaba taageersanayn iyo dad ushaqeeya danaha ayaga iyo gumaysiga kadhexeeya oo kaliya qabiilo kamida s/galbeed ayaan ayagu kaba qayb qaadanin arimahaas oo u arka arimo ay wataan dad khaas ah sidaan ognahay waxa qoriga sita hada ee dagaalama waa laba urur oo kala ah O.N.L.F. IYO ITIXAADUL ISLAAM FII OGADENIA. dad ayaa waxay sheegaan o.nl.f in ay tahay qabiil sidaas darteedna ayna ku taageraynin qabiilkooda hadaba waxaa is waydiin leh hadaynu kaas utaageeri wayno waa qabiil maxaynu utaageeri waynay kaan qabiilka wadanin armayni nahay sheekadii rahii amaahda qaatay. waxaa layidhi rah ayaa amaah qaatay markaas amaahdii ayaa loo soo doontay wati diraac ah waxaa lagayaabaa dadka qaar in ayna garanin diraacdu waxay tahay waa xiliyada xagaaga iyo jiilaalka ayaa laysku dha haa diraac markaas ayuu yidhi waa rahiiye markii roobku da o hanalooyimado markaas ayaan dayntii iska bixinkaraaye hadase xaaladu waynaga xuntahay xiligii ayaa loo yimid markii roobkii da ay asaga oo bali ku dhex jira oo dabaalanay dhoo dhoo da ku haya markaas ayaa la waydiiyey dayntii lana xasuusiyey in ay balan lahaayeen markaas ayuu ku jawaabay war waaban waalanahaye maxaad dayn nawaydisanaysaan noqda oo mar aan miyir qabno noo imaada xaaladiisu waxay ku dhamaatay mar uu yidhaah war bal dabadayda dhor ma daynbaan hada bixinkaraa iyo mar uu yidhaah waan waalanahay hadaba si aan xaaladeenu sidaas ugu ekaanin waxay ila tahay in aan labada urur mid uun taageero si aan cadowga uga hoos baxno.
waxaan karali galinayaa qofkasta oo hadalkayga uqaata wax dhimaal runtiina marabo in aan cidna ku xad gudbo waxaan sheegayana waa tusaale mooyee malihi qofkaas ayaa sidaas ah hadaba walaalayaal aan kagudubno xaalada is daba wareega dhacane iyo is eersiga qalbi saafi ah iyo calool fayowna aan kuwada shaqayno.
waadmahadsantihiin.