Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): ROONE OO WACANE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUUR aduun

Wednesday, April 11, 2001 - 02:50 am
walalyal in aan is cayno lama bahno ee waxaa loo bahan yahey in aad isku mashqulisan in aad keentan figrad wax ku ool ah ama fikrat awuuri karta jadwal wanagsan lakin maha in aad aad marnah wax caysesid marnah wax amaaneysid tasi waa ariin aad uu xun ee aan ka roonano manta sida aan nahey.

sidaa awgeed waxaa aan rabaa in aan abuuro fikrado lagu mashqulo oo ah sida aan rabno in aan uu nolano 15 sano oo dhane iyo in aad ku tashano qurbaha habkii aan uga noqoni laheen


sidaa iyo wada shaaqen wacan