    juba-boy | Thursday, April 12, 2001 - 07:16 pm LABABEELOOD OO ABSAME KATIRSAN OO MUDO ISKUXUMAA AYAA HASHIIS KAMADANBEYS AH KUDHEXMARAY DEGMADA AFMADOW EE GOBOLKA JUBADA-HOOSE, LABADAN BEELOOD OO KAMID AH BEELAHA ABSAME EE DAGAN LABADA JUBO AYAA HASHIIS KOODA WUXUU WAJI CUSUB UFURI DOONAA SIYAASADA BEESHA ABSAME OO MUDOOYINKI DANBEETO YARA DHUTINAYSAY, DURBO WAXAA LADAREEMAYAA DHAQDHAQAAQA IIDAMADA BEELAHA OO LAFILAYO MAALMAHAN SOOSOCDO INLAMIDEEYO DHAMAAN MALEESHIYOOYINKA BAH WEYNTA ABSAME LOONA JIHEEYO SOOCELINTA SHARAFTA IYO KAROOMADI UULAHAA ABSAME IYO WALIBA DHULKA INAGA MAQAN, OOY UGU HOREYSO MAGAALADA KISMAAYO. |
    Anonymous | Friday, April 13, 2001 - 01:48 pm waaba aduunyo gadoon haduu absame midoobo sida hartida umidaysanyihiin. maad qeexdid labada beelood maandhow ood qoynka ku cadaysid. tankale cumar jees halaga caydhiyo dhulka oo dhan si absame si fiican isugu duubnaado. |
    Anonymous | Saturday, April 14, 2001 - 12:10 am Cumar Jees dil ayuu ku xukumanyahay, mar dhowna waa la fulin doonaa, oo meel qarin karta ma jirto. |
    BAARREEYWIIL | Saturday, April 14, 2001 - 05:08 am To: Anonymouse Dabkaad shidayso alaha naga duwo ibliis waaxid, maxaa adiga kaa galay absame iyo dhexdiisa Naclatullaahi calaa shaydaane ka bax meesha To: Jub-boy sxb wax ay isku haysaten ooy ka heshiiyeen ayaanan garanynba marka wax xikmada ah iima samaynayo sheekadaas raqiiska ah wax lasoo daabacana ma astaahisho br waa aragtidayda sxb |
    Gureys | Saturday, April 14, 2001 - 01:43 pm Absame in uu kala joogo ayuu ku fiican yahey. |
    Tigar Ciil | Saturday, April 14, 2001 - 02:23 pm TO: WiilBaarreey Aad baan kuugu raacsahay in ayna wax qiima leh isku haysanin,haddana waxay ahayd caqabada na hartaagan allaha run ka diggo quluubtoodana ha isu soo duwo,illaahayna ha waa fajiyo in ay nabad kuwada deganaadaan Lobley,Kismaanyana ay qabsadaan WiilBaarreyoow qabkeenii ayaa Shaydaan is keen tusay. |