Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): YAA ILA TALINAYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucaad

Tuesday, October 24, 2000 - 03:35 am
Walaalayaa marka hore salaan, salaan ka bacdi walaal waxaan jeclaa wiil oo aanu wada soconay 4 sanadood, wuxuu igu yidhi waan ku jecelahay waanan rumaystay, iminkana waanu kala hadhnay welina waan jecelahay, maana aqaan meel uu joogo ee walaalayaal maxaan sameeyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamila

Tuesday, October 24, 2000 - 10:18 am
Iska iloow ninkaas,Raag maanta waa buuuuuuuuxa.
Buun haadii la waayo,bedelkiis aa la helaa. Teeda kale, when the lights are out all men are the same. Marka waqtii badan ha ku lumin nin aan agagaarkaa joogin ama aan kaa war qaabin. Caashar uu qaado 4 sano oo ka luuntay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucaad

Wednesday, October 25, 2000 - 01:16 am
Waad mahadsantahay jamiilo, laakiin ku kasta oo i shukaansada waxaan u eegayaa kii hore, oo waxaan odhanayaa ma aha isagii'kaad jeclayd' markaas baan ka tegayaa. Laakiin waa runtaa ee ragoo dhan waa isku mid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FREEMAN

Thursday, October 26, 2000 - 12:26 am
Hi...
Maxaynu isku mid kunahay hadii aan ragnahay???
Binoow aadmiga ilaaheey isku mid maha ee ha iloobina taas, OK????


Sucaad..
Hadii ay runtaa tahay oo aad jeceshay ninkaas waay fu dudahay sidaad kuheli leheed ee isku day, OK????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucaad

Thursday, October 26, 2000 - 01:06 am
Dear Freeman

Waa runtaa oo rag oo dhami isku mid ma aha, ee waxa badan inta xun,ee cadaadinaya dumarka.

Sidee bay iigu fududahay oo aan ku helayaa, meelkasta ka raadiyay oo waayey ee bal ii soo sheeg sida aan ku helayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadaxle

Thursday, October 26, 2000 - 03:57 am
ku sucaad walaal aniga ayaa waxaas oodhan kafiican waxaan ahay wiil soomaali ah oo kunool yurub bartana cimiga kiriminoolajiga ah ee waa in aad aniga ila soo xiriirtaa laa kiin waxaan kugu xirayaa shuruud aadan noosheegin oo ah in lahu isticmaalay waxaan kawadaa in ninkaa kuutagijiray oo aad samey jirteen howlqaran iyo in kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADAXLE

Thursday, October 26, 2000 - 04:13 am
walaal anigii ayaa soo noqday oo waxaan kaa hilmaamay in waliba lay yiraahdo sadaxle oo aan kula baxay arimo dhowr ah marka koobaad waxaan ciweynanka ama aan wax ucunaa aad iyo aad tankalana waxaan leeyahay waxtarka ama xooga libaaxa oo kale midA KALANA WAXAAN LEEYAHAY SADAX LUGOOD OO AH MIDA UGU MUHIIM SAN EE TIRADA KU DAR SUCAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Friday, October 27, 2000 - 12:29 am
To:Sucaad.
Markahore,salaan adiga kuukhaas ah,markalabaad,
haddii kii beenta kuusheegay aadweyday,wakhtikale
yuusan kaadhuminin,eekatasho,ilaahna talosaaro,
isagaakhayrka kuwaafajinayee.
mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucaad

Friday, October 27, 2000 - 02:53 am
Hi Sadaxle

Waad mahdsantahy su'aashii aad i soo weydiisay, ee waxay tahay MAYA, lamaan seexan oo waxaan ahay sidaaydii (GABADH). Markaa waxba igalamuu tagin, iminka waxaan isku qoomameeyaa hadii aan la seexan lahaa wey ka fiicnaan lahay oo maydin is weydeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucaad

Friday, October 27, 2000 - 02:55 am
Hi

Thanks Ahmed waa tala fiican, oo wey saxsantahy in ilaahay talada la saaro. Waanan tijaabinayaa in aan ka tashado ee iminka wey igu adag tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadaxle

Wednesday, November 01, 2000 - 04:23 am
ku sucaad salaan kadib kawaran hadii aan anigu aan kaa qan ciyo ama aan ku hilmaan siiyo waxaas oodhan oo aan anigoo kaashanaaya kheybradeyda weyn marka hadii aytahay okey iisheeg iimeylkaaga ok si aan si gaar ahaaneed kuula soo xixiiro jaaw sucaad by sadaxle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A A A

Sunday, November 05, 2000 - 10:55 am
Sucaad waa qof fiican,Miyiinaan arag siday ugu jawaabtay Sadex Addinle! in kastoo ay ku khaldantay hal meel oo ah "waxaa ka fiicnaan lahayd inaan inaan wada kulano".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail.

Sunday, November 05, 2000 - 05:35 pm
First of all, Sucaad waan ku salaamay Abaayo
Salaan dabadeed waxaa la kulmay arrinta ku haysata
oo kale, waxaana ahay ninka qoray "Topic" ka mid
kuwa meeshan ku qoran oo Cinwaankiisu yahay:---
~~~What Should I Do?~~~haddaad aqrisay iyo haddii
kalaba, ani ahaanse waxaan ku oran lahaa, if there
is nothing more to do, there will be no more hope
to get him back, just move on abaayo, ilaahayna
talo saaro.

Sucaad...... i know how hard it's to for get
someone you care the most, someone you love the
best, but at the same time don't ever let your
self down......stay strong abaayo......be proud of
who you are, there must be some out there and
looking for you....so believe in yourself and
don't ever quit.....Caawa markaa seexatana dream
of your next day what a wonderful peron you ara;
till then
I wish you the best that can be wished for someone
you love.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burcaawi

Tuesday, February 13, 2001 - 11:29 am
sucaad.
marka hore iga gudoon salaan talabaad waxaan anigu kugu soo kordhin lahaa inaad 4taa sanadood ee aad taqaanay wiilkaa markasta da´daada kareebto
waayo ninkaasi jacaylka aad buu ugu gafay waxaanaan jeclaa inaan waliba karbaasho oo sabaaxad sidaan ugu wado nigiska kaga saaro,
waar wuxu maxuu ahaa ciyaal ilaa ciyaal dheh inan yaroo daadaxa qalbigeeda jabiye dheh.
markaa kaasi waa wax yaroo jacaylka khalad kafahmay markaa waan ogay inay adag tahay sidaad u ilaawilahayd laakiin ku dadaal,( qofkastaaba wuxuuleeyahay wanaag iyo xumaan markaa qalbiga ugu roonoow xumaantiisa si aad dhakhso ugu nacdo)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamiya

Wednesday, February 14, 2001 - 09:22 am
walaal sucaad alle ha kuu fudu deeyo arimahaaagam mida labaad walaal maxaad ku kala harteen wiilka maadama aad isjaclaydeen ser xagee kuugu danbaysay wiilka waxaa laga yabaa in aad isku xanaaqdqqe deetana shaydaan idainka faaidaystay sis markaa daji talada maadama adigu aad tahay markasta hooyada sheekada isagan soo cadho celi waayo waxaan filayaa labdadiinaba waa idiin dan oo wakhti badan ayaad soo wada marteen mar farxad iyo mar cadho labadaba markaa walaal waxaan filayaa in ilaah kuu fududeeyo arimaha markastaba kuuguna dhameejo khajr iyo si roon adna walaal ilaah haku waafajiyo khayrka walaal sidaa iyo nabad galyo bye bye dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN QUUSTAY

Thursday, April 05, 2001 - 10:28 am
MR SADDEXLE WAXAAD TAHAY HERBAADIYE MA XILLIGAAN AYAAD WAXAAD KU MASHQUULSAN TAHAY GABAR MIYAAD TAHAY MISE MAYA.MIN FADLAN RAGGA HA CEEBEN ILAMANA AHA INAAD WAX BARATO WAXEEY ILA TAHAY INAAD TAHAY XABAD KEENTO.SORRY....
MAANTA WAXAA LAGA HADLAYAA DABEECAD IYO KARTI IYO JECEEL IWM... LAAKIN MA FURAN TAHAY IYO MA XIRAN TAHAY WAA LA SOO GUDBAY.