Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): TACSI (01 NOV. 2000)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OMAR

Tuesday, October 31, 2000 - 08:56 pm
A SALAAMU CALAYKUM WA RAXMATU LAAHI WA BARAKAATU

Annagoo kala ah.
Cumar Sayid Cabdallah , Iman Sayid Cabdallah , Mustafa Sayid Cabdallah , Faluus Sayid Cabdallah , Nimca Namuuna Maye , Fatma Yuunis Cumar , Hindiya Sujac Suufi , Jiija Abukar , Abduraxman Abow (Joon), Najaat Caydaruus Macow , Amina Ceydaruus Macow , iyo Dhamaan Eheladda IYO Qaraawadda , waxaan u tacsiyaynaynaa annagoo aad uga xun (Jiija Jaylani Sayid , Fatma Jeylani , Layla Jeylani , Maxamed Jeylaani , Sucaado Nuur iyo Duqeeda Sayid iyo caruurtooda oo ABAHOOD

MARXUUM (JEYLAANI SAYID CABDALLOW)

OO ku geeriyoodey magaaladda (Marka Caday) Somaaliya Oct 28, 2000. RABBI samir Ha naga wada siiyo wuu naga wada baxaye, Geeriduna waa xaq oo waa ay na wada sugaysaa, Marxuumkana Jannadii Fardoos Allaha ka waraabiyo, Aamiin.

(Inna Lil Laahi Wa Inaa Ileyhi Rajicuun)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatma Mohamed Adoow

Wednesday, November 01, 2000 - 07:29 am
Inaa lilaahi wa'inaa ileyhu raajicuun.

Anigoo ah FADMA MOHAMMED ADOOW ALI
Waxaan halkaan dhambaal tacsi ah aan uga dirayaa dhamaan ilma SAYID ABDALAH SUJAAC & XAASKII iyo CARUURTII uu ka geeriyoodey MARXUUM JEYLAANI SAYID ABDALAH SUJAAC,waxaana aan si gaar ah dhambaalkaas tacsida ah ugu dirayaa:
Mohammed Sayid Abdalah
Imaan Sayid Abdalah
Omar Sayid Abdalah
Mustafa Sayid Abdalah
C/raxmaan Sayid Abdalah (duqoow)
Maryan Sayid Abdalah
Faluus Sayid Abdalah
Fatma Sayid Abdalah
Iyo dhamaan ehelka Abdalah Sujaac in ilaaheey marxuunka janadii fardowza aheed uu ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadana in ilaaheeey samir iyo iimaan uu ka siiyo.

Aamiin.............Aamiin............Aamiin.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zAk

Monday, November 06, 2000 - 11:34 am
Asalamu caleykum.
Dhamaan jaaliyada Somalida ee New York gaar ahaan Zakaria Mumin Ali,Aasha Jeylaani Moalim, Abukar Saqawe Ali,Biibi Macaani,salim Omar Macaani,Beytii Abukar Macaani,iyo Amiin Baaslaawe Abdalla waxaan tacsi u direynaa Jiija Jeylaani sayid,fatima Jeylaani,Layla Jeylaani,Mohamed Jeylaani, Su,ado Nuur iyo Sayid, iyo dhamaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum
(JEYLAANI SAYID ABDALLOW)
Waxaana leenahay ILAAHEY samir iyo iimaan ha ka siiyo dadka uu aduunka uga tagay,isagana naxariistii JANADA ALLAHA ka waraabiyo aamiin AAAAAMIIIIN.