Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): SHAATI GUDUUD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 03:14 am
waad salaamantihiin kuligiin salaan kadib waad itaqaaniin ayaa umaleenaa waayo waxaan ahay korneel shaati .waxaan kasoo horjeedaa shirkii jabuuti waayo waxuu ahaay shir baadi kusugan sababtoo ah xaq maku saleesaneen. waxaan usheegaa soomaali ween in ay iska ilaaliyaan baadida oo xulafo ow kayahay c,qaasim salaad iyo galeer. maantay waxaa joogaa magaalad boosaaso waxaa shir muhiim ah inoo socdaa korneel c,laahi yuusuf iyo xussen caydiid iyo ragbadan oo katirsan siyaa siyiinta soomaaliyeed . waad mahadsantihiin,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabad doon

Monday, November 06, 2000 - 05:27 am
mr shaati gaduud waan la soconaa inad shaati ku soo kala bedelatay etobiya oo aad soo qaadatay shaati jaalo ee dadkaaga aad qab qablaha u tahay ha badin iney mar labaad ay tii la ogaa ay maraan uu caalamka marqaati ka yahay ee waxaa kula haboon inta adiga ku raacsan inaad isaga fogaataan agagaarka ay masaakinta ku nool yihiin oo aad aadan dhulalka ku dhow putlad iyo maqaar siibkii morgan iyo dowlad isu sheega c/laahi yuusuf ee kala fogow qurunka aad abuureyso waxaa qaladka is ka leh qofkii damcay in shaqsi jira kaa dhiga ee kuu soo kaxeystay new york inaad kala mid noqoto wafdigiisa but soomaali weyn wey kuu jeedaa inaadan abaal laheyn ee axdi iyo dhaarna aad soo martay hadana aad kaadi ku weysqaadatay ee waxaad ogaataa dadka aad leedahay waxbey na tarayaan horta hadaad ogaan laheyd waxey ka aminsanyihiin dadka digil iyo mirif oo u haysta dad magan alaay ku nool ee waxba kuuma hayaan .nabad doon by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAATO

Saturday, December 09, 2000 - 01:47 pm
SH.GUDUUD
WAXAY AHAYD MUNAASABKAAGU IN AAD CAYDIID QABRIGIISII IYO WIXII XORNIMADA KUSIIYEY
OO DHAN AAD SIYAARATO EE MAADAN AHAYN IN AAD
DAAROOD OO IN TAAS OO SANO KU RARANAAYEY
IN AAD MAANTA ADOO RAG KU XOREEYEY
AAD KADABA CARARTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYDIID

Sunday, January 14, 2001 - 01:45 pm
WAR YAA NA SOO TOOSIYEY???