Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Maquuste
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 03:46 am
walaalayaal ilataliya waayo waxaan ahay nin lagu daadiyaya waayo gabar ayaan soo guursaday waxaan ka soo guursaday soomaaliya dabadeed waxaan usoo dhoofiyay wadamada yurub mid kamid ah .waxee itiri markaan yurub tagno ayaa aqalgalaynaa ee waxba ha walwalin. marakay yurub timidneh way igu bowday oo waxay itiri iga qalay aboowe kuma aqaano ee ifur. aniga waa jaclahay laakiin wadankaan joogo ma imanin wadankaleh ayey ku dagatay markay ka imaaanaysay soomaaliya. waxaan ismoognahay maudo gaarayso halsano iyo bar madaxayda waan haystaa oo wali ma aanan furin sababtoo ah lacag badan ayaa ii gabaxday soo dhoofitaan keeda walaalayaal miyaan hayaa madaxaeeda misa waan sii daayaa .waad mahasantihiin