Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): SHAATI GUDUUD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAATI

Tuesday, November 07, 2000 - 03:58 am
waxaa idiin sheegaa dhamaan soomaaliyeey in aan ka soo horjeedo shirka jabuuti horayne aan usheegay in aan ka soo horjeedo shirka waad maqasheen ayaa umaleenaa in baydhabo dagaal kadhacay aan awood buuxdo kuleeyahay ciidamad itaageersan in ay hareereyeen odoyaashakushiraayay
baydhabo qaar kamid ah aan xir xiray 2 qofneh ee kudhinteen waxaa usheegaa dhamaan dadkii ka qeeb galay shirkii jabuuti in aan gaydoono