Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): qoysataye yaa kuu xiiri
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiqalif

Unrecorded Date
Sida sheekooyinkii sula(waayo hore)laga soo sheegey, nin doonaaya in timaha laga xiiro ayaa waxa uu u yimid ninkii caanka ku ahaa timo jarista. Isagoo aan weydiin xaaladda timo jarahana wuxuu iska soo qoystey timihii"" waayadii hore makiinad ayaa timaha lagu xiiri jirey. Markaa waxaa habooneyd in timaha la qooyo si jarista timahu u fududaato"waxaase la yaableh xaaladda timo jirahu halka ay taagan tahey. Waayo ninku horey ayuu godob aannu ogeyn uga galey ninkan timaha jaraaya. Deedna intuu iska dhaqaaqey ayuu wuxuu si fudud ugu yiri "" Qoysataye yaa kuu xiiri"

Haddaba waxaa odhaahda u wadaa dhamaan inta is-bideysa iney yihiin aqoon yahan balse aan raadkooda tilmaami karin. Sidoo kalena isu heysta ilmo libaax san ka taabte. Kuwaas oo u wadda foof tagey sidey lugooyo uga shaqeyn lahaayeen cidda ay lug-gooynayaana ay tahey rugtii iyo raaskii uu ka soo arroorey. Balse miyaaney ogeyn iney hadhoow ay ulaaban doonaan cidey lugaha jareen socod gabtey. Ummadii curyaamisee yaa idinla cararaaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adada

Unrecorded Date
qqeqe

adadadaadadadadadaadaadada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adada

Unrecorded Date
Sorryl, i learn how write the bage and computer
accept. next time you get my massage.
thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ayanoss
tijaabo