We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Tuesday, November 14, 2000 - 06:20 pm 11/13/00 01:32:47 AM Name: WARSHAD CUSUB OO LAFURAY SAMEESANA LACAG SOOMALI. Shso. Comments: Ka. Gudiga Mamulka Warshada..................... ..Ku. Dhaman Dadwaynaha Somaliyeed.............. ....WARSHAD CUSUB OO LACAGTA SAMEESA... Waxa aanu dadweynah sharafta leh ee soomaliyeed oo meelwalba jooga ogeesiinaynaa in aanu ku guuleesanay in aanu ka furno somalia warshad cusub oo lacta inoo sameesa, warshadaa iyada ah waxa soosaarkeed aanu ugu talganay waxaa weeye bishiba 4 afar konteenar, konteenar kii waxa uu qaadi kara ilaa 2 billion shso. note ka ay dabacayso warshadu waxa weeye ilaa iyo hada 50, 100, 500, 1000. qiimaha aanu konteenarkii ku dabici karno waxa weeye US$1000/- iyo canshurta gobolka oo la socota. carbuun ma qaadno, amahna ma bixino sida loo soo kala horeeyo ayaanu u dabacnaa..... waxaa aad nagal soo xiriir kartaan E-mail kan... lacagshs@yahoo.com....... Mareeyaha Warshada. w.hilaac --------------------------------------------------------------------------------
|
| | Wednesday, November 15, 2000 - 04:40 am anigoo ah shaati guduud waxaan aad oogu farax sanahay in aan warshadan kadaa bacdo lacag dhan shan iyo toban tan marka walaalayaal wax haleyga dhimo qarashka daabacaada sababtoo ah waxaan lacag kasugaayay wadan ka itoobiya ayaguna wali wax kama helin waxey iisheegeen in ay ku jiraan xaalad abaareed oo soo food saartay iyo waliba deymo farabadan oo ay ku leeyihiin ruushka oo ay kasoo iib sadeen hub aad ufarabadan sidaas darteed waxaan walaalayaashey kabaryayaa in la ii sameeyo lacagta aan sheegtay si aan uhol galo mahadsanidiin cabdulaahi yuusuf ayaan lacag ideymi iri asaguna waxuu ii sheegtay in uu rabo in
|
| | Sunday, November 19, 2000 - 11:23 am Mahad Sanid dad Dhumiye. Anigoo Ah Cigaal waxa aan Doonayaa in aad ii soo daabacdo Lacagta SomaliLand oo aan anigu ku saxiixanahay, ee Ina adeeroow waxa aad ii soo sheegtaa inta ay Qaadanayso samayntaas. Waa dad Dowladiisu iyo Duqowdiisu ay Tuugo Yihiine bal intaan Kursiga ka degin ila soo Gaar.. BestChance... M. Cigaal. Isku Magacaabaha Madaxwaynaha SomaliLand
|
| | Tuesday, November 21, 2000 - 02:24 am waxaan ahay cabdalla deyroow awaxaan kacodsanayaa gudoomiyahay waxshada in aan loo daabicin lacag ninka layiraahdo shaati guduud ee aan anigu isheyno walaalayaalow ninkaas waan isheynaa waxaana heysa lacag la aan xun ee ha udaabicina
|
| | Wednesday, November 22, 2000 - 10:44 am Anigoo ah ina caydiid busaarad baa ihaysa kooxdaan watayna way kala firiri rabtaa oo xagaa iyo dawlada cusub ayaa looyaacayaa waxaan idinka codsanayaa inaad lacag dhan 40billion oo shilling soomaali ah si aan awood fiican uhelo waad ogtihiin inaan awood jeclahaye oo aan xaarka iska walaaqdo eh.
|